Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » TACSI (Page 2)

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Inaalilahi Wa inaa ileyhi Raajicuun. Garaad Cali Buraale Waxa Uu Ka mid ahaa Golaha Sare Dhaqanka Gobollada SSC  Alle Ha U Naxariisto Janada ha Geeyo Samir iyo Imaan Ilaahey ha…

Hooyo/Ayeeyo/Abooto: Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed oo ku geeryootay Magaalada Ceegaag

Hooyo/Ayeeyo/Abooto: Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed oo ku geeryootay Magaalada Ceegaag

Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina  Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda…

Dr. C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Dr. C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 23rd  sanadka 2017 ku geeryooday magaalada Hargeisa,  ALLE ha u naxariistee Dr. C/rashiid Maxamuud…

Tacsiyaha Wiigan iyo Madasha 60ka

Tacsiyaha Wiigan iyo Madasha 60ka

Wiigan waxaa umada Soomaliyeed ka baxay halyeeyo aad ugu waynaa. Wiigan waxaa geerida xaqa ahi haleeshay Gen. Maxamed  Abshir Haamaan iyo Xil. Cawad Axmed Cashara. sidoo kale waxaa argagixisada UGUS…

Tacsi: Xildhibaan Marxuum Cawad Ahmed Cashara oo maanta magaalada Toronto ee wadanka Kanada ku geeriyooday

Tacsi: Xildhibaan Marxuum Cawad Ahmed Cashara oo maanta magaalada Toronto ee wadanka Kanada ku geeriyooday

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH.   Xildhibaan Marxuum  Cawad Ahmed Cashara oo magaalada Toronto ku geeriyooday. Cashara ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga baryanaa inuu qabriga…

Hooyo Carfoon Cabdi Maxamuud oo ku geeryootay Muqdisho

Hooyo Carfoon Cabdi Maxamuud oo ku geeryootay Muqdisho

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho  ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Carfoon Cabdi Maxamuud oo ah Hooyadii dhashay Suldaan Mahdi Cali, dhamaan…

Ogeysiis: Kulan loogu baroordiiqayo shacabkii Soomaalida Itoobiya ee lagu xasuuqay Oromia oo lagu qabanayo Edmonton.

Ogeysiis: Kulan loogu baroordiiqayo shacabkii Soomaalida Itoobiya ee lagu xasuuqay Oromia oo lagu qabanayo Edmonton.

Waxaa dhamaan Jaalliyada DDSI ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda lagu wargalinayaa inuu  jiro kulan Tacsiyeed loo qabanayo dadkii shacabka Soomaalida ahaa ee lagu xasuuqay magaalada Awadey ee deegaanka…

Abdihakin Cali Wadaad doo ku geeriyooday magaalada Harta Sheekha ee D.D.S.I

Abdihakin Cali Wadaad doo ku geeriyooday magaalada Harta Sheekha ee D.D.S.I

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Harta Sheekha ee Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya  Allaha u naxariistee Abdixakiin Cali Wadaad  waxaan leenahay Samir iyo…

Wasiirkii hore Arrimaha dibadda Jamhuuriy-ada dimoqraatiga Soomaaliya Cabdiraxman Jamac Barre oo Goordhoweed geeriyooday

Wasiirkii hore Arrimaha dibadda Jamhuuriy-ada dimoqraatiga Soomaaliya Cabdiraxman Jamac Barre oo Goordhoweed geeriyooday

Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdiraxman Jamac Barre. Geerida Cabdiraxman Jamac Barre…

Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun Maxamed Maxamud Yusuf (Aw Libaax) oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho.

Innaa Lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun Maxamed Maxamud Yusuf (Aw Libaax) oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Anagoo kala ah Jamaal Xaaji Cali iyo Cawil Axmed Xirsi Waxaan halkan tacsi uga direynaa dhammaan qaraabada iyo asxaabtii uu ka…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo ku geeriyooday Ottawa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo ku geeriyooday Ottawa.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada  Allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo si weyn looga ga…

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…

Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji oo la dilay

Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji oo la dilay

Innaa lilaahi wa ina ?layhi Raajicuun, Anaga oo ah Hawlwadeenada Shabakadan Ceegaag waxaan halkan ugu tacsiyadaynanaa dhaaman umadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehladii iyo qarabadii uu katagay,Wasiirkii Hawlaha Guud Cabas siraaji.…

Tacsi ka timid qoyska Reer Geedeeye oo ku socota reer Axmed Sulub.

Tacsi ka timid qoyska Reer Geedeeye oo ku socota reer Axmed Sulub.

Waxaa ku geeryooday magaalada Diri-Dawa ee dalka Ethiopia, ALLA HA U NAXARIISTEE YAASIIN AXMED SULUB. Dhammaan qoyska reer Geedeeye oo kala jooga adduunka hareerihiisa, waxayna tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii,…

Tacsi ku socota reer ahmed sulub iyo dhammaan reer Aadan Ducaale

Tacsi ku socota reer ahmed sulub iyo dhammaan reer Aadan Ducaale

Dhammaan qoyska reer xaaji cali cilmi iidle waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee Yaasiin Axmed Sulub oo saaka ku geeriyooday…

DHAMAAN REER CALI MAKHTAL WAXAAN TACSI UDIRAYAA DHAMAAN REER JUBALAND GAAR AHAAN QOYSKII REER UGAAS MAXAMUD UGAAS XUSSEN BOQOW

DHAMAAN REER  CALI MAKHTAL  WAXAAN TACSI  UDIRAYAA  DHAMAAN REER JUBALAND  GAAR AHAAN QOYSKII    REER  UGAAS MAXAMUD UGAAS  XUSSEN BOQOW

ASC    WAXAAN SALAAMAYAA  DHAMAAN WERIYASHAA  CEEGAAG ONLINE     ANIGA OO KU HADLAYA   MAGACA  QOYSKAYGA  IYO DHAMAAN REER  CALI MAKHTAL  WAXAAN TACSI  UDIRAYAA  DHAMAAN REER JUBALAND  GAAR AHAAN QOYSKII    REER  UGAAS MAXAMUD UGAAS …

Tacsidii Madasha 60ka ee loo dirayay reer Jubaland, Hartiga, iyo Qoyska reer Ugaas Baqow

Tacsidii Madasha 60ka ee loo dirayay reer Jubaland, Hartiga, iyo Qoyska reer Ugaas Baqow

Madasha 60ka ayaa tacsi tiiraanyo leh waxay hawada u marinayaa qoyskii iyo qaraabadii Ugaaskii Hartiga Jubaland State Ugaad Maxamuud Ugaas Xuseen Ugaas Baqow. Dhagayso…Tacsidii Madasha 60ka ee Reer Ugaas Baqow…

Ugaaskii Guud ee Jubaland Ugaas Maxamed Ugaas Xuseen Ugaas Baqow oo hada ku geeryooday Kismaayo

Ugaaskii Guud ee Jubaland Ugaas Maxamed Ugaas Xuseen Ugaas Baqow oo hada ku geeryooday Kismaayo

Inaalilaahi wa’anaa ilayhi Raajicuun Waxaa goordhawayd geeryooday Ugaaskii Guud ee Jubaland Ugaas Maxamed ‘Baqow’. waxaan tacsi udiranaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadiisii siiba wiilashiisa Aadan, Xasan iyo reer intooda kale. Waxaan Ugaaskana…

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka hada ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi Iidle. Hadaba Waxaa…

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Daahir Suldaan Seed oo ku geeriyooday dalka Djibouti.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Daahir Suldaan Seed oo ku geeriyooday dalka Djibouti.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa shalay cisbitaal ku yaala  magaaladaDjiboutiee caasimada dalkaDjiboutiku geeriyoodey  ALLE ha u naxariistee Daahir Suldaan Seed. Alle ha unaxariistee Marxuum Daahir…