Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 24)

Ciise Soofe Duraan oo maanta lagu Aasay Buuhoodle

Ciise Soofe Duraan oo maanta lagu Aasay Buuhoodle

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Ciise Soofe Duraan oo ku geeryooday dalka Denmark ayaa manta lagu Aasay magaalada Buuhoodle, waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Marxuumka janadii fardowso ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina Samir…

Civil rights groups protest federal program to combat extremism, saying it targets Muslims

Civil rights groups protest federal program to combat extremism, saying it targets Muslims

Said Ahmed of the United Somali Youth spoke during a news conference to draw attention to government agencies’ plans for “Countering Violent Extremism” programs on the steps of Boston City…

Prof: Lafoole oo khudbad ka Jeediyey Laascaanod “Yuhuuda waxaa uga Adag dhulka in lagala hadlo dadka”

Prof: Lafoole oo khudbad ka Jeediyey Laascaanod “Yuhuuda waxaa uga Adag dhulka in lagala hadlo dadka”

Laascanod Aug 09,2015 (Ceegaag)Shir aan noociisa hada ka hor ka dhicin Soomaliya ayaa lagu daah furay Laascaanood kazoo Qurbaawiyiinta iyo Dal Joogtu isku xog waraysanayaan.  Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Prof: Cabdirisaaq…

Milicso Daaqad Taariikheedka Dhismihii Maamulka Puntland

Milicso Daaqad Taariikheedka Dhismihii Maamulka Puntland

Akhristoow waxaa dhab ah in mutacalimiinta beesha Maxamuud Saleebaan aysan marnaba raali ka ahayn in AHUN Madaxwayne Candilaahi Yuusuf qabto hogaanka beesha Daarood oo markaa Puntlandnimo lagu yabyabayay. Waxaa taa u…

Madaxweynaha “Fursado badan ayaa naga lumay oo aheyd inaan ka faa’ideysano”

Madaxweynaha “Fursado badan ayaa naga lumay oo aheyd inaan ka faa’ideysano”

Agosto 9 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan loo baahneyn is qab qabsi oo aan dib loogu laaban marxaladihii horay loo soo maray, isagoo cadeeyay in…

DANJIRE KAY: Somalia Horumar ayay Sameysay inkastoo ay Hawlo badan Dhimman yihiin

DANJIRE KAY: Somalia Horumar ayay Sameysay inkastoo ay Hawlo badan Dhimman yihiin

Ogoosto 09, 2015 (Ceegaag) — Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in Somalia ay Horumarro dhinacyo badan leh gaartay muddooyinkii u dambeeyay, isagoo Xusay in…

Milicso Taariikhda Soomaalida: Xuseen Kulmiye Afrax 1977 yo Kiiniya meesha ay inaga taagnayd taagdaro.

Milicso Taariikhda Soomaalida:  Xuseen Kulmiye Afrax 1977 yo Kiiniya meesha ay inaga taagnayd taagdaro.

Ceegaag, August 08, 2018 FIIRSO Allaha u naxariistee Xuseen Kulmiye Afrax oo madaxda Kenya qalbiga u dejinaya “HA CABSANINA IDINMA WERAREYNO” (1977)    …

WAR-DEGDEG AH-Shirka Maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo goor dhow ka furmay Madaxtooyada

WAR-DEGDEG AH-Shirka Maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo goor dhow ka furmay Madaxtooyada

Agosto 8 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow xarunta Madaxtooyada ka furmay shirka Maamulka loogu sameynayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo lagu wado in la saxiixo khariirada ama qorshaha maamulka loogu…

Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta reer Gedo oo ku heshiiyay Doolow

Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta reer Gedo oo ku heshiiyay Doolow

Agosto 8 (Ceegaag)— Iyadoo maalmihii u dambeeyay wada hadalo uga socday degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa wada hadaladaas waxaa laga gaaray heshiis ku saabsan in la soo afjaro khilaafka…

Dawlada oo haatan ka dabargaynasa Kooxda UGUS deegaano hoos taga Gobolka Hiiraan

Dawlada oo haatan ka dabargaynasa Kooxda UGUS deegaano hoos taga Gobolka Hiiraan

Degaano u dhaxeeya magaalooyinka Beled Weyne iyo Buulo Barde oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa ka socda dagaalladii ugu weynaa oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyoArgagixisada…

XIL. DALXA: Waa in sharciga dalka loo maro dhismaha Maamulka Shabeellada Dhexe Iyo Hiiraan

XIL. DALXA: Waa in sharciga dalka loo maro dhismaha Maamulka Shabeellada Dhexe Iyo Hiiraan

Ogoosto 05, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida uu qabo sharciga dalka u yaalla loo maro hanananka…

Muqdisho Waa ma Dhalays Mas’uulna Waxaa ka ah Madaxtooyada Qaranka.

Muqdisho Waa ma Dhalays Mas’uulna Waxaa ka ah Madaxtooyada Qaranka.

Ma go’ Jaceylka loo qabo mar walbana waa mid taagan, waa loo wada siman yahay yar iyo weynba Xiisaha, Tixgalinta iyo Qadarinta loo hayo, waa magaalo loo siman yahay oo…

AMISOM: Waan ka xunahay falalkii ciidankeenu ay u geysteen Shacabka ku nool Degmada marka

AMISOM: Waan ka xunahay falalkii ciidankeenu ay u geysteen Shacabka ku nool Degmada marka

Ogoosto 05, 2015 (Ceegaag) — Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo saartay maanta War-saxaafadeed ay shaacisay inay ka xun tahay in Ciidamadeeda ku sugan Degmada Marko ay Toogasho…

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Xasan oo maanta warqadihii safiirnimo u gudbiyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Xasan oo maanta warqadihii safiirnimo u gudbiyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Danjire Jamaal waa aqoonyahan dhallinyaro ah oo waaya aragnimo iyo karti u leh waajibaadka loo igmaday. Jamaal ayaa dharka hidaha iyo dhaqanka u ah Soomaalida ku labisnaa markii uu gudbinayay…

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland oo Maanta la Magacaabay

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland oo Maanta la Magacaabay

Ogoosto 04, 2015 (Ceegaag) — Fadhi ay Maanta yeesheen Xubnaha Baarlamanka Jubbaland ayaa waxaa looga dhawaaqay Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxnimo ee Jubbaland, iyadoo sidoo kale Baarlamaanka uu Jawaabay ka bixiyay…

Cabdi Jiinow “Halka shirka lagu qabanayo Guddoomiye C/fataax iyo cid kale ma go’aamin karaan…”

Cabdi Jiinow “Halka shirka lagu qabanayo Guddoomiye C/fataax iyo cid kale ma go’aamin karaan…”

Agosto 4 (Ceegaag)— Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka hadlay shirka lagu wado in maamul loogu sameeyo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo ku baaqay…

Hayada udooda xuquuqda aadanaha oo ka Hadashay Dilal loo Geystay Saraakiil ka tirsan Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee Masar

Hayada udooda xuquuqda aadanaha  oo ka Hadashay Dilal loo Geystay Saraakiil ka tirsan Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee Masar

Ogoosto 04, 2015 (Ceegaag) — Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka Hadashay dil loo geystay sagaal qof oo ka tirsanaa Ururka Ikwaan Muslimiin ee dalka…

“Waxaan ahay qof aad u nasiib badan,waxaan u malaynayaa in aan ahay sagaal nafle,”ayuu qadka taleefanka ugu sheegay Nation isagoo jooga magaalada Muqdisho Dr-calai khaliif galaydh madaxweynaha khaatumo state.

Agosto 3 (Ceegaag)— Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee caanka ah, xilal kala duwana ka soo qabtay dalka haatana ah madaxweynaha khaatumo state ayaa ka badbaaday labo jeer halis ay…

Wasiirka amniga Khaatumo Ismaaciil Axmed Cumar oo xalay marti ku ahaa madasha 60ka

Kadib markii qulqulado gacan ka hadal ahi ka dhacday deegaanada Khaatumo siiba banaanbax kadhana Puntland oo ka dhacay Buuhoodle ayaa madasha 60ka oo badanaa qurbaawiyiintu ku gorfeeyaan siyaasada dalka guud…

Kulan Baydhabo ku dhexmaray Safiiradda UK ee Somalia iyo Shariif Xasan Sh. Aadan

Kulan Baydhabo ku dhexmaray Safiiradda UK ee Somalia iyo Shariif Xasan Sh. Aadan

Ogoosto 02, 2015 (Ceegaag) — Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa Maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Mas’uuliyiinta Koonfur-galbeed iyo Safiiradda Ingriiska ee Somalia, Harriet Mathews, iyadoo mas’uuliyiintii ay…