Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 73)

Kulankii Jaaliyada Nairobi iyo Madaxwayne Galaydh

Kulankii Jaaliyada Nairobi iyo Madaxwayne Galaydh

Kulan aad u balaadhan oo ay Jaaliyada reer Nayroobi u qabteen Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Daawo Darwiish.Tv Ceegaag.com…

WAR DEGDEG AH: Dhulboobkii Dhaabeebe oo dhaliyay Dhimasho iyo Dhaawac

WAR DEGDEG AH: Dhulboobkii Dhaabeebe oo dhaliyay Dhimasho iyo Dhaawac

Dagaal Qadhaah oo dhaliyay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa hada kasoconaya Deegaanada Dhaabeebe oo u dhaw magaalada Ceerigaabo, Dagaalkan ayaa waxa uu u dhexeeyaa Beelaha Naaleeye Axmed(Khaatumo) iyo Habaryoonis(Somaliland). Dagaalka ayaa…

OGAYSIIS: Kulan diimeedkii Sanadlaha ahaa ee Soomaalida Boston

OGAYSIIS: Kulan diimeedkii Sanadlaha ahaa ee Soomaalida Boston

  Kulan diimeedkan oo sanadle ah ayaa Soomaalida Boston ku qabsadaan Masjid Jaamaca magaalada kasoo ay kasoo qaybgalaan Wadaado ka kala yimaada daafaha wadankan Maraykanka wixii faah faahin ah ka…

Madaxwaynaha Khaatumo Mudane Cali Khaliif oo Gaadhay London

Madaxwaynaha Khaatumo Mudane Cali Khaliif oo Gaadhay London

Waxaa Galabnimadii Sabtidan Dec 06, 2014 Gaadhay magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galaydh waxaana halkaa ku soo dhaweeyay qaar kamida Madaxda maamulka Khaatumo…

Suldaan ka Mid Ah Salaadiinta Ugu Wawayn Beelaha Gadabuursi Suldan Abiibakar Cilmi Wabar oo Galay Buuralayda isaga iyo Ciidan uu Wato Kuna Dhawaaqay in uu Somaliland ka Go’een

Suldaan ka Mid Ah Salaadiinta Ugu Wawayn Beelaha Gadabuursi Suldan Abiibakar Cilmi Wabar oo Galay Buuralayda isaga iyo Ciidan uu Wato Kuna Dhawaaqay in uu Somaliland ka Go’een

Ka dib Beesha Gudabiirsi oo dulqaadkii ka idlaaday ayaa bilaabaya dagaal ay dhulkooda kaga saarayaan Maleeshiyaadka Burco iyo Hargaysa. Dhinaca kale Khaatumo ayaa laga sugayaa wali waxa ay kayeelaso Maleeshiyaadka…

Dalladda Awoodsiinta Naafada Soomaaliyeed (SODEN) oo Xustey Malinta Nafada Adunka.

Dalladda Awoodsiinta Naafada Soomaaliyeed (SODEN)  oo Xustey Malinta Nafada Adunka.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed “Xukuumadu waxay Dooneysaa in Dadka Naafada ah ay helaan Dhamaan Xaquuqahooda” 3-da   Bisha December ee Sanad kasta oo ah maalin loo asteeyey dadka naafadda ah ee…

Wafdiga Jaamacadda Carabta oo daneenaya maalgashiga xeebata Liido

Wafdiga Jaamacadda Carabta oo daneenaya maalgashiga xeebata Liido

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel” oo hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in Maamulka Gobolku ay farxad u tahay inay soo…

Daawo Xafladii Jaaliyada Boston ku maamuuseen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo ‘Indhosheel”

Daawo Xafladii Jaaliyada Boston ku maamuuseen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo ‘Indhosheel”

Axadii dhawayd waxaa magaalada Boston lagu qabtay xaflad ay ku maamuusayeen Jaaliyada Boston Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya Maxamed Yuusuf Jaamac Halac ‘Indhosheel’. Madaxwaynahaoo jeediyay Qudbad xasaasi ah…

Xaflad lagu soo Dhaweenayay looguna mahad celinayay Madaxwaynihii hore ee Khaatumo oo ka dhacday Boston

Xaflad lagu soo Dhaweenayay looguna mahad celinayay Madaxwaynihii hore ee Khaatumo oo ka dhacday Boston

Waxaa magaalada Boston ka dhacay xalay oo taariikhdu ahayd Nov 23, 2014 xaflad aad u agaasinayd oo Jaaliyada Soomaalida Boston ku soo dhaweenayeen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya…

Hambalyo iyo Taageero Gudoomiyaha cusub ee Ceegaag Development Organization Mr. Abdikahin Omar Salwe.

Hambalyo iyo Taageero Gudoomiyaha cusub ee Ceegaag Development Organization Mr. Abdikahin Omar Salwe.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mr. C/xakiin Cumar Gowl (Salwe) oo maanta oo ay taariikh-du tahay November 22, 2014 loo…

Kulan Khaasa dabdeed Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo”Indhosheel” iyo Jaaliyada Boston oo ku heshiiyay Taageerada…..

Kulan Khaasa dabdeed Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo”Indhosheel” iyo Jaaliyada Boston oo ku heshiiyay Taageerada…..

Taageerada ay jaaliyadu siindoonto maamulka Khaatumo, iyada oo laysla meel dhigay habkii iyo sidii ay jaaliydu deeqohooda u gaadhsiin lahaayeen Deegaanada Khaatumo. Shirkan oo saxaafadu dibad joog ka ahayd ayaa…

Xafladii Washington Settle ee lagu soo dhaweeyay Madaxwaynihii hore ee Khaatumo “IDHOSHEEL” Somtvofseattle

Xafladii Washington Settle ee lagu soo dhaweeyay Madaxwaynihii hore ee Khaatumo “IDHOSHEEL” Somtvofseattle

Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Seattle ee gobolak Washington xafladaa oo dhamaystiran ka daawo SOMtv ama xagan hoose Ceegaag.com…

Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Khaatumo ‘Indhosheel’ oo soo gaadhay Boston

Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Khaatumo ‘Indhosheel’ oo soo gaadhay Boston

Madaxwaynahii Maamulka Khaatumo oo baryahan booqsho shaqo ku marayay Gobolda wadankan Maraykanka ayaa Caawa Fiidkii Soo Gaadhay Gagida Dayuuradaha ee Logan Airport. Madaxwaynaha ayaa Kulamo Gaargaar ah la yeelan doona…

Ogaysiis: Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo Jaaliyada la kulmaya Axada Nov, 23, 2014

Ogaysiis: Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo Jaaliyada la kulmaya Axada Nov, 23, 2014

Waxaa la ogaysiinayaa dadwaynaha Soomaaliyeed ee daneenaya Midnimada iyo wada jirka umada Soomaaliyeed inay kasoo qaybgalaan Xaflad mahad celina oo Jaaliyada Boston kusoo dhaweenaso Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of…

Qubanaha VOA iyo Madaxwayne Galaydh

Qubanaha VOA iyo Madaxwayne Galaydh

Gooji ama Ha Goojin Hashaa Gabuulay Geela guun guunbaa lagugu tirin. Puntland faragalintoodu ma aha milatari balse Somaliland teedu waa Milatari. Ceegaag.com…

Masuuliyiinta Gobolka Sanaag ee Khaatumo oo ugu baaqay reer Taleex inay ku dhicin dabinka loo qoolayo ee dhiig iska daadinta ah

Masuuliyiinta Gobolka Sanaag ee Khaatumo oo ugu baaqay reer Taleex inay ku dhicin dabinka loo qoolayo ee dhiig iska daadinta ah

Daawo: Warsaxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Xildhibaadanada Khaatumo ee gobolka Sanaad Siyaasiyiin iyo Bulshada Rayidka ah sida Odoyada Haweenka iyo Dhalinta ayay ugu baaqeen Jilibada Nuur…

Daawo Xafladii Casho sharafta Madaxway-naha Khaatumo iyo Xaaskiisa ee lagu sameeyay Washington DC

Daawo Xafladii Casho sharafta Madaxway-naha Khaatumo iyo Xaaskiisa ee lagu sameeyay Washington DC

Dr. Cali Khaliif Galaydh isaga oo qudbadiisa ku bilaabay in uusan marnaba diyaar u ahayn in uu gorgrortan ka galo midnimada Soomaalida. Isaga oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay midoobaan…

Daawo: Madaxwaynaha iyo Marwada aad ee Khaatumo oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Reagan Int Airport Washington DC

Daawo: Madaxwaynaha iyo Marwada aad ee Khaatumo oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Reagan Int Airport Washington DC

Daawo Habkii loogu soo dhaweeyay Gagida diyaaradaha ee caasimada maraykanka Washington DC marwada 1aad iyo madaxwaynaha Maamulka Khaatumo. Ceegaag.com…

Casha sharaf ay Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan Nawaaxiga Washington DC ku soo dhaweeyeen Madaxwaynaha iyo marwada 1aad ee Khaatumo

Casha sharaf ay Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan Nawaaxiga Washington DC ku soo dhaweeyeen Madaxwaynaha iyo marwada 1aad ee Khaatumo

Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan nawaaxiga Caasimada dalkan Maraykanka Ayaa lagu qabtay Hodheelka DUNYAH BANQUED HALL. Xafladan ayaa waxaa si aada Soomaalidu u muujisay…

Madaxwayne Dr. Cali iyo Marwada 1aad Dr. Maryan ee Khaatumo oo soo gaadhay Washington DC

Madaxwayne Dr. Cali iyo Marwada 1aad Dr. Maryan ee Khaatumo oo soo gaadhay Washington DC

Waxaa Galabta abaarihii 2:06 Duhurnimo soo cagadhigaty Garoonka Reagan International ee magaalada Washington DC diyaaradii siday madaxwaynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Marwada 1aad ee Khaatumo Dr. Maryan Cabdi…