Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 2)

Duqaymaha Madaacfiicda magaalo madaxdada SSC Laascaanood oo socota maalintii lixaad 02/10/2023.

Duqaymaha Madaacfiicda magaalo madaxdada SSC Laascaanood oo socota maalintii lixaad 02/10/2023.

Waa kuwan Qaar ka mid ah Madaafiicda dadka Reer Laascaanood lala dhacay . Meel walba oo madhfac ku dhacay halasoo ururiyo Rasaasta ay adressant aya Bidhaan Media hakusoo hagaajiyeen. Xuquuqda…

Qoryaha lidka Diyaaradaha oo Hoos Loogu Dhigay Shacabka Laascaanood 02/09/2023

Qoryaha lidka Diyaaradaha oo Hoos Loogu Dhigay Shacabka Laascaanood 02/09/2023

Warbixin Koobaysa Duqaymaha Ay Jabhada Argagaxisada Muuse Biixi Ka Gaysatay magaalada Laascaanood. 80 Jir ku wax yoolawday duqaymaha maleeshiyaadka muuse biixi ka wadaan Laascaanood magaalo madaxda SSC.…

Hobiyaashii oo wali ku hoobanaya Laascaanood Maalintii 3aad Feb 08, 2023

Hobiyaashii oo wali ku hoobanaya Laascaanood Maalintii 3aad Feb 08, 2023

Sida aad aragtaan meel aan la duqayn ama ay duqayntu ka caagan tahay majirto. waxaa magaalada madaafiicda loola dhacay sidii garbo siman. Xuquuqda sawirada waxaa iska leh Afnugaal Media Bidhaan…

Xasuuqa Laascaanood Maalintii 2aad Feb 07, 2023

Xasuuqa Laascaanood Maalintii 2aad Feb 07, 2023

Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Afnugaal Media Bidhaan Media DarwiishTV We Report. You Decide.…

Daawo Hubka lagu Duqaynayo Laascaanood Maalintii 1aad February 06, 2023?

Daawo Hubka lagu Duqaynayo Laascaanood Maalintii 1aad February 06, 2023?

Maalintii 1aad February 06, 2023 Ceegaag.com ‘We Report. You Decide’. FOX…

Shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay magaalada Laascaanood Hogaanka Siyaasada ee SSC Bashiir Xaaji Cali

Shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay magaalada Laascaanood Hogaanka Siyaasada ee SSC Bashiir Xaaji Cali

Laascaanood, Sabti 02/11/2023. Shir jaraa’id oo caawa ku qabtay hogaanka SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali magaalada Laascaanood ayuu kaga waramay xaalada dagaalka isaga oo sheegay inay aaminsan yihiin kuna shaqeenayaan…

Dawlada Federaalka oo is garabtaagatay midnimada oo Laascaanood calanka u sido

Dawlada Federaalka  oo is garabtaagatay midnimada oo Laascaanood calanka u sido

Laascaanood Feb 07, 2023– Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,…

SSC Khaatumo oo ku dhawaaqday hoostagida Dawlada Federaalka Soomaaliya

SSC Khaatumo oo ku dhawaaqday hoostagida Dawlada Federaalka Soomaaliya

Laascaanood Feb 06, 2023: Isimada dhaqanka ee gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn oo maalmahaan shir ku lahaa Laascaanood ayaa maanta kasoo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr qodob kaas oo ay…

Lasanod Declaration States That SSC Khatumo territories are Part of The Federal Republic of Somalia

Lasanod Declaration States That SSC Khatumo territories are Part of The Federal Republic of Somalia

Hogaamiyaha SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo si kulul uga jawaabay Hajabaadii dagaal oogaha Hargaysa ee Muuse Biixi.

Hogaamiyaha SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo si kulul uga jawaabay Hajabaadii dagaal oogaha Hargaysa ee Muuse Biixi.

Sool, Isniin Jan 30, 2023. Gudoomiyaha hogaanka SSC ee Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo ka jawaabay hadalka ka soo yeedhay horjoogaha Gooni goosatadda gobolka Waqooyi Galbeed Muuse Biixi. Mudane Bashiir…

Gudoomiyaha Hogaanka SSC Ee Khaatumo oo ka qayb galay Soo dhawaynta Garaad Maxamed Garaad Abshir Saalax

Gudoomiyaha Hogaanka SSC Ee Khaatumo oo ka qayb galay Soo dhawaynta Garaad Maxamed Garaad Abshir Saalax

Siddoo kale soo dhawayntan waxaa ka qayb galay Xubno kale oo ka tirsan Hogaanka iyo Madax kale. Garaad Maxamed ayaa waxaa la filayaa in uu ka qayb galo shirka Isimadda…

Ciida oo u Dhaqaaqday soo dhaweentii Garaadka Guud ee SSCD ee Laascaanood

Ciida oo u Dhaqaaqday soo dhaweentii Garaadka Guud ee SSCD ee Laascaanood

Laascaanood. Isniin 01/23/2023. Garaadka guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood kadib 15 sanadood iyo sadex bilood ka dib qabsashadii ay Hargaysi ka qabsatay…

Garaadka Guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali oo Awood Ciidan iyo Mid Shacab kusoo galay caasimada Laascaanood

Garaadka Guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali oo Awood Ciidan iyo Mid Shacab kusoo galay caasimada Laascaanood

Kalabaydh 01/23/2023. Garaadka Guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa qudbad u jeediyay reer Kalabaydh isagoo Jamaahiirta kula hadlay barxada Degmada Kalabaydh waxaana hadaladiisa kamid ahaa”Haddii 1960 Aabahay aad…

Daaqad Taariikheed November 05, 2007: Qabsashada Laascanod iyo qorshaha Ethiopia &Dowladaha reer Galbeedka Gaalada ah

Daaqad Taariikheed November 05, 2007: Qabsashada Laascanod iyo qorshaha Ethiopia &Dowladaha reer Galbeedka Gaalada ah

(Soomaaliya, November 05, 2007 Ceegaag Online) Qormadii: Essa Mohamoud Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu  Aadamuhu had iyo jeer Qorshe ayuu ku jiraa ku saabsan Mustaqbalkiisa dhow iyo ka dheerba ha ahaado Sii Akhriso……

A Window of History January 2008: A call to end the escalating violence in Darvish Rule Area.

A Window of History January 2008: A call to end the escalating violence in Darvish Rule Area.

(Bristol, January 15, 2008, Ceegaag Online) “The concept of conflict can be defined as social unity having incompatible values and goals, and mutual behavior resulting from this incompatibility.” The seriousness…

Gudoomiyaha Gudiga Siyaasada SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo Safar Shaqo ku Gaadhay Kiiniya, Lana Kulmay Xildhibaan Faarax Macallin Dawaara iyo Professor Dr. Cabdiwahaab Shiikh.

Gudoomiyaha Gudiga Siyaasada SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo    Safar Shaqo ku Gaadhay Kiiniya, Lana Kulmay Xildhibaan Faarax Macallin Dawaara iyo Professor Dr. Cabdiwahaab Shiikh.

Nayroobi Jan 12, 2023: ‘Waxaan maanta kulan ku wadayeelanay magaalada Nairobi Xildhibaan Faarax Macallin Dawaara iyo Professor Dr.Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo ka mid ah masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta dalka Kenya. Waxaan…

Gudoomiyaha Gudigga Hogaanka SSC Ee Khaatumo oo shir jaraa’id qabtay.

Gudoomiyaha Gudigga Hogaanka SSC Ee Khaatumo oo shir jaraa’id qabtay.

Laascaanood:Sabti Jan 07, 2023. Shir Jaraa’id oo uu qabtay hogaamiyaha SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ayaa uu kaga waramay xaalada magaalada Laascaanood iyo waliba xaalada guud ee Soomaaliya siiba…

Warmurtiyeed ay hogaanka SSC ka soo saareen xaalada Caasimada Laascaanood.

Warmurtiyeed ay hogaanka SSC ka soo saareen xaalada Caasimada Laascaanood.

Ceegaag.com…

Bashiir Xaaji Cali waa hogaamiyaha cusub ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn(SSC)Khaatumo.

Bashiir Xaaji Cali waa hogaamiyaha cusub ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn(SSC)Khaatumo.

Laascaanood, Isniin 02-01-2023 : Mudane Bashiir waa shaqsi nadiif ah kaas oo ka soo bixi kara shaqada loo igmaday. Laakiin waxaan ku boorinayaa dhammaan Khaatumo Diaspora iyo gudda-joogtaba inay la…

Golaha sare ee dhaqanka SSC ‘Khaatumo’ oo Magacaabay 9 kamida 21 xubnood ee gudiyada Dhaqaalaha, Siyaasada, iyo Amniga

Golaha sare ee dhaqanka SSC ‘Khaatumo’ oo Magacaabay 9 kamida 21 xubnood ee gudiyada Dhaqaalaha, Siyaasada, iyo Amniga

Laascaanood, Axad. 01-01-2023: Magacaabistan ayaa waxaa soo dadajiyay xaalada magaalada Laascaanood oo gumaad ba’an uu ka wado maamulka Hargaysa oo ka ariminayay ilaa Oct 15, 2007 kaasoo haatan lagaga saarayo…