Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 144)

Tartan ciyaareed loo qabtay shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo islamarkaana lagu soo dhaweynayay xubnaha golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubba ayaa maanta lagu qabtay garoonka kubadda Cagta ee Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa maanta si toos ah u furmay Tartan ciyaareed ay ku baratamayaan shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo, kaasoo lagu maamuusayo golaha cusub ee wasiirada maamulka Jubba ee dhawaan lagu dhawaaqay.…

Soomaali Waa 3 Habrood e Maah 4.5 Beellood, W/Q: Axmed-Assad

Soomaali Waa 3 Habrood e Maah 4.5 Beellood, W/Q: Axmed-Assad

Ka: Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Assad) Ku: Daljir Axmed ASCW..Salaan diirran dabadeed. Aabe, waan ku jecelahay, llaahayna waxaan kaaga baryayaa aakhiro-san iyo aduunyo-san. Waan hellay warqadii aad ii soo dirtay,…

Gabdhaha Horseed oo ku guuleystey Koob lagu maamusay ka hortaga xad gudubyada haweenka “SAWIRRO”

Gabdhaha Horseed oo ku guuleystey Koob lagu maamusay ka hortaga xad gudubyada haweenka “SAWIRRO”

Wasaaradda adeega Bulshada,waaxdeedii sportiga iyo dhalinyarada oo kaashaneysa Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga ayaa waxaa ay koob dhex dhigtay gabdhaha Kubadda Koleyga ee Horseed iyo Shabeelle,kaasi oo lagu maamuusayey joojinta…

DHAGEYSO: Ciidamada Amniga Maamulka Jubba oo Soo Bandhigay ILaa iyo 270 Bam oo Ay Gacanta ku soo Dhigeen iyo Darwiish oo ka Hadlay Arintaas (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Ciidamada Amniga Maamulka Jubba oo Soo Bandhigay ILaa iyo 270 Bam oo Ay Gacanta ku soo Dhigeen iyo Darwiish oo ka Hadlay Arintaas (DAAWO SAWIRADA)

Walxahaan qarxa oo ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada amniga ee maamulka Jubba kadib howlgal ay saaka ka fuliyeen xaafadda Suuqa xoolaha ee magaalada Kismaayo, ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay…

Warkii SOMSAT: Madaxwaynaha oo maanta warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka qabtay safiirada ay dawladaha Masar iyo Jarmalku usoo magacawdeen Soomaaliya

Warkii SOMSAT: Madaxwaynaha oo maanta warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka qabtay safiirada ay dawladaha Masar iyo Jarmalku usoo magacawdeen Soomaaliya

  ceegaag.com…

Daawo: Sheekh M-Idiris Oo La Maxkamadaynayo Laguna Heysto Dadka Ayaa Wacdisaa, Agoontana Lacag Baad U Aruurisaa (Ka Qeyb-Qaado Difaaca Sheekha)

Daawo: Sheekh M-Idiris Oo La Maxkamadaynayo Laguna Heysto Dadka Ayaa Wacdisaa, Agoontana Lacag Baad U Aruurisaa (Ka Qeyb-Qaado Difaaca Sheekha)

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimadda Soomaaliya loogu jecel-yahay ,ayaa Dawladda Mareykanka qorsheyneysaa  inay dacwad ku soo oogto  Dhalashadda Mareykankana kala noqoto ,iyadoo Sheekha lagu eedeynayo inuu Diinta…

Muctmarka Sahan oo dhacaya bishan 20,21, iyo 22 keeda oo ay qabanayaan masaajidka ISBCC

Muctmarka Sahan oo dhacaya bishan 20,21, iyo 22 keeda oo ay qabanayaan masaajidka ISBCC

  ceegaag.com…

Xuska maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo maanta si weyn looga xusay Jigjiga

Xuska maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo maanta si weyn looga xusay Jigjiga

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka dhacay xuskii maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf aad utira badan.Marti sharaftii maanta xuska kasoo qeyb gashay waxaa kamida…

Marxuum Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” ma Damuljidiidbaa dilay mise dad ku xumeenaya?

Marxuum Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” ma Damuljidiidbaa dilay mise dad ku xumeenaya?

Waxaanu tacsi udiranaa dhamaan Qayskii iyo qaraabadii Marxuum Maxamed Warsame Maxamed “Feysal”  oo sida aad wada ogtihiin ku geeryooday Dil qorshaysan oo loogu gaystay magaalada Muqdisho, Waxaa ilaa hada aan jirin…

Wafdi Uu Horkacayo Madaxweynha Jubba Axmed Madobw oo Gaaray Jigjiga

Wafdi Uu Horkacayo Madaxweynha Jubba Axmed Madobw oo Gaaray Jigjiga

Wafdi Uu Hogaaminayo madaxwaynaha juba-land Axmed maxamed islaam Madoobe ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweyay magaalada Jigjiga Ee DDS Itoobiya Xubnaha madaxwaynaha safarka ku wehelinaya ayaa waxaa kamid…

Daawo Sawirada Qaar Kamid ah Wasiiradii Maamulaka Jubba Ee Maanta Lagu Dhawaaqay

Daawo Sawirada Qaar Kamid ah Wasiiradii Maamulaka Jubba Ee Maanta Lagu Dhawaaqay

Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha: Cabdi Xafiid Max’ed. Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga: Maxamed warsame Faarax ( Darwiish) Wasiirka Maaliyada: Max’ed sheekh Yuusuf Cumar. Wasiirka Qorsheenta iyo xiriirka caalamiga : Max’ed…

DEG DEG: Qaar kamid ah Wasiirda Maamulka Jubba oo lamagacaabay (Aqriso Dicreetada)

DEG DEG: Qaar kamid ah Wasiirda Maamulka Jubba oo lamagacaabay (Aqriso Dicreetada)

Digreeto kasoo baxday xafiiska hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu magacaabay 8 wasiir iyo madaxweeyne kuxigeenka 2-aad ee maamulka Jubba. Munaasibaddii ku…

DEG DEG: Qarax ka dhacay magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

DEG DEG: Qarax ka dhacay magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

waxaa Goordhowyd oo maanta ha uu qarax ka dhacay Gudaha magalda kismaayo. Qaraxn ayaa laga maqalayay dhamaan shanta xafadood ee magalada kismaayo, qaraxan oo ahaa miina dhulka lagu aaso ayaa lala…

Nelson Mandela (Madiba) oo geeriyoodey.

Nelson Mandela (Madiba) oo geeriyoodey.

Hogaamiyihii ugu horeeyay ee madow oo dalka Koonfur Afrika Madaxweyne ka noqda Nelson Mandela oo lagu naaneesi jiray (Madiba) ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.…

WARBIXIN: Maxaad kala Socotaa Qarixii Hotel Shaamow ee lala Beegsaday Ardaydii Qalin Jabinaysay

WARBIXIN: Maxaad kala Socotaa Qarixii Hotel Shaamow ee lala Beegsaday Ardaydii Qalin Jabinaysay

Maanta oo ah 3 bisha december waxay ku beegan tahay sanad guurada 5aad ee ka soo wareegtay dhacdadii waxyeelada badneyd ee ka dhalatay qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Shamow oo…

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Innaalilaahi Wa-inaa ilayhi raajicuun. Cabdilaahi Maxamuud Mire oo xilalkaladuwan kasoo qabtay Dawladii Soomaaliya ugu danbeesay dawladnimadeeda ayaa ku geeryooday Wadankan Mareekanka siiba Maagaalo madaxdiisa Washington DC. Dhamaan Shaqaalaha Ceegaag ayaa…

Kooxda Damuljidiid oo ka faa’iidaystay fashilaadii hogaamiyonimeed ee Raysalwasaare Saacid

Kooxda Damuljidiid oo ka faa’iidaystay fashilaadii hogaamiyonimeed ee Raysalwasaare Saacid

Raysalwasaare Saacid oo qudbad dheer ka akhriyay kursiga Raysalwasaaraha ka dib markii loo diiday in uu qudbadiisa ka jeediyo Baarlamaanka Soomaaliya. ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya u gacan gashay koox…

Muctamar Diimeedkii Sanadlaha ahaa ee reer Boston oo Xalay lasoo gabogabeeyay

Muctamar Diimeedkii Sanadlaha ahaa ee reer Boston oo Xalay lasoo gabogabeeyay

Waxaa xalay lasoo gabo gabeeyay muctamarkii Lixaad(6aad) ee reer Boston, kulan diimeedkan ayaa waxaa soo agaasimay masjidka Soomaalida ee magaalada Boston “Al-Taqwaa” kulan diimeedkan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Ahmiyada…

Kulamo wada Tashi ah oo ka socda Madaxtooyadaa Kismaayo.

Kulamo wada Tashi ah oo ka socda Madaxtooyadaa Kismaayo.

Wararka laga helayo madaxtooyada maamulka Juba ee magaalada Kismaayo ayaa sheegayo in halkaas ay ka socdaan kulamo wadatashi oo ku aadan dhameystirka maamulka Jubba. Wararku waxay sheegayaan in beelaha qaarkood…

TOP NEWS: Maamulka Jubba oo maalmaha soo socda la dhameystirayo

TOP NEWS: Maamulka Jubba oo maalmaha soo socda la dhameystirayo

Warar hoose oo ay heshay Ceegaag Online ayaa xaqiijinaya in maalmaha soo socda la dhameystirayo qeybaha ka harsan Maamulka Jubba oo hadda leh labo masuul oo kaliyah, sida Madaxweynaha iyo…