Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » MAQAALADA (Page 6)

Gabay uu curiyay Caawa Farxaan Salwe kadib markii Face-Buuga lagu caayay

Gabay uu curiyay Caawa Farxaan Salwe kadib markii Face-Buuga lagu caayay

Caawo oo taariikhdu tahay 19/05/15 Ayay igu dhalayay tixdani markii nin face book ga mujaahid halgamaaya ka ihi igu caayay waxbaan xoraynayaa adna daba dhilifbaadtahay isagoon fahminba waxaan ka hadlayo…

Qormada Quuriwaa, Jawaabta Jidbaale

Qormada Quuriwaa, Jawaabta Jidbaale

Qormada Quuriwaa Jawaab Q 1aad Bismilah. Qormada Quuriwa waxay daba socota qoraal aan ka daalacday boga Jidbaale oo aan ku saleeyay inay tahay nooc minal xaasid waana calaamadaha lagu garto…

19 Sirrood: Soomaali Sabool Buu Ku Wacan Yahay!

19 Sirrood: Soomaali Sabool Buu Ku Wacan Yahay!

“Calyhaa Tiscata Cashara”. Qofka Soomaaliga ah haday u suurtoobayso wuxuu jeclaan lahaa:  Inuu ku boobbo, khasab diintaada kaaga saaro – tiisana uu kugu dirqiyo, beertaada inuu xoolahiisa daajisto, geeliisa aad…

300 Oo Eray Oon Kaala Bakhayli Maayo!

*Saaka ayaad dhimatay, galabtana waa aaskaagii. *Qof aad jeclayd baa mashquul dartii soo bixi kari waayay. *Mid xurgufi idinka dhaxaysayna aaskaagii buu ugu soo hor maray. *Waxaad u qaadan wayday…

20-ka Astaamood Ee Wadaniga Dhabta Ah!

20-ka Astaamood Ee Wadaniga Dhabta Ah!

“Imisaad wadani tahay 100%?” Qodob waliba waa 5 dhibcood (20×5=100%) 1- Neceb dhib qof/dad Soomaali ah haysata 2- Jecel horumarka gobolada dalka oo dhan 3- Jecel nabad dalkoo dhan wada camimta 4- Neceb…

Maqaal: AWDAL TEGTEE YAA LA EERSAN

Maqaal: AWDAL TEGTEE YAA LA EERSAN

Ciidamadaa Hangashta Siiraanyo, waa in ay si deg-deg ah uga baxaan Magaalooyinka Quljeed iyo Boon. Waxaan ogsoonahay in Ciidamada ku sii qul-qulaaya magaalooyinka Quljeed, Boon iyo Borama ee ah kuwa…

Isbahaysiga & Shaxda Xisbiyada Ee 2016-2020

Isbahaysiga & Shaxda Xisbiyada Ee 2016-2020

Qormadani waa cabir kooban ku odorosayasa sida Soomaalidu xisbiyo aan qabiilooyin ku dhisnayn ay isula samaysan doonnaan. XISBIGA JAMHUURIGA (FEDERAL, HORUMAR & NABAD): Xisbigani wuxuu aamini doonnaa in Soomaalidu ay…

Labadii Urur ee Indhoolayaasha ee ka jiray Caasimada Muqdisho oo Midoobay

Labadii Urur ee Indhoolayaasha ee ka jiray Caasimada Muqdisho oo Midoobay

Maanta oo aytaariikhdu ku beegantahay 18/09/2014ka ayaa waxaa hal urur ku midoobay labadii urur ee kala ahaa ururkii midowga indhoolayaasha soomaaliyeed iyo  ururka indhoolayaasha soomaaliyeed  kuwaas oowada qaatay magaca SOMALI…

Ku Mudahaaraad Madaxwaynaha, Mise La Munaaqishood? W/Q: Axmed-Assad

Ku Mudahaaraad Madaxwaynaha, Mise La Munaaqishood? W/Q: Axmed-Assad

Marka madaxda wadanka wax laga tabanayo waxaa waajib ah in loo caddeeyo wixii khaladaad ah ee jirra iyadoo aan lagu xad-gudbayn hab-maamuuseedka kursiga ay ku fadhiyaan. Haddaba, waxaa dhawaan inoogu…

Falanqaynta “Hees Shaki Mudan Iyo Cabdi Good”, W/Q: Axmed-Assad

Falanqaynta “Hees Shaki Mudan Iyo Cabdi Good”,  W/Q: Axmed-Assad

Waxaan dhawaan Tv-ga ka daawaday suugaan-yahanka  Cabdi Good oo naqdinaya beyd ka mid ah hees uu ku sheegay, “hees shaki mudan”.  Haddaba, marka hore intaynaan dulucda heestan u gudo gallin, waxaan marka…

Ilko Dheeridaa Ma Kuwaad Ku Dhalataa? W/Q: Axmed-Assad

Ilko Dheeridaa Ma Kuwaad Ku Dhalataa?  W/Q: Axmed-Assad

Makhaayadii bay soo fariisteen maamulihii dugsiga iyo macaliimiintiisii uu casuumay oo tiradoodu sideed ahayd. Waa goor fiid ah oo ay makhaayada il-yartu is qatay, sheekada iyo bullaanka baxayana ay koox…

Xaflad loogu dabaaldagayay Doorashada madaxda Cusub ee Khaatumo oo kadhacday magaalada Boston

Xaflad loogu dabaaldagayay Doorashada madaxda Cusub ee Khaatumo oo kadhacday magaalada Boston

Xafladan oo ay soo agaasimeen Jaaliyada Khaatumo ee reer Boston laguna casuumay dhamaan Jaaliyada Soomaalida ayaa u dhacday sidatan.         Waxaa xaflada daadihinayay Jamaal Yuusuf oo in…

Hambalyo Arooska Sanadka 2014 oo u dhcay Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys Magaalada Boston(Sawiro)

Hambalyo Arooska Sanadka 2014 oo u dhcay Cabdiraxmaan Faarax iyo Faisa Aweys Magaalada Boston(Sawiro)

Faa’iso Aways oo meherkeedu ahaa $100 ayaa iyada iyo saygeeda Cabdiraxmaan Faarax uu arooskii Aroosyadu uga dhacay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. Xafladii Meherka oo Ceegaag Goobjoog ka ahayd…

Khaatumo STATE astaan u taagan midnimada iyo jiritaanka qaranka Soomaaliyeed.

Khaatumo STATE astaan u taagan midnimada iyo jiritaanka qaranka Soomaaliyeed.

Taariikhdu waa keyd ma guurto ah oo aaney cidini dabooli karin lagana dheehdo wixii hore usoo dhacay oo dhan , halgankii qaraaraa iyo dagaalkii dhiiga badani ku daatay ee lala…

Maxaa ka Qaylisiiyey Madaxwayne Gaas, mase sii hayn doonaa Xukunka Puntland?

Maxaa ka Qaylisiiyey Madaxwayne Gaas, mase sii hayn doonaa Xukunka Puntland?

Imisa Maamul Goboleed ayey Dowladu la shir-tegaysaa?. Maalintii Arbacada ee 30-kii Jully waxa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya looga dhawaaqay Heshiis Taariikhi ah oo Maamul Goboleed loogu samaynayo  Gobolada Galgaduud iyo…

Daawo: BADSO/SCALE 2014

Daawo: BADSO/SCALE 2014

Waxaa June 8, 2014 magaalada Boston lagu soo bandhigay barnaamij ku saabsan afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Barnaamijkan oo loo bixiyay, “Barashada Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (BADSO),” [Ingiriis ahaan na ah:…

GUBA-3 oo dib loo furay Abwaan Heelaale oo usoo gabyay Dhulbahante iyo Abwaan Boos oo u Jawaabay

GUBA-3 oo dib loo furay Abwaan Heelaale oo usoo gabyay Dhulbahante iyo Abwaan Boos oo u Jawaabay

Abwaan Axmed Sheekh Cali Heelaale ayaa bilaabay tix la magac baxday Gudd-gude oo daba socota tixiihii Guba. Abwaan Heelaale ayaa sheegay in Qarni ka dib ay lama huraan noqotay in ay…

Banaanbax aad u balaadhan oo lagu Taageerayay Amarka la’amray Somaliland inay Ciidamadeeda kala Baxdo Khaatumo oo Kadhacay Washington DC+Sawiro+

Banaanbax  aad u balaadhan oo lagu Taageerayay Amarka la’amray Somaliland inay Ciidamadeeda kala Baxdo Khaatumo oo Kadhacay Washington DC+Sawiro+

Jaaliyadaha Khaatumo ee wadanka Maraykanka Siiba Gobolada Ohio, Virginia, North Carolina, Massachusetts  -Boston, Minnesota,  New Jersey, Maine iyo magaalada London ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa Shalay ka dhigay banaanbax  ay kagaga…

Daahfurka xisbiga TAYO oo lagu qabtay Den Haag wadanka Natherlan.

Daahfurka xisbiga TAYO oo lagu qabtay Den Haag wadanka Natherlan.

Faracyada xisbiga TAYO ee wadamada Maraykanka, Canada iyo iskutaga wadamada Yurub sida England, Sweden,  Norway, Belgium iyo Natherlan ayaa isugu yimid shir ay ku ansixinayeen shuruucda xisbiga kuna doorteen gudoon…

Nala dhagaysta Xiisaha Xasarada GUBA 2aad

Nala dhagaysta Xiisaha Xasarada GUBA 2aad

Silsildii GUBA oo guushu raacday beesha haatan ku dhaqan deegaanada Khaatumo qorni ka hor ayaa haatan beesha Ogadeeniya ula muuqatay inay dib u gocdaan kadib markii beesha deegaanada Somaliland ku…