Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 68)

Ergada Goldogob ee shirka Cadaado oo lagu waraystay Madasha 60-ka

Ergada Goldogob ee shirka Cadaado oo lagu waraystay Madasha 60-ka

Maanta oo Axada May 17,2015  saacadka hor galinkan danbe ayaa waxaa madasha 60-ka lagu waraystay Taliyihii hore ee ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland Jeneraal Jaamac Maxamed Axmed ‘Sandaqad” oo ku…

WASIIRKA AMNIGA GUDAHA IYO GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OOKA QEYBGALAY BARNAAMIJKA ISDHAXGALKA

WASIIRKA AMNIGA GUDAHA IYO GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OOKA QEYBGALAY BARNAAMIJKA ISDHAXGALKA

  GuddoomiyahagobolkaBenaadirayaakaqaybgalaymunaasabadkusaabsanisdhexgalka bulshada, kaalinta bulshada ugaaadankaqeybqaadashadahorumarkadegmadooda,iyobaraarujinkusaabsansidiishacabku u bixinlahaayeencanshuurahaiyosideykagaqeybqaadanlahaayeenamnigaiyonadaafada sidoo kale waxey soobandhigeenwaxyaabihii u qabsoomaymaamulkaDagmadakaaraaneeGobalkaBenaadir. Munaasabadda waxaakaloo kaqeybgalayqeybaha bulshada iyoqaarka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolkaBanaadir, iyadoo intii ay munaasabaddu socotaygoobtalagusoobandhigay suugaankahadlaysabixintacanshuurahaiyokaqeybqaadashada…

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada Xogta iyo xulashada waa mowduuc ka bixi doona webabka Ceegaag.com iyo Allhawd.com waa barnaamij qofwalba uu kaqayb qaadan karo isago ku soo bandhigaya wixii xog uu…

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galay Orod Ka Dhacay Mogadisho

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galay Orod Ka Dhacay Mogadisho

  Muqdisho, 15 May 2015:Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda…

Oog oo Dilkii Maxamuud Jamali iyo Max-amed Quule oo nabad lagaga qaatay

Oog oo Dilkii Maxamuud Jamali iyo Max-amed Quule oo nabad lagaga qaatay

Ceegaag:May 15, 2015 Magaalada Oog ayaa lagu soo gabo gabeeyay Shir mag lagu kala qaadanayay oo ay beelaha Reer Ceegaag iyo Reer Oog Dilkii November 02, 2012 abaarihii 3:00 habeenimo…

Mashruuc Shaqooyin lagu siinayo Gabdhaha Jaamacadaha ka baxay oo Muqdisho lagu Daah-rogay

Mashruuc Shaqooyin lagu siinayo Gabdhaha Jaamacadaha ka baxay oo Muqdisho lagu Daah-rogay

Mashruuc shaqo lagu siinayo gabdhaha ka qalin jebiyay jaamacadaha ayaa laga furay magaalada Muqdisho. Mashruucan oo ay iska kaashanayaan Hay’adda Iftin Foundation, Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo Dalladda Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa…

Gacan ku Dhiiglayashii Ka Dambeeyay Dilkii Saado Cali iyo Masuuliyiin kale oo Maanta Diltoogasho Lagu Fuliyay

Gacan ku Dhiiglayashii Ka Dambeeyay Dilkii Saado Cali iyo Masuuliyiin kale oo Maanta Diltoogasho Lagu Fuliyay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo ka dambeeyay dilal dhowr ah oo loo geystay shacab iyo…

Furitaankii koobka janetal Daa’uud oo lagu qabtay South East London

Furitaankii koobka janetal Daa’uud oo lagu qabtay South East London

Koobkan ayaa lagu marti qaaday kooxo toban ah oo kakal yimid wadamada Yurubta ayaa si rasmi ah u bilawday shalay oo tariikhdu ahayd March 09, 2015. Daawo Ceegaag.com…

Hambalyo Arooska Abdullahi Hassanley & Ayan Adahir Aden oo uu arooskooda ka dhacay Magalada Boston

Hambalyo Arooska  Abdullahi Hassanley & Ayan Adahir Aden oo uu arooskooda ka dhacay Magalada Boston

Waxaa Hambalyo iyo tahniyad loo diriyaa Abdullahi Hassanley & Ayan Adahir Aden oo uu arooskooda ka dhacay Magalada Boston ee cariga Maraykanka tariikhdu markay ahayd May 3, 2015. Dhamaan reer…

Maalinta Nadaafada ee Degmada Kaaraan 6 bisha May.

Maalinta Nadaafada ee Degmada Kaaraan 6 bisha May.

Maalmahan waxaa degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka socday barnaamij kor loogu qaadayo is-dhexgalka bulshada iyo Maamulka degmada, kaas oo ay hormuud ka yihiin maamulka degmada kaaraan, isla markaana ay…

John Kerry oo muxaadaro ka jeediyay masjid ku yaala dalka Jabuuti

John Kerry oo muxaadaro ka jeediyay masjid ku yaala dalka Jabuuti

Xoghayaha arrimaha dibada Dowladda Mareykanka John Kerry oo ku sugan dalka D’jibouti ayaa muxaadaro ka jeediyay masjid ku yaala magaalada Jabuuti, wuxuuna ka hadlay arrimo ku saabsan Islaamka saxda ah…

Baaq guud oo ay soo saareen Beelaha SADE, HARTI, GERI, TANADE, AWRTABLE IYO MEHERI oo ku aadan arinka Baarlamaanka Jubaland

Baaq guud oo ay soo saareen  Beelaha SADE, HARTI, GERI, TANADE, AWRTABLE IYO MEHERI oo ku aadan arinka Baarlamaanka Jubaland

Baaq guud oo ay soo saareen  Beelaha SADE, HARTI, GERI, TANADE, AWRTABLE IYO MEHERI oo ku aadan arinka Baarlamaanka Jubaland KU: Madaxwaynaha Jumhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya KU: Raysalwasaaraha JF ee…

Cabdi Warsame oo ah lataliye kamida lataliyayaasha Duqa magaalada Minneapolis oo lagu waraystay Madasha 60-ka

Cabdi Warsame oo ah lataliye kamida lataliyayaasha Duqa magaalada Minneapolis oo lagu waraystay Madasha 60-ka

Waraysigan oo ah mid gaaban Lagagana qaaday isaga oo booqsho shaqo ku jooga magaalada  Seattle ee gobolka Washington ayaaa waxa uu u dhacay sidatan Dhagayso Abdi_Warsame_city_council Madasha 60-ka Ceegaag.com…

Ka qayb galka arrimaha Bulshada iyo Booqashada iskuulada Degmada Kaaraan.

Ka qayb galka arrimaha Bulshada iyo Booqashada iskuulada Degmada Kaaraan.

Waxaa Maalmahaan  sii xoogeysanyey  wax qabadka Degmada Karaan gaar  ahaan arimaha Bulshada ayaa Gudoomiyhaa Degmada Kaaraan Mudane  Axmed Cabdulle Xasan  uu ka qayb galey Barnaamj kor loogu qaadayo  is dhexgalka…

Xildhibaan Sandheere oo si aada laagu soo dhaweeyay Magaaladisii Boston

Xildhibaan Sandheere oo si aada laagu soo dhaweeyay Magaaladisii Boston

Waxaa magaalada Boston  ka dhacay Xaflad aad loo agaasimay oo lagu soo dhaweenayay Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan Sandheere, Xafladan ayaa waxaa isku soo duba riday Jaaliyada Boston oo si ayna…

Abwaan Hadraawi oo Hees u Curiyay Xamar, Xamareey Ma Nabad baa -” Laamaha Xoriyadiyo, Xayndaabka Calankee, Xejinaaya Dhalashada, Xididkaay ka beermaay, Xuduntii Dhulkaygaay, Xaruntii dadkaygaay, Xamareey Ma Nabad baa

Abwaanka wayn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa wuxuu soo Saaray Eryada Hees Loogu Magacdaray XAMAREEY MA NABAD BAA, Waxaana ku luuqeeyay Fanaan Sayid Khaliifa. Heestan oo u quus…

‘Gaalkacayo lama kala dhexmarinayo darbi Qabiil’ Ergada Rasmigaah degmada Waqooyiga Gaalkacayo ee ka qayb galasa Shirka Maamulu dhisida Gobolada Dhexe.

‘Gaalkacayo lama kala dhexmarinayo darbi Qabiil’ Ergada Rasmigaah degmada Waqooyiga Gaalkacayo ee ka qayb galasa Shirka Maamulu dhisida Gobolada Dhexe.

Argada Gaalkacayo iyo dhamaan Gobolka mudug qaybtii ka tirsanaan jirtay Maamulka Puntland ayaa caqabado kala kulmay shika Cadaado ee maamulka loogu sameenayo gobolada dhexe Soomaaliya. Dawlada Federaalka ayaa doonasa in…

Aadan Xuseen Cusmaan TEBO oo Buug uu qoray uguna wan qalay (No god but God) Laga xaday

Aadan Xuseen  Cusmaan TEBO oo Buug uu qoray uguna wan qalay (No god but God) Laga xaday

Waxaa magaalada Boston ee cariga dalka Maraykanka ka dhacday in uu Qoraaga Aadan Xuseen Cusmaan oo ku magacdheer Tebo uu qoray buug uu ku turjumay Ashahaada kaasoo uu dadka ku…

Daawo: Bishaaro Maxamed iyo Axmed Cabdi Xaabsade oo Isku haysta dhul ku yaala Muqdisho (VIDEO)

Daawo: Bishaaro Maxamed iyo Axmed Cabdi Xaabsade oo Isku haysta dhul ku yaala Muqdisho (VIDEO)

Bishaaro maxamed Cabdullaahi oo ah gabadha oo dhowaan Warbaahinta ka eedeeyay Axmed Cabdi Xaabsade oo ay isku haystaan dhul ku yaala magaalada Muqdisho ayaa maanta shir Jaraa’id oo ay ku…

Madasha 60-ka ka oo Marti galisay Gudoomiyaha Garabka Haweynka Xisbiga (CAHDI) Ismahaan Cadiraxmaan Botaan RN

Madasha 60-ka ka oo Marti galisay Gudoomiyaha Garabka Haweynka Xisbiga (CAHDI) Ismahaan Cadiraxmaan Botaan RN

Madasha Lixdanka oo lagu qaadaa dhigo siyaasada Soomaaliya ee meelaha ay dawaafaso ama heehaabaso maalin walba 24/7 ayaa waxaa manta martiku ahaa Gudoomiyaha Garabka Haweynka Xisbiga (CAHDI) Dictoreso: Ismahaan Abdirahman…