Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kampala, April 11, 2013—–Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Kaguta Museveni, waxaana kulankani uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Entebbe. Kulanka ayay uga…
Bujumbura, April 11, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Yugandha ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi. Wafdiga…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalkaNorwayayaa magaaladaOslokula kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Gudoomiyaha Baarlamaanka…
Madaxweymaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweyne…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo is daba jooga ah la qaatay…
Waxaa Jaaliyadda Jubbaland ee gobolka Alberta, Canada, iyo Golaha Somalia We Care, ay si wada jir ah ugu hambalyaynayaan dhammaan shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ergada madasha shirka maamul u…
Shir dinaca isgaadhsiinta ah oo u sacday waxgaradka beesha Xuseen Siciid ayaa waxaa si cad looga horyimid faldanbiyeed ay dhawaan ka fuliyeen maleeshiyaad asal ahaan kasoo jeeda Ceegaag meel u…
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey caasimada dalka Norway ee Oslo. Soo dhaweynta…
ceegaag.com…
Gudoomiye Janan oo warbaahinta la hadlaya ayaa ganafka ku dhuftay magacaabistii uu u magacaabay Raysalwasaare Saacid gudoomiye gobolka Gedo isaga oo arintaa faah faahinayayana waxa uu yidhi Dadku waxa ay…
Suldaankan oo ah kan beelwaynta Isaaq oo ah oo haatan kaligood iska yeeshay Maamulka Somaliland kadib markii beelihii dagi jiray waqooyiga kala samaysteen Awdal State iyo Khaatumo State iyo Somaliland…
Gudoomiya ha gobolka Gedo Xuseen Farey ayaa ganafka ku dhuftay magacaabid uu gudoomiye ugu magacaabay gobolka gedo raysalwasaare Saacid isaga oo uga hortagayay dhismaha maamulka Jubaland, Gudoomiye Farey ayaa wax…
Maamul u samaynta dawlad Goboleedka Jubaland ayaa si xawli ah ku socota kadib markii ay badanaa soo xaadireen ergooyinkii dooran lahaa baarlamaanka, sidoo kale waxaa maanta la daah furay astaanta…
ceegaag.com…
Beesha Cowrmale ee Magaaladda Kismaayo wax ka dega asalkoodana 2-Qarni ak hor ka yimid Degmadda Badhan ee Gobolka-Sanaag ayaa Geel,Subag iyo Oodkac ugu deeqay Ergadda Kismaayo ku sugan oo la…
Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa maamul kaga dhawaaqay Gobolka Gedo maamulkan oo uu sheegay inuu uga gol leeyahay inuu kaga hor tago maamul ladoonayo in lagu yagleelo dawlad goboleed ay doonayaan inay…
Raysalwasaare Saacid oo Gedo gaadhay isaga oo u kuuro gali doona rabitaanka shacabka gobolkaa ee yagleelida Jubaland, iyada oo la filayo inuu indhihiisa iyo dhagahiisaba kusoo maqlo sida ay uga…
Jaaliyada Minnesotta! Taageer Midnimada umaadda Soomaaliyeed iyo Dawlada Cusub Wixii faahfaahina la soo xidhiidh: • C/llahi maxamed-(612) 207-1719. •Xass ss an yeey (763) 843-4696. •Cabdisalan Jamac geele (720) 243-6469. •Cabdiqadir…
Xafladan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta hay’adda waxbarashada iyo hurumarinta reer miyiga ee SCERDO (Somali Canadian Education and Rural Development Organization). Xafladdan oo ay…
Filim ka hadlaya qaxii dagaalka sokeeye sababay oo soo bandhigay, jilayana wariyaha wayn ee Axmed Xasan Cawke filimkan oo luqada qalaad lagu yidhaahdo ‘I AM’ waxuuna hoga tusaaleenayaa nolosha qoys…
Figradihiina