Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 65)

C/raxmaan Odowaa ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ku soo wargeliyay markeedii horeba in gobolada dhexe loo sameynayo maamul lagu magacaabo Galmudug

C/raxmaan Odowaa ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ku soo wargeliyay markeedii horeba in gobolada dhexe loo sameynayo maamul lagu magacaabo Galmudug

Cadaado Julay 24, 2015 Munaasabaddii caleema saarka ee magaalada Cadaado oo noqotay midii ugu weyneyd ee maamul goboleedyada federaaliga ah loo qabto, kaddib markii ay ka soo qeyb galeen ergooyin…

Safarkii Madaxweyne Brack Obama ee dalka Kiiniya Nairobi (Sawiro-VIdio)

Safarkii  Madaxweyne Brack Obama ee dalka Kiiniya Nairobi (Sawiro-VIdio)

Nayroobi July 20, 2015 Markii Diyaaradii gaarka u ahayd Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Brack Obama ay soo caga dhigatay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, iyadoo halkaasi ay ku soo dhoweeyeen Madaxweyne…

Madaxweynaha: ‘’Maamulka cusub ee Galmudug waxaan uga fadhinaa inuu ka shaqeeyo nabadda iyo horumarka shacabka

Madaxweynaha: ‘’Maamulka cusub ee Galmudug waxaan uga fadhinaa inuu ka shaqeeyo nabadda iyo horumarka shacabka

Cadaado July 23, 2015 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka ku meel gaarka…

Ogaysiis: Kulan wayn oo lagaga hadlayo Mustaqbalka Soomaaliya oo uu marti ku yahay Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Farmaajo

Ogaysiis: Kulan wayn oo lagaga hadlayo Mustaqbalka Soomaaliya oo uu marti ku yahay Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Farmaajo

Qaaraan Qarannimo waa Badbaado Qaran waa halkudhega shir wayn oo lagu qabanayo Columbus Ohio oo uu kasoo qayb galayo Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Kasoo qaybgal wacan.. u…

Cawil Cali Tarabi “Oday Khaatumo” oo Tix guubaabo iyo dardaaran isugu jira usoo jeediyay ummada Soomaaliyeed gaar ahaan madaxda Soomaalida.

Cawil Cali Tarabi “Oday Khaatumo” oo Tix guubaabo iyo dardaaran isugu jira usoo jeediyay ummada Soomaaliyeed gaar ahaan madaxda Soomaalida.

Hadaba cajaladan oo Abwaanka lagaga duubay magaalada Edminton ee dalka Kanada waatan ee daawo. Abwaanka ayaa kula hadlay shacabka Maamulka Khaatumo isaga oo hoga tusaaleeyay in ay lagama maarmaan tahay…

Ururka Midnimada Dhalinta Soomaaliyeed oo si wayn ugu dabaal degay Iidul fidriyadii Boston

Ururka Midnimada Dhalinta Soomaaliyeed oo si wayn ugu dabaal degay Iidul fidriyadii Boston

July 19 (Ceegaag)—United Somali Youth oo ah uruka dhalinta reer Boston ku bohoobeen lixdii sano ee tagay ayaa qabtay isku soo bax wayn oo loogu dabaal dagayay Ciidul fidriyada waana…

Daawo: Ciyaartii Gabagabada kooxaha kubada Cagta ee reer Ceegaag (New Ceegaag 2016)

Daawo: Ciyaartii Gabagabada kooxaha kubada Cagta ee reer Ceegaag (New Ceegaag 2016)

July 19 (Ceegaag)—Ciyaarta ayaa wali laysku hirdinayaa kooxaha kala ah New Ceegaag iyo Heegan iyaga oo ay guushu raacday oo koobka sanadka 2016 hantiyay kooxda New Ceegaag. Daawo Cabdi Casiis…

Madaxweynaha oo shacabka Muqdisho kula ciiday xeebta Liido

Madaxweynaha oo shacabka Muqdisho kula ciiday xeebta Liido

July 18 (Ceegaag)—Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn booqdey xeebta Liido…

Minority of Far East Asian Muslims announced Eid tomorrow.

Minority of Far East Asian Muslims announced Eid tomorrow.

Eid-ul-Fitr 2015 Date   Mosque Based On EID Prayer Time CANNING VALE – Perth Lighthouse (Canning Vale Community Centre) Moon Sighting Sat 18th Jul 2015 at 7:30am CANNINGTON DAWA (Cannington Exhibition Centre) Moon Sighted in…

Xageebay Soomaalida reer Boston ku ciidayaan

Xageebay Soomaalida reer Boston ku ciidayaan

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida hawlwadeenada Masjidka Altaqwaa ayaa ay sheegeen in ay ciidan hogaanka u hayaan Soomaalida, Imaamka magaaladuna Sh. Yuusuf  uu ciida hogaamin doono. Ceegaag.com…

Fu’aad Aadan Cade oo u geeryooday Aramida shilkii gaadhi ee ku gaadhay Aqalka looga aramiyo Somaliland

Fu’aad Aadan Cade oo u geeryooday Aramida shilkii gaadhi ee ku gaadhay Aqalka looga aramiyo Somaliland

Siyaasiga Ruug cadaaga ahaa ee Fu’aad Aadan Cade ayaa ku geeryooday Isbataalku yaala dalka Turkiga oo lagu daaweenayay ilaa bishii June, ehelda Marxuumka ayaa u xaqiijiyay geeridiisa shabakadan Ceegaag.com. Nafina…

Hargeysa oo Madaxdii Dhaqanku ka soo amaaneen Maamulka Puntland “Majeerteenku Waa niman Gob ah iyo Duul Garaad Badan”

Hargeysa oo Madaxdii Dhaqanku ka soo amaaneen Maamulka Puntland “Majeerteenku Waa niman Gob ah iyo Duul Garaad Badan”

Salaadiinta dhaqanka iyo Ugaasyada Beelaha Soomaaliland oo shir Saxaafadeed ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa uga mahadceliyey Madaxda dhaqanka iyo Maamulka Puntland sida wanagsan ee ay u soo dhaweeyeen Ugaasyadii u…

Dadka Araga la’ ee ka qayb galay Tartanka Qur’aanka ee Idaacada Risaala oo la abaalmariyay

Dadka Araga la’ ee ka qayb galay Tartanka Qur’aanka ee Idaacada Risaala oo la abaalmariyay

Dadka Araga la’ ee ka qayb galay Tartanka Qur’aanka ee Idaacada Risaala oo la abaalmariyay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay qabatay xaflad ballaaran oo lagu abaalmarinaayay…

Salaada Taraaxwiixda iyo Masjidka Somalida ee Al-Taqwaa oo tujinayay Sh. Muuse Ashcari

Salaada Taraaxwiixda iyo Masjidka Somalida ee Al-Taqwaa oo tujinayay Sh. Muuse Ashcari

Boston, MA. USA  July 12, 2015: Iyada oo haatan lagu jiro wadacii bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa lasoo bandhigayay sida ay dadyawga Islaamka ihi uga faa’iideesanayeen bisha barakaysan ee…

Gudoomiyaha Xisbiga TAYO oo ka hadlay xaalada dalka isaga oo hoga tusaaleeyay dawlada Madaxwayne Xasan Sheekh

Gudoomiyaha Xisbiga TAYO oo ka hadlay xaalada dalka isaga oo hoga tusaaleeyay dawlada Madaxwayne Xasan Sheekh

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi bixiyey ayaa sheegay in baarlamanka hadda jiro ay baddali karaan kaliya xildhibaanno shacabka uu soo doortay. sidoo kalena iftiimiyay sida  …

Qaar kamida Madaxda Jaaliyada Boston oo la kulmay Siyaad Cali Agaasimaha Gudiga Waxabarashada ee Minneapolis

Qaar kamida Madaxda Jaaliyada Boston oo la kulmay Siyaad Cali  Agaasimaha Gudiga Waxabarashada ee Minneapolis

Ceegaag ‘July 11, 2015 Boston MA USA’ Kulan ay kuwada afureen qaarkamida Maadaxda Jaaliyada Boston iyo labo Agaasime waxbarasheed oo laga kala doorto Magaalooyinka “Siyaad Cali” Minneapolis MN iyo “Cabdiraxmaan…

Madaxweynaha oo afur u sameeyay madaxda laamaha amniga Qaranka

Madaxweynaha oo afur u sameeyay madaxda laamaha amniga Qaranka

Muqdisho, 8 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay madaxda laamaha amniga Qaranka.…

C/kariin Xuseen Guuleed oo ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug

C/kariin Xuseen Guuleed oo ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug

 04, 2015 (Ceegaag) — Musharax C/kariin Xuseen Guuleed oo murashaxiintii u tartamayay doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa si rasmi ah ugu guuleystay xilkaas, kaddib markii uu wareeggii saddexaad ee doorashada kaga…

Madaxweynaha oo xuska 1-da Luulyo awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Madaxweynaha oo xuska 1-da Luulyo awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Muqdisho, July 1, 2015 ceegaag.com: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xuska sanad-guurada 55-aad ee xornimada iyo midnimada dalka awgii ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee…

WAR-DEG DEGAH- Cali Gacal Casir oo ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

WAR-DEG DEGAH- Cali Gacal Casir oo ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

June 27 (ceegaag)— Cali Gacal Casir ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kadib markii wareegii labaad uu ka guuleystay musharaxii kale ee la tartamayay C/llaahi Maalin Gaafow Aasparo. Doorashada…