Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaaliyadaha reer SSC Khaatumo oo taageero u muujiyay dagaalka deegaanadooda lagaga saarayo maleeshiyaadka ka amar qaata Muuse Biixi

Magaalada Washington ee caasimada dalkan Mareaykanka waxaa Jimcadii dhawayd ka dhacay banaanbax lagu taageerayo dhismaha maamulka Khaatumo oo haatan helay awood ciidan tii ugu badnayd abid. dhinaca kalena lagu diidanaa dulmiga ay Somaliland ka wado Laascaanood.

Sidoo kale waxaa lagu muujinayay sida looga xunyahay madaafiicda naflacaariga ah ee ay wali ku duqeenayaan hadhaaga maleeshiyaadka Muuse Biixi oo ku go’doonsan saldhiga Goojocade magaalada Laascaanood.

Jaaliyadaha oo isaga kala yimid qaar kamida gobolada wadankan Maraykanka ayaa ugu danbayn socod ku gaadhay safaarada Jamhuuriyada Jabuuti iyaga oo markaa ka hor dhigay banaanbax ay ku diidan yihiin kaligii taliyaha maroorsaday xukunka dalkeena qab ka mida oo uu iska hor fadhiya waa Geele’e DJabuuti mudo ka badan 30 sanadood. Waxaa kale oo jaaliyada ugu baaqeen kaligii taliye Cumar Geele inuu faraha kala baxo qadiyada reer SSC siiba dagaalka uu ka hurinayo magaalada Laascaanood.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply