Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 147)

Soomaalida Boston oo iyaga oo mideesan AWR raran ku darsaday Safar siyaasadeedka magaalada Boston

Soomaalida Boston oo iyaga oo mideesan AWR raran ku darsaday Safar siyaasadeedka magaalada Boston

Tartanka doorashooyinka dawladaha hoose ee magaalada Boston ayaa xalay lasoo gabo gabeeyay iyada oo Soomaalidu ahayd dadka kaliya ee sida wayn uga dhexmuuqday tartanka sidii Awr baarqab ahi geela uga…

Shirka Aayaha Jubbooyinka oo maanta lagu wado in Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo

Shirka Aayaha Jubbooyinka oo maanta lagu wado in Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo

Shirka lagu wada hadalsiinayo dadka wada degga gobollada Jubbooyinka ayaa maanta oo talaado ah waxa lagu wadaa in muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo shirkaasi. Qaar kamid ah ergada ka qeyb galeysa…

Tartanka doorashada duqa magaalanimo ee Boston oo soo gabogaboobaya Daawo warbixin

Tartanka doorashada duqa magaalanimo ee Boston oo soo gabogaboobaya Daawo warbixin

ceegaag.com…

DAAWO SAWIRADA: Shirkii Dib u Heshiin siinta ahaa Ee Ka Furmay Magalada Muqdisho.

DAAWO SAWIRADA: Shirkii Dib u Heshiin siinta ahaa Ee Ka Furmay Magalada Muqdisho.

Ceegaag Online-kismaayo  …

Hogaamiyaha maamulka Juba oo gaaray madashii shirka

Hogaamiyaha maamulka Juba oo gaaray madashii shirka

  Hogaamiyaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray madasha shirweynaha dib uheshiisiinta Jubooyinka ee hoteel Jaziira ee magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta kale ee madasha kusugan waxaa kamida RW Saacid,Cabdikariin Xuseen…

Inta badan Ergooyinkii Maamulka Juba oo Muqdisho u Duulay

Inta badan Ergooyinkii Maamulka Juba oo Muqdisho u Duulay

Inta badan ergooyinkii Maamulka Juba uga qeybgali lahaa shirka dib uheshiisiinta Muqdisho ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Laba diyaaradood ayaa qaaday ergadii maamulka Juba waxaana wali dhiman…

Goormaa kuugu danbeesay madaxwayne Soomaaliyeed oo dadkiisa la dhaanteenaya?

Goormaa kuugu danbeesay madaxwayne Soomaaliyeed oo dadkiisa la dhaanteenaya?

Barqadii maanta ayaa madaxwayne Xasan Sheekh oo kormeer hawleed ku jooga gobolka JUBBA waxa uu la kulmay koox Hidaha iyo dhaqanka oo u dhaanteenayay imaashihiisa Magaalada Kismaayo isagoo si niyadi…

Shamhaad Xalwo oo aanu ka waraysanay xaalad siyaasadeedka Gabdhaha Soomaalida siiba kuwa Puntland

Shamhaad Xalwo oo aanu ka waraysanay xaalad siyaasadeedka Gabdhaha Soomaalida siiba kuwa Puntland

Ceegaag.com…

Wafdi Balaaran oo uu Hor kacayo Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Shekh Max’ud oo Maanta soo gaaray Magalada kismaayo(DAAWO SAWIRADA)

Wafdi Balaaran oo uu Hor kacayo Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Shekh Max’ud  oo Maanta soo gaaray Magalada kismaayo(DAAWO SAWIRADA)

Wafdiga Madaxweynaha oo maal  mahan laga sugaayey magaalada Kismaayo ayaa galabta abaarro 2-dii duhurnimo waxay kasoo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Inta aysan magaalada kismaayo soo gaarin wafdiga Madaxweynaha…

Daawada Fardawsa Suldan oo Dadka ku Guubaabinasa in la Taageero John Connolly

Daawada Fardawsa Suldan oo Dadka ku Guubaabinasa in la Taageero John Connolly

Daawadayaan waxaa sharaf noo ah inaan idiin soo gudbino meesha ay taagan yihiin xaalada Soomaalida reer Boston siiba tartanka xaga Duqa magaalood. Soomaalida ayaa isku raacay in si buuxda loo…

Qudbadihii Afsoomaaliga ee Xafladii Soomaalida Boston ku taageereen Musharax Johnn Connolly

Qudbadihii Afsoomaaliga ee Xafladii Soomaalida Boston ku taageereen Musharax Johnn Connolly

Waxaad halkan ka daawataan Qudbadihii Soomaaliga ee Xafladii loo sameeyay Musharax John Connolly. Ceegaag.com…

Xaflad lagu muujinayay taageera Somali Americanka reer Boston u hayaan Musharax John Connolly oo ka dhacday Boston.

Xaflad lagu muujinayay taageera Somali Americanka reer Boston u hayaan Musharax John Connolly oo ka dhacday Boston.

Xafladan ayaa si aada Soomaalidu isugu lugo duwatay inay taageeraan musharax qudha musharaxaas oo noqday John Connolly. Dhamaan hogaamiyaasha bulshada sida Sheekha magaalada SH. Yuusuf Cabdala ayaa isaga oo magaciisa…

Ururka Ganacsatada iyo warshadaha Jubaland iyo qurbajoog oo maanta booqday dakada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Ururka Ganacsatada iyo warshadaha Jubaland iyo qurbajoog oo maanta booqday dakada Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

    Fadlan illali Xuquuqda Sawirada. Ceegaag Online-kismaayo    …

Waxaa magalada kismaayo soo gaaray Masuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbland ee JCCI

Waxaa magalada kismaayo soo gaaray Masuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbland ee JCCI

Wafdigaan ka socday rugta ganacsatada iyo wershedaha Jubba Land ee JCCI oo uu hoggaaminaayey guddoomiyaha JCCI Xaaji Yaasiin Jaamac ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo iyadoo ay halkaasi kusoo dhoweeyeen…

DAAWO SAWIRO: Kulan Nabadeed oo lagu soo Afjarayaya Khilafaad ka dhex Tagnaa Qaar kamid ah Beelaha Daga Gobalada Jubboyinka iyo Gado Oo manta Lagu soo gabagabeyay jamacada kismaayo

DAAWO SAWIRO: Kulan Nabadeed oo lagu soo Afjarayaya Khilafaad ka dhex Tagnaa Qaar kamid ah Beelaha Daga Gobalada Jubboyinka iyo Gado Oo manta Lagu soo gabagabeyay jamacada kismaayo

Kulankaan nabadeed oo qayb ka ahaa dadaallo ah nabad raadin iyo iska shaafin beelaha dhexdooda ah oo muddooyinkaan ka socda magaalada Kismaayo ayaa qayb kamid ah waxaa lagu soo gaba…

WARBIXIN: Caqabadaha ku Hareereysan Heshiiskii Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Maamulka Jubba ku Dhexmaray Kismaayo

WARBIXIN: Caqabadaha ku Hareereysan Heshiiskii Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Maamulka Jubba ku Dhexmaray Kismaayo

Waxaa marka hore amaan iyo soo dhaweyn mudan heshiiska dhexmaray wafdigii kasocday DFS iyo madaxda maamulka Jubaland.Heshiiska labada dhinac ku dhexmaray madaxtooyada kismaayo wuxuu ka koobanyahay marka si guud loo…

Ciyaarhii Kubada Cagta ee Virginia oo ay Boston ku guulaysatay

Ciyaarhii Kubada Cagta ee Virginia oo ay Boston ku guulaysatay

Nala daawada ciyaarihii koobka kubada cagta ee ee Waqooyiga America  oo sodon jirsaday. ceegaag.com…

Somaalida Boston oo isku raacday Markii u horaysay in la taageero John Connolly Jagada Duqa Magaalanimo

Somaalida Boston oo isku raacday Markii u horaysay in la taageero John Connolly Jagada Duqa Magaalanimo

Marwooyin iyo Mudanayaal waxaad ku casuuman tihiin xaflad is muujin ah oo jaaliyada Soomaalida Boston ku muujinayaan cududoodda iyo caddadka codkooda. Jaalayaal shirkan ayaa loogu gogol xaadhayaa sidii aynu Jaaliyad…

DAAWO SAWIRADA:Wafdi KaSocda Ururada Midowga Yurub, Midowga Africa iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa ay maanta ka soo Dageyn Garoonka Kismaayo

DAAWO SAWIRADA:Wafdi KaSocda Ururada Midowga Yurub, Midowga Africa iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa ay maanta ka soo Dageyn Garoonka Kismaayo

Wafdigaan oo ka kala socday ururada Midowga Yurub, Midowga Africa iyo urur goboleedka Igad ayaa waxaa sidoo kale kamid ahaa safiirada Soomaaliya fadhiya dalalka Britain, France, Talyaaniga, Ethiopia iyo xubno…

Xafladii Sodon Guuradii Ciyaaraha Soomaalida ee waqooyiga Ameerika Q 2aad

Xafladii Sodon Guuradii Ciyaaraha Soomaalida ee waqooyiga Ameerika Q 2aad

Daawo Xafladan oo Bishii lasoo dhaafay ka dhacday Gobolka Virginia. Ceegaag.com…