Muqdisho Fen 08, 2012
Dallad ay ku midoobeen ururrada ka shaqeeya
samofalka iyo horumarinta bulshada oo Muqdisho looga (SHOC) dhawaaqay
Sii Akhriso+Sawiro
Buuhoodle Feb 08,
2012
8:00AM Somaliya
Dagaal qadhaadh oo dib uga bilowday deegaanada dhulka
Gumarta ee dhaxeeya Sooljoogto iyo Maygaagle dagaalkan oo laysku adeegsanayo
hubka noocyadiisa kala duwan kala soco wixii kasoo kordha Ceegaag.com
Islaamabaad Feb 08, 2012 Nibiri Yaxaaseed ku soo caaryay deka-da
Islaamabaad Bakistaan.Sii
Akhriso
London
Feb 08, 2012 Wasiir ka tirsan Britain oo sheegay in
Shirka London uu ahmiyad u leeyahay SoomaalidaSii
Akhriso
Adis-Ababa Feb 08, 2012 Beelaha
Dhexe ee Somaliland oo ku mashquulsan siday go'aan mideysan ula tagi
lahaayeen shirka London iyo Jaaliyadaha Khatumo State iyo Awdal State oo ku
mashquulsan xaflado
Sii Akhriso
Somalia/Punt Feb 08, 2012
Filim gaaban oo oo laysku barbar
dhigay taariikhda Masaaridii Hore ee Punt iyo Soomaalida Casrigan
Sii Daawo
Qorulugud Feb 08, 2012
Baaq ay masuuliyiinta degmada
waaxyaheeda kala duwan iyo waxgaradka degmadu u dirayaan qurbajoogta
reer Qorulugud si ay uga qayb qaataan horumarin halbawlayaasha nolosha kaaba
ee degmadaasi
Dhagayso
Ceegaag Feb 07, 2012
Ogaysiis: Waxaan Akhrisyaashayada qaaliga ah
qaarkood aanan laga raali galinayn daabicid la'aanta qoraladiinii Mawliidka.
Sii Akhriso
Muqdisho Fen 07, 2012
Wax qabadka DFS bishii
Janaayo 2012 oo ay ku guulaysatay gacan ku soo celinta dhismayaashii
dawladnimo ee Muqdisho
Sii Daawo
Malmo, Sweden Fen 06,
2012
Bandhig buugeed iyo Dhaqameed lagu qataby
Malmo- Sweden
Sii Akhriso+Sawiro
Edmonton. Canada Feb 05,
2012
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay
oo lagu xusayay maamul goboleedka Khaatumo ayaa ka dhacay gobolka Alberta ee
dalka Canada.
Sii Akhriso+Sawiro
Hargaysa Feb 05, 2012
Suldaan Maxamed Suldaan CabdiQaadir Suldaan Cabdilaahi oo Waran
war murtiyeed ah ku wareemay xabkii cunaha u fadhiyay siyaasiyiinta
reer Somaliland labaatankii sanadood ee tagay, isagoo maanta waraysi
dhinayco badan taabanaya siiyaay Webka TogaHerer.com
Dhagayso
Boston Feb 05, 2012
Maxamed Faarax
oo maanta wacdaro ka dhigay barxada Ciyaaraha fudud ee xaafada Roxbury oo
marti galisay New Balance.
Sii Daawo Sawirada
Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan
wadanka Masar magaalada Qaahira oo qabatay Shir lagu taageerayo midnimada
Soomaaliya iyo maamul Goboleedka Khaatumo
London Feb 04, 2012
Barnaamijkii falaanqaynta jimcaha ee BBCda ee
asbuucaan (3.02.12) oo Soomaalida u siyaadiyey qalbijab!Wasiirku miyuusan
wax ishaarin markuu isticmaalay kalmadaha(dhibka wixii keenay – Root Causes
of the Problems)?
Sii Akhriso
Buuhoodle Feb 04, 2012
Mustafa Akhyaar oo kalmad uu kaga hadlayo dagaalka ay
Somaliland ku qaadey Buuhoodle, iswaydii marka sharciga islaamka la fiiriyo
ma ku banaantahay in dhiig loo daadiyey Xuduud Ingriis sameeyey baan soo
xidhaynaa?
Dhagayso
Muqdisho Feb 03, 2012
400
oo arday oo dawlada Turkiya u qaaday waxbarasho oo shalay ka duulay
caasimada muqdisho iyaga oo isla shalayba gaadhay Caasimada AnkaraSii
Daaaawo
Boston Feb 02, 2012
Ciyaaryahan u
ciyaara kooxda kubada kolayga ee Celtics
Brandon Bass oo booqasho ku yimaid barxada Soomaalida ee xaafada Roxbury.
Sii
Akhriso
Buuhoodle
Feb 01, 2012 Madaxda Maamulka Khaatumo oo
Booq-day fadhiisimaha Ciidamadamo beeleedya-dooda ka samaysteen aagaga
Baliyada taxanaha ah ee qadiimiga ah.
Sii Akhriso
Columbus, OH
Jan 26, 2012
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi
Raajicuun:
Caaqil C/laahi Shariif
Dhegacade
oo ku geeriyooday magaalada Colum-bus ee dalka Mareykanka.
Sii Akhri
Buuhoodle Jan 26, 2012
Dagaal qadhaadh oo degaanka Sooljoogto ku dhexmaray
Ciidamada maamulka Somaliland iyo dadweynaha deegaanka Buuhoodle.
Sii Akhriso
Muqdisho Jan 25, 2012
Maamulka Jaamacadda Muqdisho oo ka hadlay
gelitaankii Ciidamada DKMG ah iyo AMSIOM ee dhismaha Jaamacadda
Sii Akhriso
Taleex Jan 24, 2012
Qaar kamida
Ciidamadii Maa-mulka Somaliland oo usoo
abtirsaday dhinacaa iyo maamulka Khaatumo
Daawo
Muqdisho Jan 23, 2012
Madaxwayne Shariif Sheekh Axmed
oo Xadhiga ka jaray dhisme ay wasaarada arimaha guduhu kusii shaqayso ilaa
inta dhisme mudakara oo u qalma
haykalka wasarada laga dhisayo
Dhagayso
Muqdisho Jan 22, 2012
Saansaanka sawirada ka soo socdaalaya Xamar-Cade oo ku sifaysan inay haatan
usiisinqaso suuradii ay ku sugnayd maalinta laga kala siigeeyay.
Sii Daawo