Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
December 19 (Ceegaag)— Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/raxmaan Tuur Yare ayaa sheegay in dhalinyarada ugu badan ee Soomaaliya isku qarxiya ay yihiin kuwa ka yimaada qurbaha ama…
Ceegaag Dec 18, 2015(Ceegaag)War uu Somali Chanel usoo tabiyay wariyaha Mandaqada Caymeed ee Cali Dhagjar ayaa kusoo waramaya in ALLE Bari Sanadla ah oo sanad walba ka dhaca Magaalada Ceegaag…
December 18 (Ceegaag)— Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka jira gobolada dalka, isagoo tilmaamay in aan xilligan loo baahneyn dagaal…
December 18(Ceegaag)–Munaasabadan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee Shiikh Cabdi Qaadir ee Jaamacada Bariga Africa,ayaa waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland , Maamulka Jaamacada Bariga…
December 18 (Ceegaag)— Madaxweynaha Niger Mohamadou Issoufou ayaa sheegay in dowladdiisa ay fashilsay isku day afgambi la doonayay in xukunka laga tuuro. Mr Issoufou oo ka hadlayay Telefishinka ayaa sheegay…
December 18 (ceegaag)— Kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii u horeysay muddo 33-sano kadib ku guuleysatay koobka loo yaqaano Jeneraal Daa’uud, kadib markii ciyaartii kama dambeysta aheyd…
December 17 (Ceegaag) — Wafdiga dowladda Somalia ee ku sugan degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer ku tagay goobihii la dajiyay maleeshiyaadkii dhawaan ku diriray xaafadda Howl-wadaag…
December 17 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in la dilay Taliyihii ciidanka birmadka ee Gobolka Saaxil ayaa maanta lagu dilay magaalada Berbera, iyadoo ninkii…
December 17 (Ceegaag)— Iyadoo shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirka labaad ee madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayay hanaanka doorasho ee sanadka 2016 ka dhici doona shirka…
Jaaliyadda Soomaaliyeed Edmonton, Alberta Canada Golaha Nabada Midnimada “Somalia We care”. Ku: Imaamka Beesha Mudulood Ku: R/W…
A children’s choir made up of more than 200 Ottawa-area schoolchildren sing a traditional Arabic song at a December 2015 concert. A video of the performance posted to YouTube earlier…
December 13 (Ceegaag) — Shirkii caalamiga ah ee is-beddelka Cimilada Dunida ayaa lagu gaaray heshiis ah in la dhimo qiiqa hawada lagu sii daayo ee keenay in cimiladu kululaato. Shirkan…
December 13 (Ceegaag) — Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hub kala duwan ayaa ka soconaya xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, kaa oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed. Dagaalka ayaa…
December 12 (Ceegaag) — Laacibka Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo Cayaar-yahanka Kubadda Cagta Afrika ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso. Cayaaryahanka 32 jirka qadka dhexe uga…
December 12 (Ceegaag) — Shirkii Wada-tashi Hiigsiga 2016-ka ayaa la filayaa in maanta uu ka furmo Dalka Jabuuti, iyadoo ay ka Qayb-galayaan xubno ka socda Dowladda Somalia, maamul-goboleedyada iyo bulshada…
Haweenka Sacuudiga oo markii u horeysay ka qeyb galaya doorashooyinka dowladaha hoose December 12 (Ceegaag)— Haweenka Sacuudiga ayaa markii u horeysay u dareeri doona doorashooyinka dowladaha hoose ee dalkaas, iyadoo…
December 12 (Ceegaag)— Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay inay muhiim tahay in la magacaabo Guddi madaxa banaan oo la dagaalama musuq maasuqa. Isagoo ka…
December 11Muqdisho(Ceegaag)–Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay kulan ku saabsan Tabarka Farshaxanka Qalinka oo si gaar ah loo barayo Ardayda Dugsiyada Sare,waxana ka soo qeybgalay Xildhibano,Gudoomiyaha Akadimiyada AGA,Gudoomiyaha naasidiga Hal- abuurka…
Dastuurka Rwanda oo Afti-dadweyne loo qaadayo iyo Paul Kigame oo mar saddexaad Tartamaya December 10 (Ceegaag) — Shacabka Rwanda ayaa Toddobaadka soo socda u codeyn doona isbedelka lagu sameeyay dastuurka…
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho lagu Qabtay December 10(Ceegaag) — Kulan lagu xusayay maalinta Xuquuqda Aadanaha Adduunka ee sannadkan 2015 –ka, oo ay kasoo qayb-galeen qaar ka…
Figradihiina