Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2013 (Page 31)

Madaxwaynaha Soomaaliya oo waraysi khaas ah siiyay AFP

Madaxwaynaha Soomaaliya oo waraysi khaas ah siiyay AFP

Soomaali badan ayaa dhimatay 20kii sano aniguna iyaga ayaan kamid ahay dadkayga ayaan wax la qabaa cidina wakhti aan loo qorin kamatagso aduunka waxii aan qaban karo ayaan qabanayaa…. Ceegaag.com…

Maamulka ku Meel Gaadhka Kismaayo oo Taladii maamul u Sameynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka shacabka u gacan galiyay

Maamulka ku Meel Gaadhka Kismaayo oo Taladii maamul u Sameynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka shacabka u gacan galiyay

Sulddaan Cabdicasiis Cumar Beyle oo ka mid ah salaadiinta Soomaaliyeed ee ku Sugan Gobolka Jubada Hoose oo war baahinta la hadlay ayaa sheegay in Maamulka ku meel gaadhka Kismaayo uu taladii…

Waxqabadka xukuumada ee 100ka maalmood

Waxqabadka xukuumada ee 100ka maalmood

March 03, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa maanta horgeeyey golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed waxqabadka xukuumada ee boqolkii maalmood…

Hadhaaga urukii USC (Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey maamul u samaynta Jubaland

Hadhaaga urukii USC (Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey maamul u samaynta Jubaland

Shir ay qurbajoogta Hawiye ku yeesheen qadka Skypeka habeenkii sabtida ee taariikhda bisha maarso ay aheed labada ee sanadka 2013 ayay ka soo saareen baaq digniin oo aad u culus xaalada…

Yagleelida Caasimada Kismaayo oo si habsami ah u bilaabatay iyo ergooyinkii oo kusii qulqullaya (aljazeera)

Yagleelida Caasimada Kismaayo oo si habsami ah u bilaabatay iyo ergooyinkii oo kusii qulqullaya (aljazeera)

Magaalada Kismaayo oo lagu wado inay noqoto caasimad dadbadan oo qurba joog nimada ku daalay  inay ku guryo noqdaan ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday shir lagu yagleelato maamul…

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo si rasmi ah u furmay

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo si rasmi ah u furmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga labaad ee Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib xaflad ballaaran oo maanta lagu qabtay magaalada…

Aqalka talada ee Hargaysa oo dayactir lagu sameeyay

Aqalka talada ee Hargaysa oo dayactir lagu sameeyay

Madaxwaynaha maamulkaa Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray Aqalka looga taliyo Maamulka Somaliland oo dayactir aad u wanaagsan lagu sameeyay iyada oo lagu kordhiyay sideed xafiis iyo laba qolshireed ah. Waxaana halkaasi…

Ruwaayad loogu magac daray Doorasho-Dimuqraadiyadeed oo ka dhacasa deegaanada Puntland

Ruwaayad loogu magac daray Doorasho-Dimuqraadiyadeed oo ka dhacasa deegaanada Puntland

Guddiga kumeel-gaarka ah ee loo xilsaaray alifaada Doorasho-Ruwaayadeedka  Puntland ayaa 12 febaraayo u gudbiyey Madaxweynaha Puntland qoraal ay u soo jeedinayaan in qodobo ka mid ah xeerka doorashada meesha laga…

Raysal’wasaaraha Soomaaliya Saacid oo ka soo horjeestey yagleelida caasimada 3aad ee Soomaaliya ‘Kismaayo’

Raysal’wasaaraha Soomaaliya Saacid oo ka soo horjeestey yagleelida caasimada 3aad ee Soomaaliya ‘Kismaayo’

Soomaaliya ayaa waxa ay yeelatay labo caasimadood oo kala noqday Muqdisho iyo Hargaysa kadib dib usoo noqashadii qaranimada Soomaaliya ayaa waxaa hada lagu guda jiraa yagleelida Caasimad Sadexaad  taasoo keenasa…

Wasiirka Amiga ee Maamulka Khaatumo oo Booqday Degmada Dharkaygeeyo iyo Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo oo Taleex ku sii Qul Qulaya.,

Wasiirka Amiga ee Maamulka Khaatumo oo Booqday Degmada Dharkaygeeyo iyo Madaxda Sare ee Maamulka Khaatumo oo Taleex ku sii Qul Qulaya.,

Wasiirka Amiga ee Maamulka Khaatumo Dr Maxamed Ducale Abdi ayaa Degmada Dhargaygeeyo oo katirsan Gobolka Sool Waxaa uu kula Kulmay Qaarkamid ah Ciidamada Maamulka Khaatumo oo Maalmani lagu Aruurinayey deegaankaasi…

Shabada Wararka Ceegaag.com oo Booshaqo ku tagtay deegaanka Marqaan Wayne,kana soo Diyaarisay Warbixin ku saabsan reer guuraaga Marqaan

Shabada Wararka Ceegaag.com oo Booshaqo ku tagtay deegaanka Marqaan Wayne,kana soo Diyaarisay Warbixin ku saabsan reer guuraaga Marqaan

  Kadib Booqasho Shabakada Wararka Ceegaag.com ku tagtay Deegaanka Marqaan Wayne oo Koonfurta ka  Xiga Magaalada Buuhoodle isla Markaana Gudaha ugu jira Dawlada deegaanka Somalida Itoobiya oo deegaan ahaana katirsan…

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay ayadoo Gudoomiyaha iyo Wafdigiisana si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.…

Soomaaliya ma’uqalantaa oo makaa istaahishaa

Soomaaliya ma’uqalantaa oo makaa istaahishaa

Intii Aad adigu sida dastuuriga ah aad xukunkaaga u isticmaali lahayd inaad ka tanaasudho si aan dalka khilaaf uga dhicin siiba madaxda sarsare………..Raysalwasaare Saacid wuu ku saxsan yahay inuu u…

Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ay ka jirto nabad leysku haleynkaro

Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ay ka jirto nabad leysku haleynkaro

Kaaliyaha Xogahayaha guud ee Q/midoobay ahna xiriiriyaha Hay’ada UNDP Rebeca Grynspan ayaa daboolka ka qaaday in magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ay ka jirto nabad leysku haleynkaro isla markaana…

Saddex billad Sharaf oo uu heley Sheekh Cabdulqaadir, ilaahay ha u naxariistee.

Saddex billad Sharaf oo uu heley Sheekh Cabdulqaadir,  ilaahay ha u naxariistee.

Imaamu Axmed waxaa laga sheegey Inuu oran jirey Farqiqa annaga iyo Ehlu bidaca noo dhexeeya  waa Jinaazada” Hadalkaasi waa hadal wayn oo aad u qiimo badan, waxaan xasuustaa qoraalo ay soo bandhigeen  website yada…

Dhaqanka Jahiliga oo kasoo daahiray Somalida

Dhaqanka Jahiliga oo kasoo daahiray Somalida

Maxaadaradan ayaa qaybtan ay ka hadlasaa dadka Qurba Joogta ah iyada oo si toos ahuga hadlasa dhaqanka dadka qurbaha ku sugan haatan..   Meereesane Media Network  …

Jaaliyadaha Somaliyeed ee Waqooyiga America, Sudan iyo Kenya oo Lacag ugu Deeqay Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle( Daawo Full Video)

Jaaliyadaha Somaliyeed ee Waqooyiga America, Sudan iyo Kenya oo Lacag ugu Deeqay Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle( Daawo Full Video)

Jaaliyada Somaliyeed ee ka soo Jeeda Wadamada Sudan, kenya iyo Waqooyiga america ayaa deeq lacag ah soo gaadhsiiyey Boodhka Jaamacada Bariga Africa iyo Gudoomiyaha Jaamacada Waxayna Jaaliyadaasi ka soo Qayb…

Shirkii maamulka loogu sameenayay Jubaland oo 27ka bishan dib ugu dhacay

Shirkii maamulka loogu sameenayay Jubaland oo 27ka bishan dib ugu dhacay

Wararka naga soo gadhaya magaalada Kismaayo oo lafilayo inay xarun u noqoto maaulka Jubaland Soomaaliya ee dhawaan lagu yagleelayo magaaladaa ayaa la sheegay inuu dib u dhacay kadib markii aysan soo…

Axmed Cali Jimcaale Cosoble (Maleele) oo lagu dilay Kismaayo

Axmed Cali Jimcaale Cosoble (Maleele) oo lagu dilay Kismaayo

oo ahaa bare caafimaad oo aflixiyey boqolaal dhalinyaro ah oo haatan ka hawlgasha rugo caafimaad oo kala duwan, wuxuu kale oo uu ahaa samafale u shaqeeya hey’adda bisha cas, iyo xirfadle…

Madaxweynaha oo kulan la qaatay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga

Madaxweynaha oo kulan la qaatay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wafdi ka socda dalka Turkiga oo uu hogaaminayey Raiisal Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mudane Bekir…