Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Madaxweynaha Maraykanka oo Warqadihii aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharma-arke | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Maraykanka oo Warqadihii aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharma-arke

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona Dalka Maraykanka Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama si u godoonsiiyo Waraaqaha Safiirnimada.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkii hore wuxuu Cumar Cabdirshiid u maga caabey Safiirka Soomaaliya u fadhiyidoona Washington. Mudane Cumar ayaa ah siyaasi rugcadaa ah, wuxuu horey usoo noqdey Raysal wasaaraha Soomaaliya.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply