Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dhadhaab..Nov 07, 2015 (Ceegaag) Madaxweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in kaalintooda ay ka qaadanayaan sidii dib u dajin loogu samayn lahaa Dadka dib uga soo…
November 7(Ceegaag)— Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdrashid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday xeryaha qaxootiga dalka Kenya kadib markii uu shalay gaaray magaalada Nairobi. Cumar Cali Sharma’arke ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa…
nofembar-7(ceegaag)-Dr Ibraahim Maxamed mursal cali “Ibraahim Dheere” shaqsigii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee shahaada PHD ku qaata saxaafada soomaaliyeed. Dr Ibraahim Maxamed mursal “Ibraahim Dheere” ayaa maanta Magaalada Khartoum ee…
November 05 (Ceegaag) — Howlgal xalay kaga sameeyeen degmada Cadaado ayay ciidamada amniga maamulka Galmudug waxay kusoo furteen afar qof oo dalka Iiraan u dhashay, kuwaasoo afduub ahaan loogu haystay…
November 4 (Ceegaag)— Waxaa Hotelka Makka Al-Mukarama lagu qabtey Mada ay soo qabanqaabiyey Dallada Horumarinta Dhalinyarada ee ( Somali Youth Development Network ) waxaana ka qayb galey Odoyaasha Dhaqanka,Culamudiin,Siyaasiyiinta, xildhibaanada…
November 4 (Ceegaag)— Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa hadal uu jeediyey waxaa uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo quseeya xaalada ay ku sugan…
Axmed Fiqi “Istiraatiijiyadii ciidanka iyo amniga, hey’ad ma noqon ee waxay noqdeen wax ilaaliya kooxda xukunka joogta” November 4 (Ceegaag)— Agaasimihii hore ee Nabadsugida Qaranka Amb. Axmed Macalin Fiqi ayaa…
November 03(Ceegaag)–Degaano ku dhow xeebaha Puntland ayaa waxaa ku dhufatay duufaanta Jabala oo ka soo gudubtay xeebaha Badweynta India iyo Badda Cas, taasi oo xowli ku socota ayaa 24-kii saac…
November 03(Ceegaag)–Munaasibad balaadhan oo ay leeyihiin musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye ayaa ka dhacday hotelka Crown ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda oo ah mid qado sharaf ah ayaa lagu sharxay boodhadh muujinaya…
November 3 (Ceegaag)—Taliyaha ciidamada Nabadguda Soomaaliyeed Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa amar ku bixiyay in la baaro gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee soo galaya magaalada Muqdisho iyo kuwa ka baxayaba.…
November 03 (Ceegaag) — Guddiga fulinta ururka suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSOJ oo maanta shir ay ku yeeshay Muqdisho waxay uga hadleen maalinta vaalamiga ah ee dambiyada aan la isku…
November 02(Ceegaag) — Taliyaha ciidamadda xoogga Somalia, Jen. Maxamed Aaden Axmed ayaa kulan u la yeeshay safiiradd Britain ee Somalia, Harriett Mathew ayay kaga hadleen taageerada ay Ingiriisku siiyaan ciidamada…
November 2 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee Meydka Abaanduulaha hore ee Ciidamada xooga dalka…
Shirkan oo kadhacay magaalada Kortrijk ee wadanka Belgium ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada reer khatumo, shirkan oo loogahadlayay xaaladaha ay maantay marayso bulshada reer…
November 2 (Ceegaag)— Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta guda galaya akhrinta labaad ee sharciga Saxaafada, kaasoo ay horay ugu soo gudbisay Golaha Wasiirada, markii ay soo meel…
November 2 (Ceegaag)— Xisbiga AKP ee haya talada Turkiga ayaa guul weyn ka soo hoyay doorashadii Baarlamaanka dalkaas, kadib markii uu helay inta badan kuraastii Baarlamaanka. Guusha Xisbiga AKP ee…
Nov 01, 2015 (ceegaag). Waxaa magaalada Gothenburg ee dalka Sweden lagu xaflada aad u balaarn oo lagu xusaayey 10 guuladii markii la aasaasay kooxda Somaliska Sport Klubb ee magaalada Goteborg.…
November 1 (Ceegaag)— Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray howl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee magaalada…
November 01 (Ceegaag) — Ugu yaraan 12 qof ayaa oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo milkiilihii hotel Saxafi ayaa ku geeriyooday, in ka badan 20-qof oo…
October 31 (Ceegaag)– Bananbax looga soo horjeedo Magacaabista Guddiga Farsamada Maamul u sameeynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan. Banaanbax ayaa…
Figradihiina