Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
DHAGEYSO: Axmed Max’ed Islaam oo cafis u fidiyay dad siyaabo kal duwan u xirnaa Ciidul Adxaa awgeed (DAAWO SAWIRADA) | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Axmed Max’ed Islaam oo cafis u fidiyay dad siyaabo kal duwan u xirnaa Ciidul Adxaa awgeed (DAAWO SAWIRADA)

Madaxwaynaha maamulka jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa cafis u fidiyay maxaabiis u xirnaa Edaymo kala duwan Munasabad Ciidul adxa awgee.

HALKAN KA DHAGEYSO

Madaxwaynaha ayaa cafis u fidiyay 7 qof oo Eedaymo kala duwan loo haystay kuwaas oo uu shegay in sidan oo kale loo cafin doono dhalinayarada al.shababka ah haday isa soo dhiiban

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Online-Kismaayo

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag