Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 157)

Sarkaal Cabaas oo dawlade dhexe usoo dirtay qalaasaynta maamulka Jubaland oo la xidhay

Sarkaal Cabaas oo dawlade dhexe usoo dirtay qalaasaynta maamulka Jubaland oo la xidhay

Korneyl Cabaas Ibraahim Gurey oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Jubooyinka balse waayadii dambe ka xarig furtey maamulka ayaa Xabsiga loo taxaabey waxaana loo dhaadhiciyey Wajeer. Cabaas ayaa dhowaan kasoo…

Dawlada Soomaaliya oo qabyaalad darteed Argagixiso Aways usoo dhaweesatay

Dawlada Soomaaliya oo qabyaalad darteed Argagixiso Aways usoo dhaweesatay

Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Cadaado waxay sheegayaan in Waji kale loo yeeley Wadahadaladii u dhexeeyey Xubno Dowlada matalaya oo ka koobnaa Beesha Cayr iyo Mid kamid ah Hogaamiyayaasha Al-shabaab Xasan…

Dagaalkii Kismaayo oo lagu kala adkaaday iyo qarax lala beegsaday Ciidamada Kenya

Dagaalkii Kismaayo oo lagu kala adkaaday iyo qarax lala beegsaday Ciidamada Kenya

Ciidamo ka amar qaata Bare Hiiraamu oo wax  xoogaa shilimaana looga keenay Muqdisho ayaa qalalaaso ay ka wadeen magaalada Kismaayo ilaa shalay saaka lasoo gabo gabeeyay kadib markii laga dhigay…

Istaaq Furulaah iyo toobadu marbayna furnay, intaan wiishku kugu dhawaaqin waa midhaha heesta Alaahu Akbar iyo Xildhibaanad Saado Cali

Istaaq Furulaah iyo toobadu marbayna furnay, intaan wiishku kugu dhawaaqin waa midhaha heesta Alaahu Akbar iyo Xildhibaanad Saado Cali

Saado cali oo u jeesatay dhinacaa iyo inay xasuusiso dadka in geeri nawada sugaso. dadkana ku boorinasa in ilaahay laga baqo oo lays xisaabiyo inta aan lays xisaabin Ceegaag.com…

Preparing for Ramadan (Soo dhoweynta bisha Ramadaanka)

Preparing for Ramadan (Soo dhoweynta bisha Ramadaanka)

Preparing for Ramadan (Soo dhoweynta bisha Ramadaanka) With: Sh. Said Rageah When: Saturday, June 29, 2013; 3-10 pm Where: Boys and Girls Club — 115 Warren St Roxbury, Ma 02119…

Col Cabaas Ibrahim Gurey oo kismaayo soo garay iyo qalab u waday oo Airporka Kismaayo

Col Cabaas Ibrahim Gurey oo kismaayo soo garay iyo qalab u waday oo Airporka Kismaayo

Taliyaha Guutada kowaad ee Ciidamada Xogga Somalia Col Cabaas Ibarim Gureey ayaa waxaa uu manta soo garay magaalada kismaayo ee xaraunta gobolka jubbada hoose. Col Cabaas ayaa waxaa uu ka…

Tahniyad aroos oo loo diraya Cumar Cabdi Xoogsade iyo Jawaahir Xuseen Cilmi

Tahniyad aroos oo loo diraya Cumar Cabdi Xoogsade iyo Jawaahir Xuseen Cilmi

Waxaa maalintii sabtida bishu ahayd 06-22-2013 ka dhacay magaalada Louisville KY USA aroos aad u wayn oo ay ku aqal galeen Cumar Cabdi Xoogsade iyo Jawaahir Xuseen Cilmi waxaan leenahay oo…

Jaaliyada Soomaalida reer Boston siiba reer Jubaland oo Tacsi u dirya Reer Muuse Boqor

Jaaliyada Soomaalida reer Boston siiba reer Jubaland oo Tacsi u dirya Reer Muuse Boqor

anaga oo ah jaaliyada Soomaalida ee reer Boston Waxaanu tacsi udiranaa dhamaan Reer Muuse Boqor meelkasta oo ay joogaan anaga oo uga tacsiyadeenana Geerida ku timid Boqor King Kong, sidoo…

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ” Maamulka Jubaland iyo Ahmed Madoobe sharci ayaa lagu doortay, balse raga kasoo horjeeda Xamar ayaa laga soo diray ”

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ” Maamulka Jubaland iyo Ahmed Madoobe sharci ayaa lagu doortay, balse raga kasoo horjeeda Xamar ayaa laga soo diray ”

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen hadda ku dhaw da’da 90-jirka ayaa waxaa uu warbaahinta VOA- Laanteeda Soomaalida la hadasho u sheegay sida uu u arko maamulka Jubaland…

Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun Boqorka Darood -Cabdullaahi Boqor Muuse(King Kong) oo dalka Finland ku geeriyoodey

Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun Boqorka Darood -Cabdullaahi Boqor Muuse(King Kong) oo dalka Finland ku geeriyoodey

Rabbi ha u naxaristee waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2013 ku geeriyoodey dalka Finland Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse. Boqor Cabdullaahi ayaa muddo bil ah ku jirey Isbitaal ku yaala dalka…

Ogaysiis: Soomaali Wiiga reer Boston oo lagu gunaanadi doono Hodheelka Canshuur Axada June 30, 2013

Ogaysiis: Soomaali Wiiga reer Boston oo lagu gunaanadi doono Hodheelka Canshuur Axada June 30, 2013

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada inay jiri doondo wada tashiyo talo soo jeedin ah oo lagu gunaanadi doono Soomaali Wiiga reer Boston oo ay magaalada ka qabanayaan uru dhalin yareedka…

Warbixiniyo Xog rasmi ah: Arin layaab leh oo Muqdisho ka dhacady maxay tahay…..

Warbixiniyo Xog rasmi ah: Arin layaab leh oo Muqdisho ka dhacady maxay tahay…..

Sida aan lawada socono waxaa magaalo madaxda soomaaliya ee Moqdhisho ka dhacay malintii Arbacadii ahayd weeraro qorsheesan laguna qaaday xarunta aay UNDP ee magalda muqdisho. Aan ku hormarno halaka aay…

Madaxwayne Xasan oo beeshiisa u wada magacaabay Safiiradii Soomaalida 19-of-21

Madaxwayne Xasan oo beeshiisa u wada magacaabay Safiiradii Soomaalida 19-of-21

Shirkii golaha wasiirada ee Khamiislaha ahaa ayaa maanta 20 June,2013 lagu meel mariyay safiiro cusub oo ay soo gudbisay wasaarada arimaha dibadda. Safiirada la ansixiyey ayaa kala ah Gen. Muuse  Xasan…

Ururka Sahal oo Shir Jaraa’id qabtay kana hadlay Arima badan ku saabsan, Sh/dhexe,Sh,hooseasan SH. Maxamuud

Ururka Sahal oo Shir Jaraa’id qabtay kana hadlay Arima badan ku saabsan, Sh/dhexe,Sh,hooseasan SH. Maxamuud

Ururka Sahal ayaa shir Jaraa’id ay qabteen kaga hadleen Arima badan oo ku saabsan , Dhibaatooyinka sii kordhaya ee ka taagan Gobalada Sh/hoose iyo Shabeelada dhexe , Booqashadii Madaxweyne Xasan…

Madaxweyne Xasan Sheekh yiri “inaan iscasilo ayaa ii roon intaan ogalaan lahaa Jubaland”

Faysal Cabdi Rooble oo kashifay ina Madaxweyne Xasan Sheekh yiri “inaan iscasilo ayaa ii roon intaan ogalaan lahaa Jubaland” Ceegaag.com…

AROOSKA CABDIRISAAQ SICIID AW CABDI IYO KHADRA IBRAHIM MOHAMED GEEDEEYE OO KA DHACAY LAASKA

AROOSKA CABDIRISAAQ SICIID AW CABDI IYO KHADRA IBRAHIM MOHAMED GEEDEEYE OO KA DHACAY LAASKA

HAMBALYO AROOS –   CABDIRISAAQ SICIID AW CABDI IYO KHADRA IBRAHIM MOHAMED GEEDEEYE Annaga oo kala ah: Hooyo Shamis Jamac iyo caruurteeda Hooyo Maryama Jibrill iyo caruurteeda Hooyo Cudbi Abokor…

Madaxwayne Sheekh Axmed Madoobe oo Booqday Dhaawaca Col, Yaasiin Raadeer oo isbitaal uga jira Nairobi

Madaxwayne Sheekh Axmed Madoobe oo Booqday Dhaawaca Col, Yaasiin Raadeer oo isbitaal uga jira Nairobi

Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe iyo Waftigii la socday Maanta galinkii danbe gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa booqday Col, Yaasiin Nuur Gaas Raadeer oo shalay lagu…

Daawo Sawirada Weerarkii maanta lagu qaadey UNDP xaruntooda Muqdisho

Daawo Sawirada Weerarkii maanta lagu qaadey UNDP xaruntooda Muqdisho

Illaa hada faahfaahin ku saabsan khasaaraha oo saxa lama hayo waxaana goobta xirey Ciidanka Amisom, wararkuse waxay sheegayaan in dhamaan naftood haligayaashii oo gaarayay 4 ay isqarxiyeen, waxaa kaloo la…

Cadaaladu waa Muqdisho waxaa iska leh cida degan ee u hadhay

Cadaaladu waa Muqdisho waxaa iska leh cida degan ee u hadhay

Magaalomadaxdii hore ee Soomaaliya Muqdisho oo baryahan dadbadan u hanqaltaagayeen inay dib u hanato caasimad nimadeedii ayaa haatan u muuqata mid ay dadbadan ku baraarugeen inay tahay magaalo dadka dhulka…

General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag oo ka hadlay weerarkii Yasiin Radaal

General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag oo ka hadlay weerarkii Yasiin Radaal

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay degmada Kismaayo taasoo ay ku dhinteen rag ka tirsan ciidamada Raaskambooni iyo qaarka mid ah…