Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Madaxwaynaha JFS Bashiir X. Cali oo london lagusoo dhaweeyay (Daawo)

Iyada oo ay kaabiga nagusoo hayso doorashada Madaxwayne ee Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa haatan waxaa si xawli ah u socdo xafladaha lagusoo bandhigayo musharixiinta lays leeyahay way u qalmaan ama way qaban doonaan majaraha Villa Soomaaliya.

hadaba waxaa magaalada London gaadhay musharax madaxwayne Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo baryahan booqsho shaqo ku marayay Waqooyiga Ameerika.

naladaawada sidii ay jaaliyada reer London usoo dhaweeyeen musharaxaa iyo waliba waraysiyo uu siiyay Tv yada ka hawlgala magaaladaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply