Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014 » May (Page 3)

Ogaysiis: Raaligan Akhristayaashayada Cashradii Tafsiirka oo nalagu qasbay inaan joojino

Ogaysiis: Raaligan Akhristayaashayada Cashradii Tafsiirka oo nalagu qasbay inaan joojino

Waxaa naloo soo diray in dad ay si isdaba jooga u roganayeen casharada Tafsiirka tasoo ka baxsan sida qof caadi ahi barnaamij ama tafsiir uga daalacdo Shabakada. Waxaa naloo sheegay…

Hawlo Nadafadeed oo Dib loogu soo celinayo Bilicda Magaalada kismaayo oo Maanta Bilowday (DAAWO SAWIRRADA)

Hawlo Nadafadeed oo Dib loogu soo celinayo Bilicda Magaalada kismaayo oo Maanta Bilowday (DAAWO SAWIRRADA)

Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyey ay  haweenka   ku dhaqan magaalada    Kismaayo ay  wadeen Ololeyaal  nadaafadeed kaas oo lagafulinaayey xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa ololahaasi nadaafadeed maanta waxaa laga fuliyey gudaha xaruntii…

Daawo Warkii SOMSAT.tv Kulan Lagu Taageerayey Shirka Khaatumo Oo Kadhacay Buuhoodle

Daawo Warkii SOMSAT.tv Kulan Lagu Taageerayey Shirka Khaatumo Oo Kadhacay Buuhoodle

Ceegaag.com…

Wafdi ka Socda Beesha caalamka oo Maanta Soo Gaaray Kismaayo (DAAWO SAWIIRRADA)

Wafdi ka Socda Beesha caalamka oo Maanta Soo Gaaray Kismaayo (DAAWO SAWIIRRADA)

Wafdi ka socday urur goboleedka Igad isla markaana ay qeyb ka ahaayeen madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayay ergayga urur goboleedka Igad u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mudane…

Xarunta Gobalka Jubbada Hoose K2 oo Maanta Lagu warayjiyay Gudoomihaya Gobalka Mr: Gooni (DAAWO SAWIRRADA)

Xarunta Gobalka Jubbada Hoose K2 oo Maanta Lagu warayjiyay Gudoomihaya Gobalka Mr: Gooni (DAAWO SAWIRRADA)

Xaruntii hore ee gobolka J/hoose ee loo yaqaan K2 oo mudooyinkii u danbeeyay saldhig u ahayd ciidamada ammanka maamulka Jubba ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay gudoomiyaha gobolka J/hoose…

Inka badan 9,345 arady oo Maanta imtixaan u fariisatay (DAAWO SAWIRRADA)

Inka badan 9,345 arady oo Maanta imtixaan u fariisatay (DAAWO SAWIRRADA)

Ardeyda wax ka barata iskuulada magaalada Kismaayo ayaa maanta u fariistay imtixaanaadkii ugu danbeeyay ee sanada 2013-2014, iyadoo tirada ardeyda u fariisatay imtixaanaadka sanadkan ay aad uga badantahay tirade sanadii…

Qoryoolay oo gacanta dawlada Gashay iyo RW Cabdiwali oo booqday maanta (Sawiro)

Qoryoolay oo gacanta dawlada Gashay iyo RW Cabdiwali oo booqday maanta (Sawiro)

Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa shalay safar dhulka ah ku tagay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose oo ka mid ah goobihii…

Safarka Cali Khaliif iyo Ergadumida Shirka Khaatumo (SOMSAT.tv)

Safarka Cali Khaliif iyo Ergadumida Shirka Khaatumo (SOMSAT.tv)

Daawo Cali Khaliif oo ka jawaabay Xasuuqa uu Siilaanyo u iclaamiyay reer Khaatumo              …

XOG: Dhismaha Baarlamaanka Maamulka KMG ee Jubbaland oo Dhawaan la Soo Dhisi Doono……..

XOG: Dhismaha Baarlamaanka  Maamulka KMG ee Jubbaland oo Dhawaan la Soo Dhisi Doono……..

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda u diyaar garowga dhismaha golaha Baarlamaanka Jubaland. Maamulka Jubaland ayaa horay gudi usaaray dhismaha Baarlamaanka oo ka kooban ku dhawaad 70-meeyo xubnood. Xubnaha golaha Baarlamaanka…

Taliyihii Amaanka ee Shirka Khaatumo oo Gaadhay Taleex iyo Cali Khaliif oo Soo dumaya Ergooyinkii

Taliyihii Amaanka ee Shirka Khaatumo oo Gaadhay Taleex iyo Cali Khaliif oo Soo dumaya Ergooyinkii

Waxaa aad u socota tagitaanka la tagayo shirwaynaha Khaatumo oo ka dhacaya Taleex shirkan ayaa ah mid ladoo nayo in lagaga guulaysto siyaasada hoosasinta ah ee ay ku lugoonayaan shaqasiyaadka…

President Obama makes a statement to the press before a bilateral meeting in the Oval Office with President Guelleh of Djibouti. May 5, 2014.

President Obama makes a statement to the press before a bilateral meeting in the Oval Office with President Guelleh of Djibouti. May 5, 2014.

Ceegaag.com…

Madaxwaynaha Mamulka Somaliland oo u qudbadeeyay kulanka labada Gole ee Maamulkaa(Daawo)

Madaxwaynaha Mamulka Somaliland oo u qudbadeeyay kulanka labada Gole ee Maamulkaa(Daawo)

 Ceegaag.com…

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyadda Xukuumadda ee 2014-2015

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyadda Xukuumadda ee 2014-2015

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku meel-mariyay kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda Muqdisho miisaaniyad-sannadkeedka 2014-ka ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya. Miisaaniyadda sannadkan oo doodo adag ay mudanayaasha baarlamaanku ka…

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Maanta Booqday Marko (DAAWO SAWIRRADA)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Maanta Booqday Marko (DAAWO SAWIRRADA)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tagay degmada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa soo dhaweeyay maamulka gobolka,…

Judy Cheng Kaaliyaha Xog hayaha Qaramada midowbe iyo wafdi balaar oo maanta Kismaayo soo Gaaray (DAAWO SAWIRRADA)

Judy Cheng Kaaliyaha Xog hayaha Qaramada midowbe iyo wafdi balaar oo maanta Kismaayo soo Gaaray (DAAWO SAWIRRADA)

Wafdigaan maanta ka soo dagay garonka diyahada ee magalada kismayo ayaa waxaa hogaminaye kaaliyaha xoghaya guud ee qaramada midoway miss Judy Cheng .   Wafdigana ayaa u soo dhaadhacay xarunta…

Wararkii ugu Danbeyay Nin Ra’yid ahaa oo xalay Lagu dilay kismaayo

Wararkii ugu Danbeyay Nin Ra’yid ahaa oo xalay Lagu dilay kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose, ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay xalay xaafadaasi ku dileen nin ganacsade ahaa oo Magaalada…

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada kismaayo (DAAWO SAWIRRO)

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada kismaayo (DAAWO SAWIRRO)

Magaalada kismaayo waxaa habeenimadii xalay ka da’ay Roob lagu diirsaday oo ilaa sakay ka da’aya gudaha magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose. Shacabka magaalada kismaayo ku dhaqan oo maalinta…

Barnaamijkii Kalsan iyo Kismaayo (ee Garyaqaan Bishan)

Barnaamijkii Kalsan iyo Kismaayo (ee Garyaqaan Bishan)

                  Cabdicasiis Maxamuud(Garyaqaan) iyo Barnaamijkiisii Kalsan iyo Kismaayo. Ceegaag.com  …

Faahfaahin: Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Balad-Xaawo

Faahfaahin: Dagaalkii Maanta ka Dhacay Degmada Balad-Xaawo

Ugu yaraan saddex qof oo ka mid ah ciidamadii maanta ku dagaalamay degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku dhintay, 10-qof oo shacab ay ku jiraanna way ku dhaawacmeen, iyadoo…

Cali Khaliif Galaydh iyo qudbadii uu ka jeediyay Buuhoodle

Cali Khaliif Galaydh iyo qudbadii uu ka jeediyay Buuhoodle

Ceegaag.com…

Page 3 of 41234