Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxda Muqdisho City Club ee kubada kolayga Gabdhaha oo ka qayb galaya tartanka wadamada Carabta.

Tunis: Sept 21, 2022. Mogadishu City Clubayaa ka qaybqaadanasa tartanka kubada kolayga ee gabdhaha kasoo ka dhacaya wadanka Tuuniisiya caasimadiisa Tunis.

Ciyaarahan ayaa ah kuwo dhaca sanad walba, iyada oo gabdhaha Soomaaliyeed fursad u heleen inay ku matalaan guud ahaan soomaaliya siiba naadiga Mogadishu City Club.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply