Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 67)

Madahsha 60-ka iyo Guuxa dadwaynaha Tirakoobka Dadwaynaha ee New Dealka

Madahsha 60-ka iyo Guuxa dadwaynaha Tirakoobka Dadwaynaha ee New Dealka

Dawlada Soomaaliya oo soo bandhigtay qiyaasta tirokoobka shacabka Soomaaliyeed ee ladoonayo in lagu qaybiyo qorshaha New Deal. Ayaa waxaa aad looga hadal hayay dalka gudihiisa iyo dibadiisa, qorshahan ayaa aad…

Dhacdo Ugub ah: Markabka haka soo dagina ISAAQ matihiidiine Barbara, Gacmo furan kusoo dhawaada iyo Wadankiinii Boosaaso.

Dhacdo Ugub ah: Markabka haka soo dagina ISAAQ matihiidiine Barbara, Gacmo furan kusoo dhawaada iyo Wadankiinii Boosaaso.

Berbara  May 29 2015.   Wasiirka arimaha Gudaha ee Puntland Axmed Garaash oo dadka Ka dhex-muuqda iyo Somaliland oo dadkii markabka udiiday inay kasoo dagaan oo Soomaali iyo Isaaq ukala saartay dadkii…

Farmaajo yuu ku tilmaamey in shirka Maamul u sameynta Gobaladda Dhaxe uu ka socon la’ yahay??

Farmaajo yuu ku tilmaamey in shirka Maamul u sameynta Gobaladda Dhaxe uu ka socon la’ yahay??

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in shirka ka socda magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka loogu dhisaayo Mudug iyo Galgaduud ay jiraan shaqsiyaad ka…

Aaska Yuusuf Dirir oo ka dhacay Muqdis-hoTacsi loo diray dadka midnimada Jecel

Aaska Yuusuf Dirir oo ka dhacay Muqdis-hoTacsi loo diray dadka midnimada  Jecel

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Qaranka Somalia Abuukaate Caydiid Ika Xanaf ayaa dhaar ka maray inuu Aaska Yusuf Dirir ka qeybgalo Madaxweyne Xasan Sheekh Caydiid Ilka Xanaf wuxuu Filintijeerka Madaxtooyadda kala…

Tirada dadka Soomaalida 2013-2014 oo la shaaciyay iyo Maamul goboleedyo ka hor yimid

Tirada dadka Soomaalida 2013-2014 oo la shaaciyay iyo Maamul goboleedyo ka hor yimid

Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayay wasaaraddu ku sheegtay  natiijo ka soo baxday xog-ururin tirakoob la qaaday 2013 iyo 2014 oo ay si wadajir ah isaga kaashadeen Wasaaradda qorsheynta, maamul…

Wasiirka Arimaha Bulshada ee maamulka Khaatumo oo Booqsho shaqo ku gaadhay Seatlle Washington

Wasiirka Arimaha Bulshada ee maamulka Khaatumo oo Booqsho shaqo ku gaadhay Seatlle Washington

Jaaliyada Khaatumo ee ku dhaqan Magaalada Seattle ee gobolka Washington ayaa habeenkii xalayto ah ku soo dhaweeyay wasiirka Arimaha Bulshada ee Khaatumo oo safar shaqo ku yimid wadanka Maraykanka, Maamulka Khaatumo ayaa…

Waraysi uu Bixiyay Mudane Daud Maxamed Cumar Bisinle

Waraysi uu Bixiyay Mudane Daud Maxamed Cumar Bisinle

Waraysi kooban oo aan xalay layeelanay Wasiirkii hore ee Batrolka iyo Macdanta Dowlada Somalia Mudane Daud Maxamed Cumar Bisinle, waraysigan oo ahaa mid maqala waxan ka cudur daaranayna cilad farsamo…

Abwaan Cabdisamiic oo ka gabyay Xasuuqii Ardayda reer Gaarisa dalka Kiiniya

Abwaan Cabdisamiic oo ka gabyay Xasuuqii Ardayda reer Gaarisa dalka Kiiniya

Madasha Gorfaynta Siyaasada Soomaaliya ee 60-ka oo uu soo booqday Abwaan Cabdisamiic ayaa shalay uu ka tiriyay Gabay uu ka tiriyay dhacdadii xanuunka badnayd ee lagu xasuuqay ardaydii wax ka…

Fighting Al Shabaab as a woman in Somalia’s national army | Iman Elman | Mogadishu

Fighting Al Shabaab as a woman in Somalia’s national army | Iman Elman | Mogadishu

Despite only being 21, Iman Elman is a military commander in the Somali Armed Forces. Writes Michelle Shephard in the Toronto Star, “When she joined the military two years ago,…

WARAYSIGI MAANTA IYO PRO-LAFOLE

WARAYSIGI MAANTA IYO PRO-LAFOLE

Pro. Cabdirisaq Maxamed Aadan Lafole ayaa maantay waraysi siiyay Saxaafada uukaga hadlay wax yaalo farabadan, wuxu iftiimayay in loobaahan yahay in lafahmo waxbarashada iyo halka ay kaga jirto nolosha bini…

Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadaha Reer Ceegaag

Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadaha Reer Ceegaag

OGEYSIIS WAXAA LA OGEYSIINAYA JAALIYADA REER CEEGAAG MEELAY JOOGAANBA INAY U DIYAAR GAROOBAAN MASHRUUCII QAYRIGA AHAA EE MUDADA DHEER SOO TAXNA ALLAHA AJAR IYO XASANAD HAYDINKA SIIYEE, WAXAA FOODA INAGU…

Barnaamij lagu soo nooleeynaayo ciyaaraha, fanka iyo dhaqanka oo lagu qabtay Muqdisho

Barnaamij lagu soo nooleeynaayo ciyaaraha, fanka iyo dhaqanka oo lagu qabtay Muqdisho

Barnaamijkaan oo lagu soo nooleeyo Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ayaa waxaa lagu daah furay ciyaarta kubadda kolayga ee gabdhaha, waxaana ciyaartii ugu horeysay iskaga hor yimid ama ay u dhaxaysay Degmooyinka…

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Xogta iyo Xulashada Waa barnaamijkii aynu ku balan sanayn inaan ku soo gudbino aragtida dadawaynaha, waxaan inoo soo xulay maanta qormadan hoose. Magacaygu waa Axmed Cabdule waxaan daganahay magaalada Muqdisho,…

Why is The World Media silent on killing Burma’s Innocent Muslim?

Why is The World Media silent on killing Burma’s Innocent Muslim?

Have you ever think of this recent issue at least once in your life? Why  the Muslim are being killing by Burma’s Buddhist monk? And why the Medias are silent? Watch the…

Wasiirka Arimaha Dibada ee Qatar Khalid bin Mohammed Al Attiyah oo Soomaaliya Yimid

Wasiirka Arimaha Dibada ee Qatar Khalid bin Mohammed Al Attiyah oo Soomaaliya Yimid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda , Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar oo booqasho ku yimid Muqdisho. Mogadishu, Jimce, May 22, 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…

Madasha 60-ka oo lagu waraystay Nabadoonada reer Galdogob Maxamed Cali Shaadoow iyo Nabadoon Axmed Nuur Sheekh Xasan Nuur

Madasha 60-ka oo lagu waraystay Nabadoonada reer Galdogob Maxamed Cali Shaadoow iyo Nabadoon Axmed Nuur Sheekh Xasan Nuur

Madasha falanqaynta Siyaasada Soomaaliya ee 60-ka ayaa waxaa shalay marti ku ahaa Nabadoonada reer Galdogob oo ay u hadleen Nabadoon Maxamed Cali Shaadoow iyo Nabadoon Axmed Nuur Sheekh Xasan Nuur iyaga…

Warsaxafadeed: Xisbiga Tayo Party oo walac ka qaba dhismaha gudiga doorashada ee ay Xukuumadda Somalia Magacowday

Warsaxafadeed: Xisbiga Tayo Party oo walac ka qaba dhismaha gudiga doorashada ee ay Xukuumadda Somalia Magacowday

Xisbiga Cadaalada iyo sinaanta ee Tayo Party ayaa waxa ay manta walaac ka mujiyeen  gudiyada kala duwan ee Golaha wasiirada ay dhawaan  ku dhawaqeen.   Golaha Sare  ee Xisbiga Tayo…

Xaliimo Cali Axmed oo ku geer yootay Gaarisa

Xaliimo Cali Axmed oo ku geer yootay Gaarisa

“Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,  Jaaliyada reer Boston siiba Marwooyinka Is Jecel dhamaantood  iyo Mudanayaasha kala ah Dr. Faysal Warfaa, iyo Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaale), Cabdilaahi Gurxan, Aqoonyahan-Siyaasi: Xarbi Yuusuf Cismaan (Liibaan…

Qormada Quuriwaa Q-2aad Jawaabta Jidbaale

Qormada Quuriwaa Q-2aad Jawaabta Jidbaale

Qormada Quuriwaa Jawaab Q-2aad Abuu Hureyrah (radiyal Laahu Canhu) wuxuu yiri: Nebigu (sallal laahu calayhi wasalam) wuxuu yiri: Iska Jira xaasidnimada, maxaa yeelay xaasidnimadu waxay u cuntaa xasanaadka sida dabku…

Hogaan Bir ah:Wasiirka Gaashaandhigga DIINI oo gaaray magaalada Kismaayo

Hogaan Bir ah:Wasiirka Gaashaandhigga DIINI oo gaaray magaalada Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo kusoo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka KMG ah…