Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Puntland Gaadhay | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Puntland Gaadhay

Madaxwaynaha iyo Waftigiisa ayaa soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka dawlada Puntland. Madaxwaynaha ayaa si aad u wayn loogusoo dhaweeyay Garoowe isga oo lafilayo inuu furo mashaariic ay ka mid tahay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo si casri ah loo dhisay. sidoo kale madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu booqsho ku tago qaarka mida deeganada Puntland iyo Galmudug.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply