Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 156)

TVga SOMSAT iyo barnaamijkii wiigii hore ee Boston USA

TVga SOMSAT iyo barnaamijkii wiigii hore ee Boston USA

SOMSAT.tv ayaa xarun ka samaystay goboladan New England siiba magaalada Boston isaga oo idiin balan qaadaya inuu idiin soo daayo barnaamijyo ku saabsan xaga xaalada  bulshada wiigii hore waxaa baxay…

Max’ud Cabdi Sheekh: (Ciidamada Dowlda ayaan ka mid nahay shabbaabna waan wada joognaa..!!!!)

 Maxamuud cabdi sheekh oo ah Gudoomiyaha Garsoor heer Gobol islamar kaana ka mid ahaa Saraakiishii ciidamada laga qaday goroonka Aadan cade ee magalada Muqdish sanad ku markuu ahaa 2009 Bishii…

Cabdi naasir seeraar oo Ka hadlay Been abuurkii Ciidamada kenya “Beeni Raad laqaboto Malahan”

Cabdi naasir seeraar oo Ka hadlay Been abuurkii Ciidamada kenya “Beeni Raad laqaboto Malahan”

 Abdi Naasir Seeraar oo ah afhayeenka Maamulka Jubba land ayaa manta waxa uu shir jara’id ku qabtay Hoteelka weyn ee loo yaqaan GOLDEN BEACH ( Hotel Qiilmawaaye), Ugu horeentii Afhayeenka…

Gudi Nabadeyn ah oo Maanta Kismaayo looga dhawaaqay ‘Maxey qaban doonaan”

Gudi Nabadeyn ah oo Maanta Kismaayo looga dhawaaqay ‘Maxey qaban doonaan”

Magaalada Kismayo ee xarunta Jubaland ayaa maanta 03 July,2013 looga dhawaaqay guddi qaabilsan nabadaynta iyo wacyigelinta beelaha Jubooyinka iyo Gedo. Dagaalo ka dhacay magaalada ayaa dardargeliyay inay odayaasha dhaqanku u…

Bare Hiiraale: Shabaab iyo Anaga isku mowqif ayaa nahay waana la dagaalamaynaa Axmed Madoobe iyo Kenya

Bare Hiiraale: Shabaab iyo Anaga isku mowqif ayaa nahay waana la dagaalamaynaa Axmed Madoobe iyo Kenya

Col, Barre Aden Shire Hiiraale oo wareysigii labaad bixiyey tan iyo markii looga itaal-roonaaday dagaalkii Kismaayo ayaa waxaa uu sheegay inuu joogo meel aan ka fogeyn magaalada Kismaayo. Col, Barre…

Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo eedeyay ciidamada kenya ee jooga magalada kismaayo

Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo eedeyay ciidamada kenya ee jooga magalada kismaayo

Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo ah madaxweynaha Jubba-land ayaa ku eedeeyey ciidamada Kenya iney garab ku siin waayeen dagaalkii ka dhacay Kismaayo maalmihii la soo dhaafay. Isagoo ka…

Barlamaanka oo haatan kulan xasaasi ah usoconayo ‘Maxaa laga hadlayaa?”

Barlamaanka oo haatan kulan xasaasi ah usoconayo ‘Maxaa laga hadlayaa?”

 Mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan kulan xasaasi ah waxaa uu uga soconayaa aqalka barlamaanka, waxaana kulankan looga hadlayaa qodobo dhowr ah Xildhibaanada ayaa aad isgu khilaafsan dalabkii madaxweynaha dowlada Soomaaliya…

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo eedeyay Dowlada Soomaaliya Tageeray Ciidamada Kenya eek u sugan Jubbooyinka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo eedeyay Dowlada Soomaaliya Tageeray  Ciidamada Kenya  eek u sugan Jubbooyinka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/samad Cali Shire ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay kasoo horjeeddo maamulka Jubbaland iyo joogitaanka ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM.…

Cabdi-Baaley iyo Iftin Xasan Baasto oo Muqdisho loo soo masaafuriyay “Warbixin”

Cabdi-Baaley iyo Iftin Xasan Baasto oo Muqdisho loo soo masaafuriyay “Warbixin”

Ciidamada Kenya ayaa maanta saddex ka mid ah ragii sheegtay inay yihiin Madaxweynaha Jubaland u soo musaafuriyay magaalada Muqdisho, iyadoo labo diyaaradood ay garoonka diyaaradaha Kismaayo ka soo qaaday dhaawacyo…

Warbixin Xiiso Badan: Yaa ka Danbeeya Dagaalada ka socda magalada Kismayo….

Warbixin Xiiso Badan: Yaa ka Danbeeya Dagaalada ka socda magalada Kismayo….

Waxay magalada kismay- oo ah magaalo madaxda Gobolka Jubbada Hoose- ka socda mudo Afar cisho ah Dagaalo qorsheesan. Arimaha meesha yaal oo in  la’isweydiiyo mudan waxaa ka mid ah, Yaa…

Wasiirka Socdaalka iyo dhaqanka dalka Canada oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyay Gudoomiyaha SCERDO Bashir Xaaji Cali (Jamaal).

Wasiirka Socdaalka iyo dhaqanka dalka Canada oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyay Gudoomiyaha SCERDO Bashir Xaaji Cali (Jamaal).

Guddoomiyaha guddiga fulinta  ee hay’adda waxbarashada iyo horumarinta reer miyiga ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano SCERDO ayaa ku guuleystay Shahaadada Sharafta loo yaqaano  “Paul Yuzky Award 2013”  oo sanadkiiba hal qof la gudoonsiiyo…

Sawirada Kooxda Ciyaartooyda aan Cuslaan ee Cigaal Stars iyo koobkii New England (USY)

Sawirada Kooxda Ciyaartooyda aan Cuslaan ee Cigaal Stars iyo koobkii New England (USY)

Koobkan oo ay soo diyaariyeen United SOmali Youth ayaa loogu dabaaldagay maalmaha xoriyada qowmiyada Soomaalida ee 27 June iyo 1da Luuliyo. Ceegaag.com…

Sawirada Kooxda Libaaxyada Portland Brothers oo deirqi lagaga adkaaday(USY)

Sawirada Kooxda Libaaxyada Portland Brothers oo deirqi lagaga adkaaday(USY)

Kooxda Portland Brothers oo ah koox ka dhisan Portland gobolka Maine ee carigan maraykanka ayaa ka mid ahayd kooxiihii Sami Finnelka iyo Finalka usoo baxay Koonkii 1da Luuliyo ee reer…

Sawirada Kooxda Awooda Badan ee Connecticut ee ku guulaysatay koobkii Kubada cagta ee New England(USY)

Sawirada Kooxda Awooda  Badan ee Connecticut ee ku guulaysatay koobkii Kubada cagta ee New England(USY)

Kaaxdan oo ah koox aad u carbisan muujiyayna dulqaad iyo ciyaar wanaag aad u sareeya kana mida kooxihii u soo baxay Sami Finnelka kadibna qaaday Koobkii reer New England ugu…

Sawirada Kooxda Boston Stars oo muujiyay ciyaar wanaag balse aan soo dhaafin Sami Finelka(USY)

Sawirada Kooxda Boston Stars oo muujiyay ciyaar wanaag balse aan soo dhaafin Sami Finelka(USY)

Kooxdan oo ah koox aad u carbisan ayna u ciyaaraan xidigyo badan oo aad laacibiin u ah ayaa soodhaafi wayday Sami Finelka koobka 1da Luuliyo ee New England arintaa oo…

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanadguuradii 53aad ee xornimada dalka Soomaliya iyo sanadguuradii 146aad ee maalinta qaranaimada dalka Canada oo iyana ku beegan 1-da bisha July ayaa lagu qabtay beerta…

Brazil oo hanatay koobka Confederations-ka ee sanadka 2013.

Brazil oo hanatay koobka Confederations-ka ee sanadka 2013.

Wadanka Brazil ayaa ku guuleestay koobka Confederations markii ay Wadanka Spain kaga adkaadeen Sadex Gool iyo Eber . Ciyaarta oo socota 2-daqiiqo ayuu Fred Gool aad u qurux badan u…

Salaadiin iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda beesha habargidir oo six un loogu jirdilay airport-ga Muqdisho. Daawo

Salaadiin iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda beesha habargidir oo six un loogu jirdilay airport-ga Muqdisho. Daawo

Salaadiin iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Habargidir oo Xasan Daahir Aweys ka soo qaaday Magaalada Cadaado ayaa jidh dil loogu geystay garoonkda Aaden Cade,  Odeyaasha la garaacay waxaa ka…

Koobkii kubada cagta ee New Egland ee loo dhigay dabaaldega 1da Luuliyo oo kusoo Gabogaboobay Boston iyo Cannecticut oo hantiday sanadkan koobka

Koobkii kubada cagta ee New Egland ee loo dhigay dabaaldega 1da Luuliyo oo kusoo Gabogaboobay Boston iyo Cannecticut oo hantiday sanadkan koobka

Koobkan oo ay soo qabsn qaabiyeen United Somali Youth ayaa Waxaa Kusoo gabo gaboobay magaalda Boston koobka kubada cagta oo lagu xuso maalmaha xoriyada Soomaaliya sanadkana waxaa isugu soo hadhay…

Faah faahinadii ugu Danbeeyay Dagalkii ka Socday Kismayo oo soo Gab Gaboobay(Akhri)

Faah faahinadii ugu Danbeeyay Dagalkii ka Socday Kismayo oo soo Gab Gaboobay(Akhri)

Manta oo ah maalin Axad ah Taarikhdna ku beegantahay 30/06/2013 dagaladii Kismayo oo lagu kala adkaaday. Kadib dagaal qaatay maalmo ayaa waxa uu ka socday Magaalo madaxda Gobalka Jubbada Hoose…