Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Beesha Cowrmale oo deeq gaarsiisay Ergadda Shirka Kismaayo(Somali Channel) | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beesha Cowrmale oo deeq gaarsiisay Ergadda Shirka Kismaayo(Somali Channel)

Beesha Cowrmale ee Magaaladda Kismaayo wax ka dega asalkoodana 2-Qarni ak hor ka yimid Degmadda Badhan ee Gobolka-Sanaag ayaa Geel,Subag iyo Oodkac ugu deeqay Ergadda Kismaayo ku sugan oo la filayo inay soo dhisaan Maamulka Jubbaland-State.

Nabadoon Goobweyn oo ka mid ah Nabadoonadda Beeshan oo ku hadlay afka madax dhaqameedyadda Beesha Cowrmale ayaa sheegay inay taageersan-yahay Maamuladda ay dhisanayaan Goboladda Jubooyinka iyo Gedo.


ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag