Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB

Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub Xassan Cali Kheyre

Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub Xassan Cali Kheyre

Xassan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii. Shahaadada koowaad ee Jaamacadda wuxuu…

Shacabka Soomaaliyeed oo uga dhex baaqay Madasha 60ka maamula Somaliland inay kasii daayaan xadhiga wariye COLDOON.

Shacabka Soomaaliyeed oo uga dhex baaqay Madasha 60ka maamula Somaliland inay kasii daayaan xadhiga wariye COLDOON.

Wariyaha caanka ah ee reer Burco Cabdimaalik Muuse Coldoon, kaasoo xabsiga loo taxaabay iyada oo lagu eedeenayo inuu booqasho ku tagay caasimada dalka ee MUqdisho oo uu soo salaamy madaxwayn…

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka hada ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi Iidle. Hadaba Waxaa…

Ogeysiis ku socdo Soomaalida ku nool wadanka Netherlands Xaflada Dawlada Soomaaliya

Ogeysiis ku socdo Soomaalida ku nool wadanka Netherlands Xaflada Dawlada Soomaaliya

Nagala soo qeybgal Munaasabad lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo sagootintii madaxweynihii hore Mudane Xassan Shiekh Maxamuud   Ceegaag.com…

Ogaysiis Xaflada reer Boston ku garab istaaga-yaan Dawladooda oo dhacasa Sabti 02-25-2017

Ogaysiis Xaflada reer Boston ku garab istaaga-yaan Dawladooda oo dhacasa Sabti 02-25-2017

Madaxwayne Farmaajo Xukunka Lawareegay

Madaxwayne Farmaajo Xukunka Lawareegay

Sawir muujinaya biseylka siyaasadeed ee Dimuqraadiyadda uu Dalkeennu gaaray, Soomaaliyeey aan u mahad celinno Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aanna u duceyno Madaxweynaha cusub in uu Alle la garab galo xilka.…

Madaxwaynaaha Madaxwaynihii Hore iyo gudoomiyaha wakiilada aqalka Hoose oo madaxtooyada ku kulmay

Madaxwaynaaha Madaxwaynihii Hore iyo gudoomiyaha wakiilada aqalka Hoose oo madaxtooyada ku kulmay

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa yidhi  mar uu barta warisgaadhsiinata ka lahadlayay shacabka ‘Waxaan Madaxtooyada kulan kuwada qaadannay Madaxweynihii hore ee JFS mudan Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka…

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton. “Xaflada taageerada dowladda cusub ee Soomaaliya”.

Waxaa magaaladan Edmonton ee gobolka Alberta dalka Kanada ka dhicidoonta habeenka Axada oo bisha February 19, 2017 xaflad lagu taageerayo dowladda cusub ee Soomaaliya. “One Voice One Nation. Hal Cod…

Xafladii London ee dawlada Soomaaliya oo dhacasa Jimcahan Feb 17, 2017

Xafladii London ee dawlada Soomaaliya oo dhacasa Jimcahan Feb 17, 2017

Canbaareen Xoogan ayaa dusha uga tuuranaa horjoogayaasha maamul goboleedka Somaliland Xadhiga Wariyo Abdimaalik Muuse Coldoon

Canbaareen Xoogan ayaa dusha uga tuuranaa horjoogayaasha maamul goboleedka Somaliland Xadhiga Wariyo Abdimaalik Muuse Coldoon

Sida Muuqata waa Coldoon oo Ciidamdu ka qafaasheen Madaarka Hargeisa.  Maaha Dambiile cid wax u gaystay mana aha Siyaasi dalkan hore jariimad qaranka soomaaliya uga galay, waa saxafi rajada u Bidhaantay Soomaaliya…

Samleebaan Wajixaad oo qaawiyay qorshaha Cali Khaliif Galaydh iyo G11

Samleebaan Wajixaad oo qaawiyay qorshaha Cali Khaliif Galaydh iyo G11

Halgamaa Saleebaan Wajiaad oo kamid ahaa halgamayaashii SSC qadiyadii SSC ilaa khaatumo oo waraysi gaar ah siinayay shabakada daldoon ayaa si qoto dheer oga hadlay halka ay ku dambaysay khaatumo…

Caleemo Saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo oo dhacaya Arbacadan

Caleemo Saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo oo dhacaya Arbacadan

Maalinta Arbacada ee taariiqda ku beegantahay 15/Feb/2017 ayaa lagu wadaa in uu caleema saarka madaxweynaha uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Halkaan ayaad si live ah oga daawan doonta ee Like…

Madaxweynaha cusub ee J.F.S Mudane Farmaajo ayaa booqday Madaxtooyada

Madaxweynaha cusub ee J.F.S Mudane Farmaajo ayaa  booqday Madaxtooyada

Oo uu wiiga danbe kala wareegi doono madaxwaynhe Xasan Sheekh Maxamuud. Hadaba nala daawo sida uu u dhacday booqashadaasi. Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta…

Madaxwayne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay Musharixiintii uu ka guulaystay

Madaxwayne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay Musharixiintii uu ka guulaystay

Asalaamu Calaykum: ‘Waxaan caawa casho sharaf u sameeyey Musharaxiintii aanu u wada tartannay xilka madaxweynaha JFS, waxaan ka wada hadalnay sidii looga shaqeyn lahaa midnimada iyo horumarka ummadda Soomaaliyeed, kulankayagiina…

Soomaalida oo ku diirsatay doorashada Mada-xwayne Farmaajo/Goobaha Dabaaldegyada

Soomaalida oo ku diirsatay doorashada Mada-xwayne Farmaajo/Goobaha Dabaaldegyada

Waxaa ilaa xalay socda banaanbaxyo iyo fantasiyayaal ay dhigayaan shacabka Soomaaliyeed tasoo ilaa doorashadii shalay ka bilaabantay magaalada Laascaanood, Burco, Buuhoodle, Ceerigaabo, Ceegaag, Garoowe, Qardho, Boosaaso, Boorame, Gaalkacayo oo isu…

Qarannimadii Soomaaliya oo Soo noqotay, soo dhawoow Madaxwayne Farmaajo

Qarannimadii Soomaaliya oo Soo noqotay, soo dhawoow Madaxwayne Farmaajo

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Siwayn ugu Guulaystay inuu wada raaciyo dhamaan dadkii isku bahaystay inay wada ka leexiyaan Qarannimada Soomaaliyeed ku waa soo kala ahaa 1. Maamul Goboleedada 2. Itoobiyo…

Kulan caawa dhaxmaray RW Saacid, Sheekh Shariif, Cabdiwali Gaas iyo CCC Sharmaarke

Kulan caawa dhaxmaray RW Saacid, Sheekh Shariif, Cabdiwali Gaas iyo CCC Sharmaarke

Musharax Madaxweyne Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waxaa caawa gurigiisa ay ugu yimaadeen musharaxiinta kala ah Shiikh Shiriif Shiikh Axmad, Raisulwasarihii hore ee Saacid, xubna kale oo ka mid ah…

Sedex QODOB oo lagu dooran karo Farmaajo/Taariikhdiisa

Sedex QODOB oo lagu dooran karo Farmaajo/Taariikhdiisa

1- Wadani Shacab: Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ah musharaxa haysta codka taageerada shacabka Soomaaliyeed hadii ay dhici laheed doorasho hal qof iyo hal codna waxaa uu shaki la’aan heli lahaa xilka…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Galaydh oo saaka ka dhoofay Hargaysa

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Galaydh oo saaka ka dhoofay Hargaysa

Wado hadaladii u socday maamulka Kaatumo iyo Somaliland ayaa ka bilaabanaya magaalada Jabuuti ee DJabuuti. Hadaba safarka waftigii Khaatumo oo shalay laga hor istaagay inay ka duulaan Garoonka Ismaaciilmire ayaa…

Xoghayaha QM oo ka dalbaday Mareykanka inuu qaado xayiraadaha saaran Soomaaliya

Xoghayaha QM oo ka dalbaday Mareykanka inuu qaado xayiraadaha saaran Soomaaliya

United Nations High Commissioner for Refugees, UNHCR, Portuguese Antonio Manuel de Oliveira Guterres, speaks to the media for the last time as UN High Commissioner for Refugees, during a press…

Page 1 of 62123Next ›Last »