Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » MAQAALADA (Page 7)

Dhallinyaradii Puntland oo Wacad Ku Maray inay Midoobaan oo Ku Taageeraan Madaxwaynaha Sidii Loo Heli Lahaa Horumar Taaba Gala Iyo Nabad Ku Baahsan Dhammaan Gobolada Puntland Haddii Allah Idmo

Dhallinyaradii Puntland oo Wacad Ku Maray inay Midoobaan oo Ku Taageeraan Madaxwaynaha Sidii Loo Heli Lahaa Horumar Taaba Gala Iyo Nabad Ku Baahsan Dhammaan Gobolada Puntland Haddii Allah Idmo

Waxaan Ku bilaabayaa Magac Allah Ee Naxariis oo Dhan Iska Leh Waxaa maanta farxad iyo Allah ku xamdi mudan in dhallinyaradii puntland u istaageen inay midoobaan oo gacmaha is qabsadaan…

Ogaysiis: Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test

Ogaysiis: Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test

Asalaamu Calaykum Hadii aad ilmahaaga u diyaarinaso ISEE Test ilasoo Xidhiidh si aad u heshid talo bixin ku anfacda waxa kaliya ee aan kuu hayaa warbixinteeda waa uun ilamaha ka…

Waa Maxay Jacayl?

Waa Maxay Jacayl?

Waxaan ku Bilaabayaa Magac Allah ee Naxariis oo dhan iska leh   Waxaad jeclaatid way noocya badan yihiin, gaajo markay ku qabato waxaa ku qabanaya jacayl aad u qabtid waxaad…

Murtisoor: Qurbajoog & Qurracjoog Kaftamay. W/Q: Axmed-Assad

Murtisoor: Qurbajoog & Qurracjoog Kaftamay. W/Q: Axmed-Assad

Ka dheggayso attachment-ka hoose iyadoo cod ah! In dhawayto wuxuu khilaaf ba’ani ka dhexeeyay labada kooxood ee kala ah odayaasha Qurbojoogta ah ee dhawaan wadanka ku soo guryo noqday, iyo…

Geel Ninkii Lahaa Dhacayo See Loo Dhicin Karaa ?

Geel Ninkii Lahaa Dhacayo See Loo Dhicin Karaa ?

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh Somalida oraahahoodo inta badan waxay ku fadhiyaan xikmad aad iyo aad mucjiso u ah, markaad eegto cinwaanka waa oraah…

Murtisoor: Jahawareerkii Warsame Ee Dawlad-Qoyseedka. W/Q: Axmed-Assad

Murtisoor: Jahawareerkii Warsame Ee Dawlad-Qoyseedka. W/Q: Axmed-Assad

Dardaarankii Warsame, Inantiisii Faadumo-Dhool Wuxuu Ku Yiri: Haddaad dawlad dhallin maagto Maamul dhidib u taag doonto Khibrad kaa dhinayd barato Dhoolleey malaa aabbo Dhayal uguma roorteenne Dhaqanka haka taggin kowdhe…

Ka goynta Maamulka Puntland, Khaatumo iyo Maakhir makala goynta Soomaaliyaa!!!!!

Ka goynta Maamulka Puntland, Khaatumo iyo Maakhir makala goynta Soomaaliyaa!!!!!

Warar hoose oo na soo gaadhaya ayaa sheegaya in ladoonayo dhulka horay loo’oran jiray  “Waqooyi” ladoonayo in gabi ahaanba laga goynayo dhulka horay loo’oran jiray “Koonfur”. Dhinaca kale sida dhibka…

Dembi Shaneemo & Dilka Iimaamka, W/Q Axmed-Assad

Dembi Shaneemo & Dilka Iimaamka, W/Q Axmed-Assad

Bulxan & Gurxan waa laba qareen oo jaajaaleyaal ah oo haddana waligoodba isku lid ah mar iyo dhif  mooyaane! BULXAN:   Daawashada Shaneemada Dembigaa Isboortiga Waxa Kaa Dawayn Kara Adigoo…

Sharaftii Somalidii Hore Iyo Somalida Maanta

Sharaftii Somalidii Hore Iyo Somalida Maanta

Waxaan Ku Bilaabayaa Magaca Allah Ee Naxariis Oo Dhan Iska Leh   Mudanayaal iyo marwooyin Somalidu waxay ahaayeen dadka ugu gob sanaa adduunka oo dhan waxay ahaayeen dad aan xaqiraadda…

MURTISOOR: KA WEECO WALACSIGA! W/Q: AXMED-ASSAD

MURTISOOR: KA WEECO WALACSIGA! W/Q: AXMED-ASSAD

Waxaa jirtay meel ka mid ah Soomaaliya oo in qof waan baahanahaye wax hala i siiyo uu dhaho ay kala sahlanayd inuu iska dhinto. Markaa qoyskii wax ay cunnaan waayaa…

Somalidu Waxay Tiraahdaa Labaa Dad Kuugu Daran Geesi Cadowgaa Ah Iyo Doqon Xigtadaada ah

Somalidu Waxay Tiraahdaa Labaa Dad Kuugu Daran Geesi Cadowgaa Ah Iyo Doqon Xigtadaada ah

Waxaan ku bilaabayaa Magac Allah ee Naxariis oo Dhan iska Leh Waxaan wax badan u fiirsaday saxaafado webeb ah oo asal ahaan kasoo jeeda SSC oo dhaqanka iyo fikirka cadownimada…

Midowga Dhallinyarada Puntland

Midowga Dhallinyarada Puntland

Waxaan kubilaabaynaa Magac Allah Ee naxariis oo dhaniskaleh Kadib markaan aragnay dhibaatada isdaba jooga ah oo aan xadka lahayn oo kudhacaysa Isimadii, Nabadoonadii, waxgaradkii, aqoonyahanaddii, baayacmushtarkii, siyaasiyiintii, Maatadii, carruurtii iyo…

Dhallinyaradii Puntland oo Wacad Ku Maray inay Midoobaan oo Ku Taageeraan Madaxwaynaha Sidii Loo Heli Lahaa Horumar Taaba Gala Iyo Nabad Ku Baahsan Dhammaan Gobolada Puntland Haddii Allah Idmo

Dhallinyaradii Puntland oo Wacad Ku Maray inay Midoobaan oo Ku Taageeraan Madaxwaynaha Sidii Loo Heli Lahaa Horumar Taaba Gala Iyo Nabad Ku Baahsan Dhammaan Gobolada Puntland Haddii Allah Idmo

Waxaan Ku bilaabayaa Magac Allah Ee Naxariis oo Dhan Iska Leh Waxaa maanta farxad iyo Allah ku xamdi mudan in dhallinyaradii puntland u istaageen inay midoobaan oo gacmaha is qabsadaan…

MURTISOOR: Wariye Dhako-Banaan/Radhiyo Khayrmiir (Ha Qoslin!)

MURTISOOR: Wariye Dhako-Banaan/Radhiyo Khayrmiir (Ha Qoslin!)

Wanaagsanayaasha samaha, khayr-miirka, iyo barwaaqada jecelloow, halkani waa Reedhiyoow Murtisoor oo warka intiisa nahda iyo leef-leefka leh idiinka soo tuujiya dhulka quruxda iyo uduga leh ee SOOMAALIYA. Warkaasoo aad ka…

MURTISOOR: MAANSADII “HIIL-HOOYO” W/C: Axmed-Assad

MURTISOOR: MAANSADII “HIIL-HOOYO” W/C: Axmed-Assad

                HIIL-HOOYO -Illaahay Hodansanaa -Haweenku wanaagsanaa -Hadaanaan Hali lahayn -Kuwaa noo Hagar baxay -Halaagu markuu na helay -Kuwii nala soo halgamey -Markaan habaqlaha ahayn -Kuwaa wada haybada leh -Ragoo…

Dhallinyarada Puntland Ee Gundiid

Dhallinyarada Puntland Ee Gundiid

Waxaan ku bilaabaynaa Magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Kadib markaan aragnay dhibaatada isdaba jooga ah oo aan xadka lahayn oo ku dhacaysa Isimadii, Nabadoonadii, waxgaradkii, aqoon yahanaddii,…

Puntland Somaliland iyo Jubbaland Maxay Ku Kala Duwan Yihiin (Abdirashid Abdi Daad)

Puntland Somaliland iyo Jubbaland Maxay Ku Kala Duwan Yihiin (Abdirashid Abdi Daad)

Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allah ee Naxariis Oo Dhan Iska Leh Sidaan wada ognahay oo Dastuurka federalka ku qeexan in laba gobol iyo wixii ka badani ay samaysan karaan maamul…

Warqad Furan oo ku socota Raysalwasaare C/Wali: Gen. C/Qaadir Cali Diini oo dawladnimada Soomaaliya Doondoonaso

Warqad Furan oo ku socota Raysalwasaare C/Wali: Gen. C/Qaadir Cali Diini oo dawladnimada Soomaaliya Doondoonaso

Ilaa intii xilka laga xayuubiyay Sareeyo Guuto C/Qaadir Cali Diini, waxaa isa soo tarayay dhibaatada ay ku hayaan shacabka kooxda Al-shabaab. Arintan oo maanta u eeg inay si toos ah uga bilaabantay…

Bulxan & Gurxan (Murtisoor): Taageerada Xassan ‘C’ Madaxwayne Xasan Sheekh? W/Q: Axmed-Assad

Bulxan & Gurxan (Murtisoor): Taageerada Xassan ‘C’ Madaxwayne Xasan Sheekh? W/Q: Axmed-Assad

BULXAN: Gurxanoow, Waxa Laga Yaabbaa In Aadan Dawladda Hadda Jirta U Boggin, Ku Dhalliilsan Tahay Karti Darro, Musuqmaasuq, Ama Aad Godobbo Kale Ka Tirsanayso. Haseyeeshee, Walaal Ogoow Wadankeenii Maanta Khatar…

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii kowaad).

Hooyo macaan, hooyo gacalo, cafis iyo caafimaad Allaah Aduunka iyo Aakhiroba (Qaybtii kowaad).

“Aduunyadu waa haween, halkaa layskuma hayee, nin doonaaba ha hadlee, hooyadu waa lama huraan-abwaan Cadhays Ciise Kaarshe Allaah ha u naxariisto ee” “Dumar iyo haween baa, Nolol lagu haweystaa, Kuwa…