Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 146)

Shir khadka telephone-ka oo ka dhacay North America oo looga hadlayay qaabka oogu haboon ee lagu taageeri karo dadkii dhibaatada ka soo gaartay duufaantii ka dhacday Puntaland

Shir khadka telephone-ka oo ka dhacay North America oo looga hadlayay qaabka oogu haboon ee lagu taageeri karo dadkii dhibaatada ka soo gaartay duufaantii ka dhacday Puntaland

Ururka Jubaland Development Institute (JDI), ayaa wuxuu qabtay shir aad u balaaran oo lagu wada hadlayay Khadka Telefoonka (teleconference call), maalintii shalay ahayd ee Bisha Novenbar 17keeda ee Axadda ahayd.…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Galabta ka Qeyb galay Ciyaar Dhex Martay LL.PP Jeenyo iyo Elman

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Galabta ka Qeyb galay Ciyaar Dhex Martay LL.PP Jeenyo iyo Elman

Mogadishu, 19 November 2013 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu ka qeybgalay cayaarta kubadda cagta ah oo dhex martay kooxaha LL.PP Jeenyo iyo Elman…

Daawo Musharax Dr. Gaas oo ka hadlay khilaafka DF iyo musiibadii duufanaha iyo roobabaka ee ka dhacday Puntland

Daawo Musharax Dr. Gaas oo ka hadlay khilaafka DF iyo musiibadii duufanaha iyo roobabaka ee ka dhacday Puntland

Former Somali Prime Minister, Abdiweli Mohamed Ali, talks on the country’s political deadlock CCTV Africa…

Laba masuul oo reer Boston ahaa oo dadaal dheeriya ugu jira dib yagleelida Ciidanka Qalabka sida

Laba masuul oo reer Boston ahaa oo dadaal dheeriya ugu jira dib yagleelida Ciidanka Qalabka sida

Muqdisho.17-Nov-2013-War-saxaafadeed…Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiim Faqi, oo ay wehliyeen Ku Xigeenkiisa Gen.Axmed Maxamuud Carab,Taliyaha Ciidamada Xooogga dalka S.Guuto Daahir Aaden Cilmi,Abaanduulaha CXDS S.Guuto C/risaaq Khaliif Cilmi iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada XDS…

Qaar kamid Odayaashii Mucaaradka maamulka Jubba ee ku sugnaa Muqdisho oo maant Kismaayo soo gaaray (DAAWO SAWIRADA)

Qaar kamid Odayaashii Mucaaradka maamulka Jubba ee ku sugnaa Muqdisho oo maant Kismaayo soo gaaray (DAAWO SAWIRADA)

Wafdigaan oo qayb ka ah ergada ka qayb gelaysa wejiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta ee dhowaan lagu wado in uu ka dhaco magaalada Kismaayo ayaa maanta soo gaaray…

AMISOM Oo Si Adag Uga Hadashay Khilaafka u Dhaxeeya Madaxda DF Somalia

AMISOM Oo Si Adag Uga Hadashay Khilaafka u Dhaxeeya Madaxda DF Somalia

Taliska Guud ee Ciidamada AMISOM ayaa maanta si kulul uga hadashay Khilaafka banaanka usoo baxay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid). Afhayeenka…

Barnaamijaka Dayaan ee SOMASAT oo lagu qaadaashaigay Iscasilaada Gudoomiyeyaasha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya

Barnaamijaka Dayaan ee SOMASAT oo lagu qaadaashaigay Iscasilaada Gudoomiyeyaasha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya

Balnaamijka oo wiigan uu marti ku ahaa wasiirku xigeenkii wasaarada Maaliyada ee xukuumadii badbaado qaran Cali Faarax Dirir (Cali Faysal) ayaa lagu qaadaa dhigay sabahabaha keenay ina gudoomiyayaasha bangiga dhexe…

Guddiga Gurmadka degdega ee Jaamacadda Muqduisho oo sheegay inay lagarab taagan yihiin walaalahooda dhibaataysan waxii karaankooda oo hiil iyo hooba leh

Guddiga Gurmadka degdega ee Jaamacadda Muqduisho oo sheegay inay lagarab taagan yihiin walaalahooda dhibaataysan waxii karaankooda oo hiil iyo hooba leh

Jaamacadda Muqdisho oo kamid ah Jaamacadi ugu horeyay ee dalkeena laga aas-aasay burburkii kadib ayaa waxay guulo lataaban karo ka gaartay dhanka wax barashada iyadoo hawlo badan bulshada u qabatay.…

Ururka Jubaland Development Institute (JDI), wuxuu ugu baaqayaa dhammaan dadwaynaha Somaaliyeed ee ku nool daafaha adduunka inay ka soo qayb galaan shir teleefooni looga wada hadlayo.(Teleconference call) dhibaatooyinkii ay gaysteen duufaantii ku dhacday walaalaheen reer Puntaland. Shirku wuxuu u dhici doonaa sidaan hoose:

Taariikhda:  November, 17,2013. Maalinta :    waa Axada Saacadda:   New York  Time:       2:00PM                    Manasoto MN Time: 1:00PM…

War Cusub:Al-Shabaab oo deegaanada ay ka taliso ka mamnuucday Taleefanada casriga ee Smart Phones

War Cusub:Al-Shabaab oo deegaanada ay ka taliso ka mamnuucday Taleefanada casriga ee Smart Phones

Wararka laga helayo deegaanada al-Shabaab ay ka taliyaan ee Gobolada dalka ayaa sheegaya in laga mamnuucay Mobile-ka casriga ee waayahan si aad ah u batay isticmaalkiisa ee la yiraahdo Smart…

Sheekh Umal oo kashifay kana digay arrimo Soomaalia lagu burburinayo(Daawo)

Sheekh Umal oo kashifay kana digay arrimo Soomaalia lagu burburinayo(Daawo)

 Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn ayaa waxa uu ka hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo,…

Baaq Beelwaynta Nuur Axmed

Baaq Beelwaynta Nuur Axmed

Ku: Gollaha sare ee dhaqanka Dhulbahante Ku: Golahayaasha xukuumada Khaatumo State ee Soomaaliya Ku: cidii ay khusayso. Baaq Beelwaynta Nuur Axmed   Ka akhriso Bayaanka   Baaq Beelwaynta Nuur Axmed ceegaag.com…

Warkii SOMSAT(Cabdiwali Gaas oo Booaqday Isbataal guud iyo dugsiga sare Cumar Samatar ee Magaalada Gaalkacayo)

Warkii SOMSAT(Cabdiwali Gaas oo Booaqday Isbataal guud iyo dugsiga sare Cumar Samatar ee Magaalada Gaalkacayo)

Ceegaag.com…

Ciidamada Nabad Galyada ee Magaalada Kismaayo oo Albaabada isugu Dhuftay Idaacad FM ah oo Maanta Magaalada laga Hirgaliyay

Ciidamada Nabad Galyada ee Magaalada Kismaayo oo Albaabada isugu Dhuftay Idaacad FM ah oo Maanta Magaalada laga Hirgaliyay

Ciidamada Amaanka ee maamulka KMG Jubb Ayaa Goordhaw oo galabta ah Albaabada ulaabay idaacad FM ah oo maanta laga furay magaalada Kismaayo. Idaacadan ayaa waxaa hirgaliyay rag Qurba joog ah…

Madaxwayne waan iska hurday balse adigaa i toosiyay shaqadana kama tagayo’R/wasaare Saacid’

Madaxwayne waan iska hurday balse adigaa i toosiyay shaqadana kama tagayo’R/wasaare Saacid’

Ka dib markii eedeemo badan dusha lagaga tuuray dawlada Raysalwasaare Saacid ama Xasan Sheekh, madaxwaynaha oo isku darsaday dhamaan awoodihii Dawladnimo ee sida ba’an loosoo kabkabay labaatan sano kadib bur…

Maamulka Jubba oo soo Bandhigay rag lagu Tuhmayay inay ka Tirsanyihiin Al-shabaab iyo walxaha qarxo

Maamulka Jubba oo soo Bandhigay rag lagu Tuhmayay inay ka Tirsanyihiin Al-shabaab iyo walxaha qarxo

Howgaladii ay ka  wadeen ciidamada  maamulka jubba maalmihii aynu soo dhaafnay ayay waxay ku soo qabqabteeen dhalinyaro dhowr ah oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab kuwaaso markii ay soo qabanayeen ciidamada…

Muctamar Diimeedkii magaalada Boston oo sanadkan dhacaya bishan 29,30,keeda iyo Dec 01,2013.

Muctamar Diimeedkii magaalada Boston oo sanadkan dhacaya bishan 29,30,keeda iyo Dec 01,2013.

Akadeemiye-goboleedka Af-Soomaaliga oo Sweden si Weyn Loogu soo Dhaweeyey

Akadeemiye-goboleedka Af-Soomaaliga oo Sweden si Weyn Loogu soo Dhaweeyey

Xaflad si wacan loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey Akadeemiye-goboleedk Af-Soomaaliga (AGA) iyo Guddoomiyeheeda, Dr. Maxamed Daahir Afrax oo booqanayey Sweden, ayaa waxaa lagu qabtay xarunta weyn ee shirarka,…

Awoowe Axmed Suldaan Seed oo ku Geeryooday Jabuuti

Awoowe Axmed Suldaan Seed oo ku Geeryooday Jabuuti

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ WAXAA SHALAY KU GEERYOODAY MAGAALADA JABUUTI AWOOWE AXMED SULADAAN SEED, AWOOWE AXMED AYAA AHAA NIN SIWAYN LOOGA YAQAANO MANDAQADAA JABUUTI GOBOLKA AWDAL…

Halkan ka akhri Nuqulkii saxda ahaa ee warmurtiyeedka iyo magacyada saxiixayaasha

Halkan ka akhri Nuqulkii saxda ahaa ee warmurtiyeedka iyo magacyada saxiixayaasha

Ceegaag Online-kismaayo  …