Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 63)

Gudoomiaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo Marti ku ahaa Madasha 60ka

Gudoomiaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo Marti ku ahaa Madasha 60ka

Waxaa maanta waraysi aad u adag una xiiso badan dhinacyo badana taabana lagula yeeshay Madasha 60ka Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo Mudane Cabdulaahi Sheekh Cumar…. Dhagayso Waraisigaa oo uu qaaday Cali Xaraare….Waraisigii…

Todobaadka Dhaqanka Jaamacada Muqdisho oo Lasoo Gabogabeeyay

Todobaadka Dhaqanka Jaamacada Muqdisho oo Lasoo Gabogabeeyay

14-09-2015(Ceegaag)-Jaamacadda Muqdisho waxaa sanad walba ardayda cusub ee kusoo biirta jaamacadda loo qabtaa todobaadka dhaqanka si ardayda iyaga dhaxdooda isu bartaan kuna soo bandhigaan hal’abuurkooda laguna siiyo cashiro kusaabsan shuruucda…

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga la bilaabayo qaban qaabada Doorashada 2016.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga la bilaabayo qaban qaabada Doorashada 2016.

Ceegaag Sep 13, 2015. Kismaayo:  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in bishan 20-keeda ay magaalada Muqdisho…

Gudoonka Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo Gacmaha Kawada Hadlay

Gudoonka Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo Gacmaha Kawada Hadlay

Kadib markii xildhibaano muxaafidiina oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ay keeneen in dadka rayidka ah lagu wareejiyo hanti dawldeed sida Hamaha shiidaalka Berbara oo ay ka horyimaadeen xildhibaanada…

Warbiixin ka soo baxday Shirkii Balicad ee Golayaasha Maamulka Khaatumo

Warbiixin ka soo baxday Shirkii Balicad ee Golayaasha Maamulka Khaatumo

Shika uga socday Golayaasha Maamulka Khaatumo magaalada Balicad ayaa soo gabogaboobay iyada oo ay soo saareen go’aamo Saxaafada loo Akhtiyay waatan ee Daawosho Wacan.. Ceegaag.com…

Axmed Faarax Idaajaa oo warbixin kooban ka diyaariyay Shaqadii Axmed Cali Abokor 2NN

Axmed Faarax Idaajaa oo warbixin kooban ka diyaariyay Shaqadii Axmed Cali Abokor  2NN

Waxaa wiigii hore magaalada Manses ee Gobolka Virginia Ilaahay ku oofsaday midkamida Ragii qoray Afsoomaaliga Marxuum Axmed Cali Abokor, Taariikhyahanka wayn ee Soomaaliyeed Axmed Faarx Idaajaa ayaa warbixin kooban kadiyaariyay…

USC waxay inagu soo hubeenasaa Caruurta Faqashtii aynu Aabayaaashood iyo Awoowayaashood ka adkaanay(FCW)

Gudoomiyaha xisbi mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sidii caadada u ahayd marlabaad cay hawada usoo mariyay beelaha DAROOD siiba Harti Waqooyi isaga oo ku canaantay Belaha HAWIYE inay ka safteen…

Cilmibaadhe Ingiriis ah oo marlabaad qaybqaybiyay Dhulka Somaalida

Cilmibaadhe Ingiriis ah oo marlabaad qaybqaybiyay Dhulka Somaalida

Ka dib markii ay dhicisowday rajadii laga qabay in Soomaaliya ay ka dhacaan doorasho hal shaqsi hal cod ah ayaa waxaa cilmi baadhe Ingiriis ah qadaraas lagu sii yay inuu…

Wafti Isumo ah oo Gaadhay Balicad oo ay Fadhiyaan Madaxda Maamulka Khaatumo

Wafti Isumo ah oo Gaadhay  Balicad oo ay Fadhiyaan Madaxda Maamulka Khaatumo

Wafti balaadhan oo ka yimid dhinaca Nugaasha ee deegaanada Maamulka Khaatumo ayaa soo gaadhay Magaalada saldhiga u ah Maamulka Khaatumo ee Balicad. Waftigan ayaa waxaa hogaaminayay garaadka Guud ee Kahaatumo…

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo oo lagu waraystay madsaha 60ka (Dhagaysi 17m)

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo oo lagu waraystay madsaha 60ka (Dhagaysi 17m)

Wasiirka warfaafinta  Maamulka Khaatumo oo safar shaqo ku jooga caasimada dalka ee Muqdisho ayaa waxaa laga waraystay Madahsa 60ka oo ah goob ay siyaasada Soomaalida ku falanqeeyaan Qurbaawiyuuntu. Wasiirka ayaa…

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Waxaa Saaka Hospital ku yaala magaalada Manassas ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka  ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Prof. Ahmed Ali Abokor oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray…

Gudomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Khatumo oo Soogaaray Dalka Belgum

Gudomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Khatumo oo Soogaaray Dalka Belgum

  Shirbalaaran oo lagu qabtay Dalka Belgum magaalada Antwerp, ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Gudomiyaha Guud ee Jaliyadaha Khatumo Ibrahim Ahmed Musse,  xafladan oo siwayn loosoo agasimay ayaa waxaa kasoo…

Magacyada golaha Wasiirada DG- Gal-Mudug Oo Goor dhaw lagu Dhawaaqay

Magacyada golaha Wasiirada DG- Gal-Mudug Oo Goor dhaw lagu Dhawaaqay

Ceegaag August 28, 2015 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Gal-Mudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Goordheed Madaxtooyada Maamulkaasi Galmudug Uga Dhawaaqay Golaha Cusub ee Wasiirada Ee Maamulkaasi.  Golaha Wasiirada ee uu soo dhisay…

Mad-Ku xigeenka Khaatumo iyo Wefti Bala-adhan Maanta Lagu soo dhaweeyay Balicad

Mad-Ku xigeenka Khaatumo iyo Wefti Bala-adhan Maanta Lagu soo dhaweeyay Balicad

Waxaa Maanta galinkii danbe magaalada balicad oo haatan ay ku sugan yihiin madaxda khaatumo sida madaxweynah khaatumo maanta lagu soodhaweeyay madaxweyne ku xigeenka khaatumo cabdul iyo gudoomiyaha barlaamnka khaatumo iyo…

Tiradii Ugu Badnayd ebid Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo U Fariisatay Imtixaanka Ogolaanshaha ama Qabuulka.

Tiradii Ugu Badnayd ebid Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo U Fariisatay Imtixaanka Ogolaanshaha ama Qabuulka.

Agoost-25-2015(Ceegaag)Kumaan kamid ah ardayda Soomaliyeed ee isugu jira hablo iyo wiilal ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25/8/2015 ufariistay imtixaankii qabuulka ama ogolaanshaha kamid noqoshada Jaamacadda Muqdisho sanad waxbarashadeedka 2015-2016.…

Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil.

Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil.

Waraysiga waxaan siiyey Kalsan TV, waraysiga oo ku saabsan Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil. Shirkada Soma Oil and Gas waxay la…

Waraysi Uu Prof Galaydh Siiyey Tvga Somnews By Zakariye Wadani

Waraysi Uu Prof Galaydh Siiyey Tvga Somnews By Zakariye Wadani

Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Madaxwaynaha maamulka Khatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisa laga Aqoonsan yahay Dalka intiisa badan, Shacabka Gobollada Dhexena ay Tageero u hayaan Reer…

Baaqii Ay Direen Jaaliyada Khatumo ee Belgum iyo Sawiro..

Baaqii Ay Direen Jaaliyada Khatumo ee Belgum iyo Sawiro..

  Kulan xasaasiya oo ay isugu yimaden qaarka tirsan Gudiga Khatumo Belgum iyo JaaliyadaKhatumo ee magaalada  Kortrijk ayaa lagaga hadlay qodobo dhowr ah taasoo ay ugu muhiimsanayd muujinta aydareenkooda ku…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ahmed C/casiis Warsame oo ku geeriyooday Hargeysa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ahmed C/casiis Warsame oo ku geeriyooday Hargeysa.

Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa  Allaha u naxariistee  Ahmed C/casiis Warsame oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Khaatumo. Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magalada Balicad

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magalada Balicad

Iyada oo haatan ay ka jiraan deegaanada Khaatumo dardargalin lagu sameenayo Maamulka ayaa waxaa shalay gaadhay Magaalada Balicad Madaxwaynaha maamulaka Dr. Cali Khaliif Galaydh. Daawo.. soo dhaweentoo balaadhan oo loo…