Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2013 (Page 25)

Banbo gacmeed lala beegsaday Suuqa Iftin ee magaalada Muqdisho

Banbo gacmeed lala beegsaday Suuqa Iftin ee magaalada Muqdisho

Qarax ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay magaalada Muqdisho  siiba suuqa Iftin ee degmada Yaaqshiid, qaraxan ayaa ahaa mid gacanta laga tuuray oo looga dan lahaa in lagu khaarjiyo…

CNN’s Nima Elbagir reports on restaurants in Mogadishu where business is humming despite two bloody bombings

ceegaag.com…

Somali President Hassan Sheikh Mohamud speaks to Al Jazeera

ceegaag.com…

Daawo Muqaal Mudaaharaad Xoogan Oo Looga Soo Horjooday Madaxweyne Xasan Oo Ka Dhacay Kasoo Horjeedka Aqalka Uu Shirku Ka Dhacay Maanta

Daawo Muqaal Mudaaharaad Xoogan Oo Looga Soo Horjooday Madaxweyne Xasan Oo Ka Dhacay Kasoo Horjeedka Aqalka Uu Shirku Ka Dhacay Maanta

Mudaharaadkaan ayaa ahaa mid xoogan kaaso ay ka qaybqaadanayeen dadweyne aad ubadan kuwaas ka careysan  Sida Madaxweynaha Somalia u maamulo sityaasada Somaliyeed . Ceegaag.com…

Abumansuur Al-Ameeriki oo ay kooxdiisa Al-Shabaab ku dileen deegaanka raama-cadey

Abumansuur Al-Ameeriki oo ay kooxdiisa Al-Shabaab ku dileen deegaanka raama-cadey

Warar nagasoo gaadhaya Magaalada Buula-Barde ayaa sheegaya in uu samaacada Masaajid halkaa kuyaala uga sheegay nin lamagac baxay Shangole oo xaga been abuurka u qaabilsan kooxda Al-Shabaab. Shiikh Fu’ad Maxamed…

The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia.

The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia.

We met at a pivotal moment for Somalia. Last year Somalia’s eight-year transition ended and Somalia chose a new, more legitimate Parliament, President and Government. Security is improving, as Somali…

Bam gacmeed lagu weeraray saldhig ay ciidamada puntland ku leeyihiin waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka ka imaanaya caawa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in weerar bambaano oo lagu qaaday saldhig ay ciidamada puntland ku leeyihiin waqooyiga Gaalkacyo ay ku dhaawacmeen askar. Afar…

The reaction of Somali Community from the wake of the Boston Marathon Bombing in April 15, 2013

The reaction of Somali Community from the wake of the Boston Marathon Bombing in April 15, 2013

The Reaction of the Somali Community from the Wake of the Boston Marathon Bombing on April 15, 2013                                                                       The meeting was held at Yawkey Boys & Girls Club…

Kulankii 1aad ee Jaaliyada reer Boston ee sanadkan 2013 oo guul ku dhamaaday Daawo Cajalada

Kulankii 1aad ee Jaaliyada reer Boston ee sanadkan 2013 oo guul ku dhamaaday Daawo Cajalada

Kulankan oo ah kii 1aad ee noociisa ah ayaa waxaa Jaaliyadu isgu timid inay ku gorfeeyaan xaaladaha haysta iyo sidii ay si wada jir ah isaga furdaamin lahaayeen wixii caqabaad…

A Black Tie Somali Celebration Gala

A Black Tie Somali Celebration Gala

New England Somali Young Professionals host…  A Black Tie Somali Celebration Gala  Join us in Boston on June 1st at the Hilton Boston-Woburn for a night to remember!  Tickets will…

Argagixisada Al-Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada qaraxii Muqdisho

Sarkaal katirsan Xafiiska Warfaafinta Al Shabaab  ayaa sheegay  in ay iyagu mas’uul ka ahaayeen weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho KM4. Al Shabaab waxay sheegtay in ay gaari miineysan ku weerartay…

Booliska Nugaal oo Odayaasha kala hadlay amniga

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland Cabdiraxman Abshir ayaa tilmaam ka bixiyay sida booliska uu ku sugi karo amaanka gobolka isaga oo ka hadlayay Shir quseeyay sugida amaanka…

Maxay dowlada ka damacsantahay Hogaamiyaasha iyo dhalinyarada al Shabaab.

Maxay dowlada ka damacsantahay Hogaamiyaasha iyo dhalinyarada al Shabaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyay waxa ay dowladiisa ka damacsan Hogaamiyaasha iyo dhalinyarada al Shabaab. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Saraakiisha Al Shabaab dowladda ay ka galeen dambi weyn…

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa shalay ka dhacay qarax xoogan oo gaystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa shalay ka dhacay qarax xoogan oo gaystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxan ayaa ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lasoo dhigay wadada mashquulka badan ee KM4 ee degmada Hodan. Qaraxa ayaa lala beegsaday kolonyo uu la socday wasiirka…

Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo goordhow ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, iyadoona qaraxaas ay warar kala duwan kasoo baxayaan. Qaraxa ayaa si gaar ah…

Howlgalkii magaalada Beledweyne oo sii soconaya

Howlgalkii magaalada Beledweyne oo sii soconaya

Ciidamada dowlada Soomaaliya, kuwa Amisom ee Jabuuti iyo Militeriga Itoobiya ayaa howlgalo balaaran ka wada gudaha magaalada Beledweyne. Howlgalkan oo bilowday sabtidii shalay ayaa waxaaa uu yahay mid qorshaysan oo…

Maamulka KMG ah ee Kismaayo: Doorashada J/Land Todobaadkan ayay dhacaysaa

Maamulka KMG ah ee Kismaayo: Doorashada J/Land Todobaadkan ayay dhacaysaa

Madaxa Samafalka Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo Macalin Xaashi oo Wareysi siinayay Warbaahinta ayaa Faah faahin ka bixiyay xaalada guud ee degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu…

Roobab dabeelo wata oo ka da’ay dagmooyin ka tirsan Jubbada Hoose

Roobab dabeelo wata oo ka da’ay dagmooyin ka tirsan Jubbada Hoose

Daawo Sawirada sida roobkaasi u maasheeyay arlada Garyaqaan…

Dagaal ka dhacay Tiyeeglow ee gobolka Bakool

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda soomaaliya oo ay la socdaan ciidamo Ethiopian ah iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ku dhow degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool. Wararka waxa ay sheegaan…

Qarax xoogan xalay lala beegsaday Ciidamada Puntland ee kusugan Magaalada Gaalkacyo

Wararaka nagasoo gaaraya Xaafada Ex Garsoor ee Waqooyiga magaalada gaalkcyo ayaa shegaya in xalay halkaas Ciidamo ku sugan oo Puntland Katirsan Lagu Tuuray Bom Gacmeed Boomkan ayaan Lagaranayn waxa soo…