Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka.

Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Cali Kheyre u Magacaabay Raisul Wasaaraha Dalka.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa u magacaabay raisul wasaare cusub. Nin lagu magacaabo Xasan Cali Khayre ayaa loo magacaabay raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxaan xilka Ra’isul Wasaaraha u…

Shacabka Soomaaliyeed oo uga dhex baaqay Madasha 60ka maamula Somaliland inay kasii daayaan xadhiga wariye COLDOON.

Shacabka Soomaaliyeed oo uga dhex baaqay Madasha 60ka maamula Somaliland inay kasii daayaan xadhiga wariye COLDOON.

Wariyaha caanka ah ee reer Burco Cabdimaalik Muuse Coldoon, kaasoo xabsiga loo taxaabay iyada oo lagu eedeenayo inuu booqasho ku tagay caasimada dalka ee MUqdisho oo uu soo salaamy madaxwayn…

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka hada ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi Iidle. Hadaba Waxaa…

Madaxweynayaasha Soomaliya & Jabuuti oo Dhagax Dhigay Safaarada Jabuuti ay Ku yeelanayso

Madaxweynayaasha Soomaliya & Jabuuti oo Dhagax Dhigay Safaarada Jabuuti ay Ku yeelanayso

Madaxweynayaasha Soomaliya iyo jabuuti Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhisamaha safaarada Jabuuti ay ku yeelanayso Magaalada Muqdisho. Labada Madaxweyne…

Qudbadiihii ugu muhiimsanaa Caleemo saarka madaxwayne Farmaajo

Qudbadiihii ugu muhiimsanaa Caleemo saarka madaxwayne Farmaajo

Khudbada Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyey Caleema Saarkiisa iyo Shacabka Soomaaliyeed Balanqaadkii   Khudbadii Madaxwaynaha Jabuuti ee Caleemo Saarka Farmaajo, Muxuu ka yidhi 120-Dawladood oo yimid Xasan sheekh Maxamuud oo…

Hambalyo meherka Faisal siciid iyo Farhia Omar Mohumud

Hambalyo meherka Faisal siciid iyo Farhia Omar Mohumud

Dhamaan dadkan kala jooga dunida dacaladeeda waxay tahniyad iyo hambalyo farxad leh u dirayaan  Meherka: Faisal siciid iyo Farhia Omar Mohumud oo meherkoodu ka dhacay dalka Sweden Feb 13, 2017.…

XAFLAD QALIN JABIN IYO DAAH-FURKA JAAMACADA CUSUB OO LAGU QABTAY XARUNTA JAAMACADDA MUQDISHO EE BOOSAASO.

XAFLAD QALIN JABIN IYO DAAH-FURKA JAAMACADA CUSUB OO LAGU QABTAY XARUNTA JAAMACADDA MUQDISHO EE BOOSAASO.

Munaasabad aad u sareysa oo ay ku qalin jabinayeen ducadii Shanaad 5 ee ardayda wax ka barata campus-ka jaamacadda muqdisho ee boosaaso iyo Daahfur jaamacad cusub “RED SEA UNIVERSITY ”…

Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo dowlada cusub iyo madaxweyne Farmaajo oo Edmonton lagu qabtay.

Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo dowlada cusub iyo madaxweyne Farmaajo oo Edmonton lagu qabtay.

Xaflad ballaadhan oo loogu dabaaldegay dawladda cusub ee Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo  ayaa lagu qabtay Hudheelka Sands Inn ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta…

Deeqdii Kuwayt ee ugu deeqday Soomaaliya oo loogu horaysiiyay waqooyiga dalka

Deeqdii Kuwayt ee ugu deeqday Soomaaliya oo loogu horaysiiyay waqooyiga dalka

Nala daawo sida ay Dawlada Soomaaliya iyo dawlada Kuwayt isaga kaalmeesanyaan Abaaraha ka habsaday waqooyiga dalka, iyaga oo deeqdii ugu horaysay ka dajisay magaalada Barbara. Deeqdu markay kasoo baxasay Kuwayt…

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Stephan Schwartz oo la kulmay madaxwayne Farmaajo

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Stephan Schwartz oo la kulmay madaxwayne Farmaajo

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo ayaa la kulmay danjiraha Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephan Schwartz iyaga oo ka wada hadlay  xaalada uu wadanku marayo siiba in gargar bini’aadamnimo lala soo gaadho dadka…

Madaxwaynaha oo ku dhawaaqay samato bixinta dadka abaarto hayso siiba badbaadin Hooyada Dhalaanka

Madaxwaynaha oo ku dhawaaqay samato bixinta dadka abaarto hayso siiba badbaadin Hooyada Dhalaanka

Madaxweyne Jahmuuriyada Fadaral Somaliya Ayaa Ku dhawaaqay samato bixinta dad abaarto hayso siiba badbaadin Hooyada Dhalaanka Soomaaliyeed, Madaxwaynaha ayaa yidhi  xoolo warkooda waa la dhaafay waa in aynu badbaadino  Shacabka…

Beesha Shiikhaaleed oo Madaxweyne Farmaajo ka dalbatey in Xiligaan iyaga loo Magacaabo Ra’iisul Wasaare

Beesha Shiikhaaleed oo Madaxweyne Farmaajo ka dalbatey in Xiligaan iyaga loo Magacaabo Ra’iisul Wasaare

Kulankaan oo ka dhacay Magaaladda Muqdisho ayna isugu yimaadeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada  Bahweynta Shiikhaaleed ayna ka qayb galeen Odoyaasha Dhaqanka, Aqoonyahanada , Waxgaradka , ayaa Ujeedkiisu ahaa sidii Loo…

Madaxwayne Farmaajo Xukunka Lawareegay

Madaxwayne Farmaajo Xukunka Lawareegay

Sawir muujinaya biseylka siyaasadeed ee Dimuqraadiyadda uu Dalkeennu gaaray, Soomaaliyeey aan u mahad celinno Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aanna u duceyno Madaxweynaha cusub in uu Alle la garab galo xilka.…

Madaxwaynaaha Madaxwaynihii Hore iyo gudoomiyaha wakiilada aqalka Hoose oo madaxtooyada ku kulmay

Madaxwaynaaha Madaxwaynihii Hore iyo gudoomiyaha wakiilada aqalka Hoose oo madaxtooyada ku kulmay

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa yidhi  mar uu barta warisgaadhsiinata ka lahadlayay shacabka ‘Waxaan Madaxtooyada kulan kuwada qaadannay Madaxweynihii hore ee JFS mudan Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka…

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Waxaa magaaladan Edmonton ee gobolka Alberta dalka Kanada ka dhicidoonta habeenka Axada oo bisha February 19, 2017 xaflad lagu taageerayo dowladda cusub ee Soomaaliya. “One Voice One Nation. Hal Cod…

Canbaareen Xoogan ayaa dusha uga tuuranaa horjoogayaasha maamul goboleedka Somaliland Xadhiga Wariyo Abdimaalik Muuse Coldoon

Canbaareen Xoogan ayaa dusha uga tuuranaa horjoogayaasha maamul goboleedka Somaliland Xadhiga Wariyo Abdimaalik Muuse Coldoon

Sida Muuqata waa Coldoon oo Ciidamdu ka qafaasheen Madaarka Hargeisa.  Maaha Dambiile cid wax u gaystay mana aha Siyaasi dalkan hore jariimad qaranka soomaaliya uga galay, waa saxafi rajada u Bidhaantay Soomaaliya…

Guddiga Qabqanqaabada Xafladda Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo oo la Magacaabay.

Guddiga Qabqanqaabada Xafladda Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo oo la Magacaabay.

Ra’isul Wasaare K/xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Camar Carte ayaa magaaladda muqdisho kaga dhawaaqay guddiga qaranka ee qaban qaabadda xaflada caleemo saarka iyo maamuuska ee Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed…

Caleemo Saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo oo dhacaya Arbacadan

Caleemo Saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo oo dhacaya Arbacadan

Maalinta Arbacada ee taariiqda ku beegantahay 15/Feb/2017 ayaa lagu wadaa in uu caleema saarka madaxweynaha uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Halkaan ayaad si live ah oga daawan doonta ee Like…

Abwaan Heelaale iyo Maansadii Dhagayso oo maqal iyo waxa uu ka yidhi Doorashadii Madaxwayne Farmaajo

Abwaan Heelaale iyo Maansadii Dhagayso oo maqal iyo waxa uu ka yidhi Doorashadii Madaxwayne Farmaajo

Ceegaag.com…

Cabdullahi Maxamuud Cismaan OO loo yaqaano Farmaajo ha laygeeyo oo la kulmay Madaxwaynaha

Cabdullahi Maxamuud Cismaan OO loo yaqaano Farmaajo ha laygeeyo oo la kulmay Madaxwaynaha

Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda qaabilay Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow oo loo yaqaano AR FARMAAJO HALA II GEEYO oo horay u codsaday in Madaxweynaha loo geeyo. Madaxwaynaha…

Page 1 of 144123Next ›Last »