Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaybkamida Kooxda Kubada Kolayga ee Muqdisho City oo aan wali Visa ay ku Yimaa-dan UAE Lasiin sabab aan cid cadaysaa jirin

Ciyaaraha gabdhaha ee wadamada Carabta ayaa si habsami ah uga socda magaalada Shaariqa ee wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Ciyaarahan oo ka ka kooban Kubada Kolayga, Kaarateega, Qaanso Ridida, Fooli Boolka, iyo Toogashada bartimaameed. Kooxda Kubada kolayga ee Muqdisho City ayaa wali qayb kamidi soo gaadhin goobta ay ciyaarahan ka socdaan iyada oo aan Viisayaashii la’siin ilaa 6 ciyaaryooy iyo kalkaaliyaal tababorayaal ah.

Arintan ayaa keentay in laga badiyo Kooxdeena Muqdisho City oo 6 ciyaartooy  iyo Tababarahii guud Su’caad Galow ay soo gaadheen Goobta ay ka dhacayaan ciyaarahan. Kubada kolayga ayaa loo baahan yahay in lays nasiyo taasoo keentay in kooxdu markay daalaan la’waayo kuwii nasin lahaa oo dawlada Imaaraadku ay Visayaashii ka xanibeen.

Arinta Viisayaasha la’xanibay ayaana ilaahada wax wara loo hayn sababta, mar’aan la xidhiidhnay Dawlada Soomaaliya iyo Tabbare Su’caad waxay noo sheegeen inay rajeenayaan in Viisayaasha la siiyo Ciyaartooydan sida ugu dhaqsaha badan, yimaadaana Talaadandan oo ay ciyaaraha ka hadhsan yahiin uun sadex ciyaarood.

Barito ayay la ciyaarayaan kooxda Muqdisho City  kooxda Shaariqo oo iyagu soo kiraystay gabdho u ciyaara  WNBA Maraykanka.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply