Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Madaxwaynaha Khaatumo iyo Xildhibaanada Khaatumo ee Federaalka oo tacsi udiraya reer Xaaji Cabdi-Yare | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha Khaatumo iyo Xildhibaanada Khaatumo ee Federaalka oo tacsi udiraya reer Xaaji Cabdi-Yare

Madaxwaynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska iyo qaraabadii uu ka geeryooday Xildhibaan Xaaji Cabdiyare oo ahaa Xildhibaankii ugu da’da waynaa Xildhibaanada Dawlada Federaalka Soomaaliya kaa soo ku geeryooday Magaalada Mombasa ee dalka Kiiniya. Sidoo kale waxaa Tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii Xaaji Cabdiyare qaarkamida Xildhibaanada Dawlada Federaalka.

Daawo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply