Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 3)

Guusha shirkii Jigjiga ee reer Khaatumo laga dhaxlay

Guusha shirkii Jigjiga ee reer Khaatumo laga dhaxlay

Jigjiga: Sabti. Jamadul Al-Awal 23, 1444 H. oo ku aadan Dec 17, 2022 Miilaadiga: Waxaa na soo gaadhaya tahniyadaha iyo taageerada wayn ee shacabka Soomaaliyeed u dirayaan Gollaha Issimada, siyaasiyiintii,…

Warmurtiyeedka Shirkii Maamulka Khaatumo ee kusoo gabagaboobay Jigjiga.

Warmurtiyeedka Shirkii Maamulka Khaatumo ee kusoo gabagaboobay Jigjiga.

Jigjiga: Jamadul Al-Awal 22, 1444 H. oo ku aadan Dec 16, 2022 Miilaadiga: Ayaa waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Soomaali Galbeed kusoo gabo gaboobay shir uga socday Gollaha Issimada, siyaasiyiinta,…

Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo tagay magaalada Jigjiga xarunta Soomaali Galbeed.

Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo tagay magaalada Jigjiga xarunta Soomaali Galbeed.

Jigjiga Dec 07, 2022. Waxaa maanta magaladda Jigjiga ee Xarunta Soomaali Galbeed si wayn loogu soo dhaweeyay aqoonyahan Mudane Bashiir Xaaji Cali oo ah madaxa Jaaliyada Canada. Garoonka diyaaradaha ee…

Aas Aasihii Dugdiga Hoose Dhexe iyo Sareba ee Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo oo Illahay Hanuunka Haleelsiiyay.

Aas Aasihii Dugdiga Hoose Dhexe iyo Sareba ee Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo oo Illahay Hanuunka Haleelsiiyay.

Waxaa Maanta masjidjaamaca magaalada Boston oo uu imaam ka yahay Cabdulqaadir Barbaraawi oo reer Burco ah. Dib ugu soo noqday diinta Islaamka Aas Aasihii Aboorso Jonathan Starr. Waxaa shahaada u…

Kooxda Muqdisho City Club ee kubada kolayga Gabdhaha oo ka qayb galaya tartanka wadamada Carabta.

Kooxda Muqdisho City Club  ee kubada kolayga Gabdhaha oo ka qayb galaya tartanka wadamada Carabta.

Tunis: Sept 21, 2022. Mogadishu City Clubayaa ka qaybqaadanasa tartanka kubada kolayga ee gabdhaha kasoo ka dhacaya wadanka Tuuniisiya caasimadiisa Tunis. Ciyaarahan ayaa ah kuwo dhaca sanad walba, iyada oo…

Jamaadeey ku soo dhawoow Soomaaliya

Jamaadeey ku soo dhawoow Soomaaliya

Jamaad waa gabar Soomaaliyeed, waana gabar Reer Puntland ah oo u timid in ay ka qeyb qaadato waxbaridda carruurta agoonta ah, iyada oo fureysa iskuul gaar u ah carruurta agoonta…

Asc walaalaha soomaaliyeed ee khayrka jecel waxaan jecelahay inaad mashruucan oo sadaqo jaariyah ah wixii aad awoodaan aad ku darsataan InshaAllah.

Asc walaalaha soomaaliyeed ee khayrka jecel waxaan jecelahay inaad mashruucan oo sadaqo jaariyah ah wixii aad awoodaan aad ku darsataan InshaAllah.

Bilcil Village Well Project in Sanag, Somalia…

Ceegaag.com oo tacsi u dirasa Qaranka Soomaali iyo qoyskii Alle ha u naxariistee Khadra Daahir Cige.

Ceegaag.com oo tacsi u dirasa Qaranka Soomaali iyo qoyskii  Alle ha u naxariistee Khadra Daahir Cige.

Boston, July 02, 2022 Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diranaa ubadkii, qaraabadii, ehelkii iyo Ummadii Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Alle ha u naxariisto e Khadra Daahir Cige oo ahayd…

Wahaaj Bile Faarax Gucuri oo ku baasay buundada ugu saraysa 42.7 GPA sanadka fasalka 12aad wadanka Maraykanka.

Wahaaj Bile Faarax Gucuri oo ku baasay buundada ugu saraysa 42.7 GPA sanadka fasalka 12aad wadanka Maraykanka.

Iyada oo ay soo gabogaboobeen waxbarashadii sanad dugsiyeedka 2021 ilaa 2022 ayaa waxaa si’aada loo hadal hayaa dhalintii ka qalin jabisay dugsiyada sare iyo jaamacadaha ay aadayaan. Hadaba waxaa shalay…

Khaatumo State of Somalia made clear its position on the “Somaliland Partnership Act

Khaatumo State of Somalia made clear its position on the “Somaliland Partnership Act

On the 31st March of this year Khaatumo State of Somalia made clear its position on the “Somaliland Partnership Act” proposed by American Senators. Khaatumo State of Somalia advised all…

US and Somaliland Partnership Act

US and Somaliland Partnership Act

S.3861 – Somaliland Partnership Act S. 3861 To require the Secretary of State to submit annual reports to Congress on the assistance provided to Somaliland and to conduct a feasibility study,…

Musharax Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo qaatay shahaadada Musharxnimo Madaxwayne ee Jamhuuriyada F. Soomaaliya

Musharax Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo qaatay shahaadada Musharxnimo Madaxwayne ee Jamhuuriyada F. Soomaaliya

Iyada oo ay bilaabantay isdiiwaan galinta musharixiinta u tartamaya jagada madaxwqayne nimo ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta shahaadada musraxnimo musharixiintii qaatay ka mid ahaa musharaxa la filayo inuu badalo Madaxwayne…

Duqa Magaalada Koonfurta Portland ee gobolka Maine Deeqo Dhalac oo soo gaadhay Magaalada Boston.

Duqa Magaalada Koonfurta Portland ee gobolka Maine Deeqo Dhalac oo soo gaadhay Magaalada Boston.

Boston March 26, 2022. Waxaa magaalooyinka dalkan Maraykanka ka bilowday is abaabul ay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan isu abaabulayaan inay ka dhex muuqdaan talada wadankan maraykanka maadaama ay ka…

Waraysi uu siiyay Goobjoog Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali

Waraysi uu siiyay Goobjoog Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay Goobjoog Tv musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali ayuu kaga waramay rajada uu ka qabo in uu ku guulaysto doorashada dalka ee dhacasa…

Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali oo la kulmay bulshada rayidka ah.

Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali oo la kulmay bulshada rayidka ah.

Muqdisho, Isniin 03-07-2022. Musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bahsiir Xaaji Cali ayaa lakulmaya bulshada rayidka ah ee ku dhaqan caasimada dalka taasoo uu kaga dhagaysanayo talooyin iyo tusaalooyinkooda sidoo kalena ka helaya…

Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada MJFS ee Bashiir Xaaji Cali oo lagu qabtay Muqdisho

Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada MJFS ee Bashiir Xaaji Cali oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho. Arbaco, 03-02-2022. Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad agaasinkeedu sareeyo oo lagu taageerayo musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali Jamaal uu u sharaxan yahay jagada madaxwaynenimo ee dalka Soomaaliya. Xafladan oo…

Musharax Madaxwayne JFS Bashiir Xaaji Cali oo bilaabay qaabilaada Bulshada Rayidka ah ee Caasimada

Musharax Madaxwayne JFS Bashiir Xaaji Cali oo bilaabay qaabilaada Bulshada Rayidka ah ee Caasimada

Muqdisho. Khamiis 02-24-2022, Iyada oo lagu gudo jiro doorashada aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa hadana musharixiintu wadaan dadaalo ay ku hananayaan taageerada bulshada rayidka ah in kasta oo aysan wax…

Musharax Madaxwaynaha JFS Bashiir X. Cali oo london lagusoo dhaweeyay (Daawo)

Musharax Madaxwaynaha JFS Bashiir X. Cali oo london lagusoo dhaweeyay (Daawo)

Iyada oo ay kaabiga nagusoo hayso doorashada Madaxwayne ee Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa haatan waxaa si xawli ah u socdo xafladaha lagusoo bandhigayo musharixiinta lays leeyahay way u qalmaan ama way…

Lakulanka Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ee Washington Seattle

Lakulanka Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ee Washington Seattle

Tareenka tartanka madaxtinimada Soomaaliya oo haatan taagan Washington Seattle ee dalkan Maraykanka iyada oo ay socoto abaabul baladhan oo lagula kulmayo laguna soo dhaweenayo musharax Bashiir. Hamoogaanina bilowga wiiga danbe…

Hees Cusub Soomaaliya Soomaalibaa Leh!! by Kaynaan iyo Sharma-Boy

Hees Cusub Soomaaliya Soomaalibaa Leh!! by Kaynaan iyo Sharma-Boy

Heestan Cusub oo ay ka dhexmuuqdaan dhalinyarada dalka u kacay kuna hanwayn inay wadankooda lasimaan dunida hormartay ayaa ah mid si aada usoo jiidatay dhaha iyo araga Soomaalida ku nool…