Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 149)

DHAGEYSO: Axmed Madowbe oo sheegay goorta lagu dhawaaqi doono xubnaha ka dhiman maamulka KMG iyo kuwa kale.

DHAGEYSO: Axmed Madowbe oo sheegay goorta lagu dhawaaqi doono xubnaha ka dhiman maamulka KMG iyo kuwa kale.

Axmed Madoobe shirkiisa jaraa’id uu kaga hadlay shirkii dhaqaalaha loogu aruurinayay dib u dhiska Soomaaliya ee uu kaga qeyb galay magaalada Burasali ee wadanka Biljimka. sidoo kale waxa uu soo…

Xafladii Dabaaldega Sanadguuradii 30 aad ee Ciyaaraha Jaaliyadaha Maraykanka

Xafladii Dabaaldega Sanadguuradii 30 aad ee Ciyaaraha Jaaliyadaha Maraykanka

Xafladan waxaa la soo duubay bishii hore bilowgeedii waxaa soo duubay Cabdulaahi South Kuuriya. Ha u daymo la’aaninia qaybaheeda kale ceegaag.com…

Daawo Qaybtii 2aad ee waraysigii Wasiir Cabdicasiis Nuur Xirsi

Daawo Qaybtii 2aad ee waraysigii Wasiir Cabdicasiis Nuur Xirsi

Waraysigan oo la qaaday bishii lasoo dhaafay ayaanu door bidnay inaanu maanta idiinku soo celino maadaama uu aad u xiiso badan yahay. Ceegaag.com…

Daawo Waraysigii Dayaan lagula yeeshay Ra’iisalwasaare Dr.Cabdiwali Gaas Boston USA

Daawo Waraysigii Dayaan lagula yeeshay Ra’iisalwasaare Dr.Cabdiwali Gaas Boston USA

Cabdiwali ku soo dhawoow barnaamijka Dayaan ee SomSat.Tv Khamiistii June 23, 2011 shaqsiyan maxaad dareemasay? Imisa ayaa qiyaas ahaan abaarihii ay xukuumadaadu la kowsatay ku geeryooday wax manooga sheegi kartaa…

Madaxweynaha Jubaland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo (warbixin)

Madaxweynaha Jubaland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo (warbixin)

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, madaxweynaha Maamulka jubba oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo  ayaa shir jaraaid oo maanta ku qabtay magaalada Kismaayo wuxuu kaga hadlay arrimo kala…

Daawo Sawirada Xafiiska Cusub ee Soomaalidu ka Ololaynkaraan xaafada Roxbury

Daawo Sawirada Xafiiska Cusub ee Soomaalidu ka Ololaynkaraan xaafada Roxbury

Fadlan Ka ololee xafiiska wakhtiyada aad firaaqada tahay Ceegaag.com…

Jaaliyada Soomaalida oo isu diyaarinasa Doorashooyinka Guud ee Duqa magaalada Boston

Jaaliyada Soomaalida oo isu diyaarinasa Doorashooyinka Guud ee Duqa magaalada Boston

Jaaliyada Soomaaldia ayaa si toos ah isugu diyaarinasa Doorashooyinka guud ee Duqa magaalada Boston taasoo dhici doonta Talaadada November 05, 2013 ka. Jaaliyada oo horay ugu qaybsantay Doorashooyinka musharixiintii badnaa…

Amaanka Kismaayo Oo la Adkeeyay Iyo Madaxwayne Axmed madoobe Oo Kismaayo soo Gaaray

Amaanka Kismaayo Oo la Adkeeyay Iyo Madaxwayne Axmed madoobe Oo Kismaayo soo Gaaray

Kismaayo, Cegaag Online Waxaa aad loo adkeyay Amaanka magaalada Kismaayo Ee xarunta jubada hoose iydoona Ciidamo aad u farabadan lagu arkayo Wadooyinka muhimka ah Ee magaalada ku yaala. Sida ay…

DAAWO SAWIRADA: Labo qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo Gaari lagula eegtay Gudaha Magalada Kismaayo

DAAWO SAWIRADA: Labo qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo Gaari lagula eegtay Gudaha Magalada Kismaayo

Waxaa Goor dhaweyd uu Qarax ka dhacay gudaha magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose. Qaraxan oo noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa uu ka dhacay  ka soo…

Ciidamada Jubba oo Howlgallo ka Sameeyay inta u dhaxeysa Kismaayo iyo Goobweyn.

Ciidamada Jubba oo Howlgallo ka Sameeyay inta u dhaxeysa Kismaayo iyo Goobweyn.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal aad loo qorsheeyay oo ay maanta galinkii dambe ilaa iyo xalay  ay Ciidamada xooga Jubba ay ku qaadeen duledka Tuulada Goobweyn oo…

shir loogu gogol xaadhayay shirwaynaha Soomaalida reer Boston oo ka dhacay rugta RIAC

Waxaa habeenimadii Khamiista ee October 03, 2013 ka dhacay rugta gudiyada shir looga tashanayay sidii loo mideen lahaa cududa siyaasadeed ee jaaliyada Soomaalida Boston, shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay…

Odayaasha iyo wax garadka ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka iyo Gado oo dhaliilo u soo jeediyay DF Somaliya “waxaan diyaarinay Gogashiii wadahadalka Dowlada Dhexe iyo Maamulk KMG ee Jubba” ( COD & SAWIRO)

Magaalada kismaayo ee xarunta maamulka KMG ee Jubba waxaa ka so conaya kulamo gaar gaar ah oo  ay yeelanayaan Odayaasha dhaqanka iyo wax-Garadka ka soo jeeda Gobalada Jubbooyinka iyo Gado.…

Ka Daawo SOMSAT Waraysi Dayaan uu Siiyay Ra’iisalwasaare Gaas

Ka Daawo SOMSAT Waraysi Dayaan uu Siiyay Ra’iisalwasaare Gaas

Ra’iisalwasaarihii dawladii Badbaado Qaran Dr. Cabdiwali Gaas oo waraysi dhinacyo badan taabanaya iyo xogwaraysi siiyay barnaamijka Dayaan ee kasoo baxa Magaalada Boston ee cariga Maraykanka goor dhaw kadaawo SOMSAT.Tv Ceegaag.com…

Aqoonyahan Faysal Rooble oo jaaliyada reer Boston u iftiimiyay xaalada Soomaaliya

Aqoonyahan Faysal Rooble oo jaaliyada reer Boston u iftiimiyay xaalada Soomaaliya

Faysal Rooble oo ah tafatiraha shabakada Wardheer ahna aqoonyahan inbadan ka shaqeenayay wadanka mareekanka isaga oo xilal kaladuwan ka qabtay dawladaha Hoose oo uu ilaa 28kii sanadood uu u shaqeenayay…

TOP NEWS:Maamulka Jubba oo la sheegay inuu ku gacan-seyray codsi ugaga yimid Barre Hiiraale

TOP NEWS:Maamulka Jubba oo la sheegay inuu ku gacan-seyray codsi ugaga yimid Barre Hiiraale

Saaka dadka Kismaayo waxay ku soo tooseen warar is khilaafsan oo sheegayay in uu maamulka KMG ah ee Jubba isku soo dhiibay Kornayl Barre Aadan Shire Hiiraale oo dhammaadkii bishii…

Qoysaska Barakacay ee Kismaayo oo ka Cabanaya Nolol xumo

Qoysaska Barakacay ee Kismaayo oo ka Cabanaya Nolol xumo

Dadka barakacay ee Kismaayo ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhinaca nolosha ah oo ay ku wajahayaan kaamamka, iyagoo sheegay inaanay haysan caawimaad bini’aadannimo iyo daryeel caafimaad toonna. Qoysaska ayaa…

Maamulka KMG ah ee Jubba oo magacaabay taliyaha ammaanka ee Kismaayo.

Maamulka KMG ah ee Jubba oo magacaabay taliyaha ammaanka ee Kismaayo.

Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa shalay oo Axada ahayd u magacaabay sarkaal lagu magacaabo Ciise Maxamed Allaaki oo ku magac-dheer Ciise Kaambooni taliyaha cusub ee arrimaha ammaanka magaalada Kismaayo…

Xaflad aad loo agaasimay oo lagu soo dhaweenayay Ra’iisalwasare Cabdiwali Gaas oo ka dhacday Harvard University ee magaalda Cambridge, Boston

Xaflad aad loo agaasimay oo lagu soo dhaweenayay Ra’iisalwasare Cabdiwali Gaas oo ka dhacday  Harvard University ee magaalda Cambridge, Boston

Waxaa xalay ka dhacday Jaamacada Harvard University ee magaalda Cambridge, Boston xaflad aad u balaadhan oo lagu soo dhaweenayay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharax u taagan jagada madaxwaynenimo ee…

WAXAA CAAWA OO BISHU TAHAY 09/28/13 MAGAALADA BUUHOODLE KU GEERIYOODAY CAAQIL ISMACIIL MOHUMUD KOOREEYE

WAXAA CAAWA OO BISHU TAHAY 09/28/13 MAGAALADA BUUHOODLE KU GEERIYOODAY CAAQIL ISMACIIL MOHUMUD KOOREEYE

WAXAA CAAWA OO BISHU TAHAY 09/28/13 MAGAALADA BUUHOODLE KU GEERIYOODAY CAAQIL ISMACIIL MOHUMUD KOOREEYE.  CAAQIL ISMAACIL WAX YAABAH XUSKA MUDAN EE UU CAANKA KU AHAA WAXAA KA MIDA INUU AHAA…

Ra’isalwasaariihii dawladii badbaado Qaran C/wali Gaas oo soo gaadhay Boston

Ra’isalwasaariihii dawladii badbaado Qaran C/wali Gaas oo soo gaadhay Boston

Waxaa Caawa magaalada Boston soo gaadhay Ra’isalwasaare Cabdiwali Gaas isaga oo qudbado ka jeedin doona Jaamacada Harvard University sidoo kalena Jaaliyada reer Boston kula kulmidoona isla Jaamacada maalinta Sabtida ah.…