Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 151)

C/naasir Seeraar” Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe, wuu caafimaad qabaa, waxbo ma gaarin”

C/naasir Seeraar” Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe, wuu caafimaad qabaa, waxbo ma gaarin”

C/naasir Seerar Maax oo goordhow la soo xariiray Ceegaag Online ayaa u xaqiijiyay in Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe uu caafimaad qabo oo uu ka bad baaday weerarkii gar darada…

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow lala beegsaday gaarigii Madaxweynah Maamulka Jubba

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow lala beegsaday gaarigii Madaxweynah Maamulka Jubba

Qarax ismiidammin ah ayaa waxa uu goordhaweyd ka dhacay magalada Kismaayo. Wafdigii goordhow ka yimid magalada muqdish oo uu hogaminayay madaxwenaha Jubba Axmed Madowbe markii ay u soo dhaadhacay gudaha…

Wafdi uu Hogaminayo madaxweynaha maamulka KMG Jubba oo manta dib ugu soo laabtay magalada Kismaayo (Cod iyo Sawiro)

Wafdi uu Hogaminayo madaxweynaha maamulka KMG Jubba oo manta dib ugu soo laabtay magalada Kismaayo (Cod iyo Sawiro)

Waxaa maanta magalada kismaayo dib ugu soo labatay wafdi uu hogaminayo madaxeynaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka C/laahi Sheekh Ismaacii…

Ogaysiis: Dukaanka Daabacaada Juba Graphics, Inc. Cinwaanku waa 2409 E. Franklin Ave. Minneapolis, MN 55406.

Ogaysiis: Dukaanka Daabacaada Juba Graphics, Inc. Cinwaanku waa  2409 E. Franklin Ave. Minneapolis, MN 55406.

Dukaanka Daabacaada ee Juba waxa uu diyaar kuula yahay Aduunka meelkasta oo aad ka joogto in lagaa haqabtiro wixii daabacaad khusaysa dhamaan baahiyahaaga bilcinta meheradahaaga. Indhahaaga kaga bogo waxa aad…

Xildhibaan Dr. Cali Khaliif Galayr oo kashifay in doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh aysan Hawiye dooran

Xildhibaan Dr. Cali Khaliif Galayr oo kashifay in doorashadii Madaxweyne Xasan Sheekh aysan Hawiye dooran

Ceegaag.com…

Qaar kamid ah Madaxda Maamulaka jubba oo sheegatay in Amniga iyo Bilicda Magalda Kismaayo ay dib usoo celiyeen ( Cod & Sawiro)

Qaar kamid ah Madaxda Maamulaka jubba oo sheegatay in Amniga iyo Bilicda Magalda Kismaayo ay dib usoo celiyeen ( Cod & Sawiro)

Xili amniga magalda kismaayo xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo mudooyinkan ahaa mid ka wanaagsan sidii hore islamarkaana laga dareymayo isbadalo kala duwan, ayaa taliiyaha cidamada maamulka Jubba State Gen Ismaaciil…

Madaxweynaha maamulka Juba Axmed Madowbe iyo qaar kamida Beelaha Daga Jubooyinka oo kulan uga socda Muqdisho

Waxaa saaka Hoteelka madaxweynaha maamulka Juba uu ka daganyahay magaalada Muqdisho ka furmay kulamo u dhaxeeyay madaxweynaha iyo qaar kamida beelaha wax ka daga gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Waxaa hada…

Hogaamiyaasha Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo Gen. Fartaag oo Gaadhay Muqdisho

Hogaamiyaasha Maamulka  Jubba  Axmed Madoobe iyo Gen. Fartaag oo Gaadhay Muqdisho

Maamulka Jubbaland ee laga yagleelay Kismaayo oo ay herdin siyaasadeed iskala hor yimaadeen Dawlada Soomaaliya, kuna heshiiyeen wiigii hore Magaalada Adisababa ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyay…

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubba Axmed Max’ed Islaam oo U duulay Magaala Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho (COD & SAWIRO)

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubba Axmed Max’ed Islaam oo U duulay Magaala Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho (COD & SAWIRO)

Waxaa manta magalada kismaayo ka anbabaxay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynha Maamul Gobaleedka Jubba Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe. Mar uu lahadlay Saxafada Cabdi Naasir Seeraar Maax oo ah afhayeenka maamulka…

Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo waraysi Xiiso badan Siiyay Somali Channel

Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo waraysi Xiiso badan Siiyay Somali Channel

ceegaag.com…

Dhagayso Xildhibaan Sandheere oo leh :Nimankii Hebelow iyo hebel iyo hebel lahaa waxaan soo aragnay ayagoo jilicsan oo darbiga soo taabtay, ayraboorkii nalagu xiri jiray waxaa nagu soo dhaweyn doona askar gaardinaysa iyo hadalo kale oo xamaasadi ka muuqato

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Sandheere oo kamid ahaa wafdigii DFS umatalay wadahadaladii Addis Ababa ayaa hadalo kulkulul oo ay caadifad ka muuqato ujeediyay qaar kamida dadkii kasoo horjeeday dhsimaha Jubaland oo…

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo iska Kaashanaya dhinaca Ammaanka badda

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo iska Kaashanaya dhinaca Ammaanka badda

Meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub ( EU NAVFOR) Atlanta, ayaa lagu marti qaaday madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh MaxamUud. Martiqaadkani wuxuu…

Bashaar Al-Asadka Suuriya oo magangalyo Siyaasadeed waydiistay Ruushka

Bashaar Al-Asadka Suuriya oo magangalyo Siyaasadeed waydiistay Ruushka

Shaqsi Soomaali ah oo ka agdhaw Qasriga Madaxwayne Bashaar iskana diiday inaanu magaciisa faafino ayaa nasoo gaadhsiiyay Warar isasoo taraya nagana soo gaadhaya Magaalada Dimishiq ku waasoo sheegaya in madaxwaynaha…

Daawo Sawiradda ku Sabsan Suuqa kalluunka Magalada Kismayo (WARBIXIN).

Daawo Sawiradda ku Sabsan Suuqa kalluunka Magalada Kismayo (WARBIXIN).

Magalada Kismaayo waxa ay caan ku tahay Xeeb ku dherarsan ilaa iyo Kenya, Badan ayaa waxa ay ka helaan dadka degan magalda kismaayo kheyraad kala duwan oo ay ka mid…

Dhageyso: Madaxweyne Axmed Max’ed Islaam “Dowlada Dhaxe ee Soomaaliya aad baan ugu mahadcelinyanaa aqoonsiga Maamul Gobbleedka Jubba..” (Daawo Sawiro)

Dhageyso: Madaxweyne Axmed Max’ed Islaam “Dowlada Dhaxe ee Soomaaliya aad baan ugu mahadcelinyanaa aqoonsiga Maamul Gobbleedka Jubba..” (Daawo Sawiro)

Madaxwyne Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe oo manta shir jaraa’id ku qabtay Dhismaha madax tooyada cusub ee dhawaan gacanta laga qaaday magalada Kismaayo. Asagoo ka hadaly arimo ay ka mid…

Xaflad lagu gunaanaday wakhtiga Xagaaga oo USY ku qabatay magaalada Boston(Daawo)

Xaflad lagu gunaanaday wakhtiga Xagaaga oo USY ku qabatay magaalada Boston(Daawo)

Xafladan oo ahayd tii ugu wayneed ee abid ay Soomaali soo agaasinto ayaa waxay isugu jirtay layli la laylinayay ubadka si loogu diyaariyo Hagaanka mustaqbalka Soomaaliya iyo kan Maraykanba. Waxaa…

Daaqad:Taariikhda Goblkan Massachusets iyo Maraykanba

Daaqad:Taariikhda Goblkan Massachusets iyo Maraykanba

Akhristayaal wadankan Maraykanku beenbeen kuma uusan noqon quwada aduunka balse dadka wadankan ayaa ah kuwo iyagu meel iska dhigay is eegasho ku salaysan isliidid oo u tafa xaytay inuu qofba…

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Marka kula kulmaya Maamulka Shabeelada Hoose ee dadwaynaha reer Marka

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Marka kula kulmaya Maamulka Shabeelada Hoose ee dadwaynaha reer Marka

Wararka nagasoo gaadhaya xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ee Marka yaa sheegaya in uu maanta gaadhay Madaxwayne Xasan Sheekh deegaanadaa. sidoo kale waxaa soconaya shirar uu madaxwaynuhu la qaadanayo maamulka gobolka…

Dawlada Xasan Shiikh shirka Muqdisho waxay ku jahwareerinasaa Shacabka’Pro: Ciise”

Dawlada Xasan Shiikh shirka Muqdisho waxay ku jahwareerinasaa Shacabka’Pro: Ciise”

Midkamida musharihiintii lagaga adkaaday tartanka Madaxwaynanimo ee Soomaaliya sanadkii tagay Siciid Ciise Maxameed oo saxaafada lahadlay ayaa sheegay inuu madaxwayne Xasan Sheekh ku fashilmay wax ka qabashada siyaadada gudaha ee…

Odayaasha iyo Digil iyo Mirifle ee daga Gobalada Jubbooyinka iyo Gado maxay ka yirahdeen banana baxyadii Baydhabo ee looga soo horjeeday hishiiska Dowladda iyo Jubbaland?

Odayaasha iyo Digil iyo Mirifle ee daga Gobalada Jubbooyinka iyo Gado maxay ka yirahdeen banana baxyadii Baydhabo ee looga soo horjeeday hishiiska Dowladda iyo Jubbaland?

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Kismaayo Odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo aqoonyahanada beelaha Digil iyo Mirifle ee ku suggan  magaalada Kismayo ayaa waxay soo dhaweeyeen islamarkaasna ay taageereen heshiiskii ay…