Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » TACSI (Page 5)

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo geeriyoodey.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo geeriyoodey.

Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska manta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.…

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Eng. Maxamed Siciid Cali Baale oo geeryooday

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Eng. Maxamed Siciid Cali Baale oo geeryooday

Waxaa anaga oo ah jaaliyada reer Boston siiba Cabdulaahi Gurxan iyo Xaaskiisa Sahro Warfaa, Faysal Warfaa iyo Xaaskiisa Fardowso Suldaan, Maryan Gaas, Luul Dhuux, Libin Bardo Cad, Maadeeq Camshuluq, Maxmuud…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ducaale Ahmed Wali oo ku geeriyooday Addis Ababa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ducaale Ahmed Wali oo ku geeriyooday Addis Ababa.

Waxaa Shalay ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya  Allaha u naxariistee Ducaale Ahmed Wali oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.…

Cabdulaahi Cismaan (Qodhob) oo ku geeryooday Muqdisho.

Cabdulaahi Cismaan (Qodhob) oo ku geeryooday Muqdisho.

Inaalilaahi Wainaa ilayhi Raajicuun: Waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ku geeryooday Cabdiliaahi Cismaan ‘Qodhob” oo mudo sanado badan ah deganaa Magaalada Boston ee cariga wadanka Maraykanka. Marxuum Qodhab ayaa…

Inaalilaahi wainaa ilayhi Raajicuun Raysalwasaarii 1aad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Goor dhaway Geeryooday

Inaalilaahi wainaa ilayhi Raajicuun Raysalwasaarii 1aad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen  oo Goor dhaway Geeryooday

Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ku geeryooday Raysalwasaarihii 2aad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, Warsaw tacsi diraya Cabdulaahi Gurxan, Cabdiraxmaan Indho, Cabdulaahi South Kuuriya iyo Xuseen Fiin, waxay Tacsi-Tiiraanyo leh u…

(Daawo)Muuqaal Tacsi ay dirayaan Odayshaa Ku dhaqan Jubooyinka (Geeridii ku Timid Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

(Daawo)Muuqaal Tacsi ay dirayaan Odayshaa Ku dhaqan Jubooyinka (Geeridii ku Timid Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi

DAAWO muuqaalka Odoy dhaqameedada Tacsida diraya iyaga oo u tacsidayaanaya Beesha Absame ee Jidwaaq, Sidoo kale waxay u hambalyeenayaan Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo xilka garaadkii geeryooday loo…

Aaskii Marxuum Cabdicaiis Nuur Xirsi (Daawo)

Aaskii Marxuum Cabdicaiis Nuur Xirsi (Daawo)

Daawo sidii shalay loogu Aasay Cabdicasiis Nuur Xirsi Qabuuraha Islaamka ee Magaalada Boston Ceegaag.com…

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN (Cabdicasiis Nuur Xirsi oo Galabta Geeryooday).

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN (Cabdicasiis Nuur Xirsi oo Galabta Geeryooday).

Waxaa Isbataalka Cambridge Hospital ee magaaladan Boston ku geer yooday Alle ha u naxariistee Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mid ahaa madaxdii Soomaaliya Lixdameeyadii Baarlamanteeriyan, todaabaataneeyadii Wasiirnimo. Anaga oo ah…

Tacsi: kusocota qoyaskii iyo qaraabadii Maxamuud Buraale Faarax

Tacsi: kusocota qoyaskii iyo qaraabadii  Maxamuud Buraale Faarax

Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Adis-ababa.. Eng. Maxamed Buraalle Faarax {Doxarre} oo kamid ahaa golaha fulinta maamulka Khaatumo State. Eng Maxamed ayaa wuxuu ahaa buddhigaya-yaashii…

Tacsi: Aw Jaamac Cumar Ciise

Tacsi: Aw Jaamac Cumar Ciise

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa magaalada Jabuuti ku geeriyooday abwaan Sheekh Jaamac Cumar Ciise. Waxa uu marxuumka ka baxay gebi ummada Soomaaliyeed. Annaga oo ka tiiraanyaysan geeridaas naxdinta…

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Innaalilaahi Wa-inaa ilayhi raajicuun. Cabdilaahi Maxamuud Mire oo xilalkaladuwan kasoo qabtay Dawladii Soomaaliya ugu danbeesay dawladnimadeeda ayaa ku geeryooday Wadankan Mareekanka siiba Maagaalo madaxdiisa Washington DC. Dhamaan Shaqaalaha Ceegaag ayaa…

Axmed Aadan Qaybe oo shalay ku geeryooday Magaalada Hargeysa

Axmed Aadan Qaybe oo shalay ku geeryooday Magaalada Hargeysa

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun, Wasiir dibaderedkii ugu danbeeyay ee dawladnimda Soomaaliya ayaa shalay ku geeryooday caasimada 2aad ee Soomaaliya Hargaysa. Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali Cilmi isaga oo…

Cabdi Bayid Warsame oo ku geeryooday Nayroobi

Cabdi Bayid Warsame oo ku geeryooday Nayroobi

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN..Cabdi Bayid Warsame oo ka mid ahaa guurtida ka talisa magaalada Ceegaag ayaa ku geer yooday magaalada Nayroobi  ee caasimada dalka Kiiniya. Odayga ayaa dhawaan loo geeyay…

Awoowe Axmed Suldaan Seed oo ku Geeryooday Jabuuti

Awoowe Axmed Suldaan Seed oo ku Geeryooday Jabuuti

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ WAXAA SHALAY KU GEERYOODAY MAGAALADA JABUUTI AWOOWE AXMED SULADAAN SEED, AWOOWE AXMED AYAA AHAA NIN SIWAYN LOOGA YAQAANO MANDAQADAA JABUUTI GOBOLKA AWDAL…

WAXAA CAAWA OO BISHU TAHAY 09/28/13 MAGAALADA BUUHOODLE KU GEERIYOODAY CAAQIL ISMACIIL MOHUMUD KOOREEYE

WAXAA CAAWA OO BISHU TAHAY 09/28/13 MAGAALADA BUUHOODLE KU GEERIYOODAY CAAQIL ISMACIIL MOHUMUD KOOREEYE

WAXAA CAAWA OO BISHU TAHAY 09/28/13 MAGAALADA BUUHOODLE KU GEERIYOODAY CAAQIL ISMACIIL MOHUMUD KOOREEYE.  CAAQIL ISMAACIL WAX YAABAH XUSKA MUDAN EE UU CAANKA KU AHAA WAXAA KA MIDA INUU AHAA…

Wardegdeg ah: Cabdilaahi Cali ABokor oo ku geeryooday Garoowe

Wardegdeg ah: Cabdilaahi Cali ABokor oo ku geeryooday Garoowe

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa saacad ka hor ku geeryooday magaalada Garoowe  Cabdilaahi Cali Abokor oo ahaa nin zaciim ah, waxaana ilaahay uga baryanaa inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo…

Tacsi: Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, CA. USA

Tacsi: Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, CA. USA

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun, Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, gobolka Ca, USA waxaa tacsi ku socota  dhamaan eheladii iyo qaraabadii Marxuumkaa nasoo gaadhsiiyay reer Faarax Canshur oo…

Muraayad Garaad Axmed oo ku geeiyootay magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska

Muraayad Garaad Axmed oo ku geeiyootay magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska

Dhamaan shaqaalaha iyo Akhristayaasha Ceegaag.com ayaa waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabidii ay ka geeryootay Muraayad Graad Axmed. ceegaag.com…

Waxgaradka beesha Hayaag oo dibad iyo gudaba tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabdii ninkii dhawaan lagu dilay Habari-Heshay

Waxgaradka beesha Hayaag oo dibad iyo gudaba tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabdii ninkii dhawaan lagu dilay Habari-Heshay

Shir dinaca isgaadhsiinta ah oo u sacday waxgaradka beesha Xuseen Siciid ayaa waxaa si cad looga horyimid faldanbiyeed ay dhawaan ka fuliyeen maleeshiyaad asal ahaan kasoo jeeda Ceegaag meel u…

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun: Bishaaro Ibraahim Cali oo ku geeryootay Muqdisho.

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun: Bishaaro Ibraahim Cali oo ku geeryootay Muqdisho.

Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Faarax Cadde, caaqil Maxamed Cadde iyo dhamaan reer Cadde anaga oo  uga tacsiyadeenana geerida ku timid Hooyadood Marxuumad Bishaaro Ibraahim Cali…