Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » DAYAAN

Daawo Xafladii Jaaliyada Boston ku maamuuseen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo ‘Indhosheel”

Daawo Xafladii Jaaliyada Boston ku maamuuseen Madaxwaynihii hore ee Khaatumo ‘Indhosheel”

Axadii dhawayd waxaa magaalada Boston lagu qabtay xaflad ay ku maamuusayeen Jaaliyada Boston Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya Maxamed Yuusuf Jaamac Halac ‘Indhosheel’. Madaxwaynahaoo jeediyay Qudbad xasaasi ah…

Daawo Xafladii Casho sharafta Madaxway-naha Khaatumo iyo Xaaskiisa ee lagu sameeyay Washington DC

Daawo Xafladii Casho sharafta Madaxway-naha Khaatumo iyo Xaaskiisa ee lagu sameeyay Washington DC

Dr. Cali Khaliif Galaydh isaga oo qudbadiisa ku bilaabay in uusan marnaba diyaar u ahayn in uu gorgrortan ka galo midnimada Soomaalida. Isaga oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay midoobaan…

Daawo Tahniyadihii iyo Salaamihii reer Boston ku soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka cusub ee Khaatumo

Daawo Tahniyadihii iyo Salaamihii reer Boston ku soo dhaweeyeen Madaxda Maamulka cusub ee Khaatumo

Ceegaag.com…

SOMSAT.tv: Daawo Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen doorashada madaxda maamulka Khaatumo Qaybtii Qudbadaha

SOMSAT.tv: Daawo Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen doorashada madaxda maamulka Khaatumo Qaybtii Qudbadaha

Daawo Dayaan, SOMSAT.tv ceegaag.com  …

Abwaan Ciise Ismaaciil Yuusuf oo u jawaabaya Cabdi Good (Mayd-canaante)

Abwaan Ciise Ismaaciil Yuusuf oo u jawaabaya Cabdi Good (Mayd-canaante)

Abwaan Ciise Ismaaciil Yuusuf ayaa ka jawaabaya weerar meel ka dhac ah oo Af-Soomaaliga lagaga qaadey barmaamijka Isir-raac ee ka baxa Tv-ga Somali Channel. Hadaba Nala Daawo Jawaabta Abwaan Ciise.…

DAAWO VEDIO: AUN Saado Cali Warsame oo Baroordiiq loogu sameeyay Magaalada Edmonton.

DAAWO VEDIO: AUN Saado Cali Warsame oo Baroordiiq loogu sameeyay Magaalada Edmonton.

ALLAH ha u naxariistee waxaa munaasabd Baroordiiq ah loogu sameeyay Beerta weyn ee Grand Trunk ee ku taala badhtamaha magaalada Edmonton Marxuumad Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd Fanaaniintii…

Afurintii Jaaliayada Islaamka ee duqa Magaalada Boston Mayor Martin Walsh

Afurintii Jaaliayada Islaamka ee duqa Magaalada Boston Mayor Martin Walsh

Afurintii ugu horaysay ee Muslimka Boston loogu qabtay xafiiska duqa magaalada ee City Hall. Ceegaag.com…

Salaamihii Ciida Soonfureed ee Boston(Dayaan)

Salaamihii Ciida Soonfureed ee Boston(Dayaan)

Daaawo Qaybkamida Soomaalida siday ugu ciideen Bostonoo SOMSAT booqatay Ceegaag.com…

Munaasabada lagu xusayo Maalintii Ciideena laga taagay Calankeena oo ka dhacday Boston

Munaasabada lagu xusayo Maalintii Ciideena laga taagay Calankeena oo ka dhacday Boston

Dadwaynaha Soomaaliyeed reer Boston ayaa si’aada ugu dabaaldegay maalinta Soomaalida qaarkeed ka hoos baxeen Gumaystayaaashii, Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa waxa u dheeraa Soomaalida sanadkan oo…

Waraysi lagula yeeshay Dayaan/SOMSAT.tv Afhayeenka Khaatumo Saleebaan X. Max’d Samater (S-Wajixaad)

Waraysi lagula yeeshay Dayaan/SOMSAT.tv Afhayeenka Khaatumo Saleebaan X. Max’d Samater (S-Wajixaad)

Hadii aad tihiin maamulka Khaatumo ma mudaaharaadbaad deegaanadiina ku xoraynasaan? Daawo Waraysi Barnaamijka Dayaan ee Somsat.tv lagula yeeshay Saleebaan Waji Xaad. Ceegaag.com…

Barnaamijka Dayaan: Koobkii Kubada Cagta ee reer New England 2014

Barnaamijka Dayaan: Koobkii Kubada Cagta ee reer New England 2014

Daawo Ciyaarihii sanadkan ee reer new England. Ceegaag.com…

Kulankii Jaaliyada Soomaalida iyo Boston Police ee abid ka dhacay Boston

Kulankii Jaaliyada Soomaalida iyo Boston Police ee abid ka dhacay Boston

Doowo Barnaamijkan oo ka baxat SOMSAT.tv Ceegaag.com…

Xafladii Shirsanadeedka Jaaliyada DDSI ee New England 2014

Xafladii Shirsanadeedka Jaaliyada DDSI ee New England 2014

Waxaa Magaalada Boston lagu qabtay wiigan shir baaladan oo sanadla’ah oo ay qabsadeen Jaaliyada DDSI shirkan oo ka dhacay xarunta New England ee  magaalada Boston. Daawo Xafladii oo lagasii daayay…

Daawo Waraysi aan waxba laysula hadhin oo Dayaan lagula Yeeshay Mustafe C. Koosafaare

Daawo  Waraysi aan waxba laysula hadhin oo Dayaan lagula Yeeshay Mustafe C. Koosafaare

Wiigan waxaa Furmay shirka Taleex, hadaba Daawo Mustafe oo waraysi lagula yeeshay Dayaan (Soomaalilandnimadii miyaad ka baxday!!!!!! Jawaabta ka daawo   Ceegaag.com…

Wasiirkuxegeenkii W-Maaliyada ee Xukuumadii Badabaado qaran Cali Faysal oo ka hadlay Xaalada Islii wiigii hore iyo Dayaan/SOMSATtv

Wasiirkuxegeenkii W-Maaliyada ee Xukuumadii Badabaado qaran Cali Faysal oo ka hadlay  Xaalada Islii wiigii hore iyo Dayaan/SOMSATtv

Wasiir kuxigeenkii wasaarada Maaliyada ee dawladii badbaado qaran ee Soomaaliya ka saartay ku meelgaadhnimada ayaa wiigii hore marti ku ahaa Barnaamijka Dayaan ee SOMSAT.tv Daawo ceegaag.com…

Daawo SOMSAT.tv Caawa 9:00 PM Boston, 7:00 PM Edmonton. Wasiir: Cali Faysal ayaa marti ku ah Dayaan/Xaalada Islii

Daawo SOMSAT.tv Caawa 9:00 PM Boston, 7:00 PM Edmonton. Wasiir: Cali Faysal ayaa marti ku ah Dayaan/Xaalada Islii

Wasiir kuxigeenkii wasaarada Maaliyada ee dawladii badbaado qaran ee Soomaaliya ka saartay ku meelgaadhnimada ayaa caawa marti ku ah Barnaamijka Dayaan ee SOMSAT.tv  Ha u daymo la’aanina. hadii aad Boston…

Daawo Qudbadihii, Tahniyadihii iyo Maansooyinkii Xafladii ay rer Boston ugu mahad celinayeen Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland.

Daawo Qudbadihii, Tahniyadihii iyo Maansooyinkii Xafladii ay rer Boston ugu mahad celinayeen Madaxda maamulkii hore laguna soo dhaweenayay madaxda maamulka cusub ee Puntland.

Ceegaag.com…

Qudbadii Suladaan Cabdirisaaq Cali Baale ee Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen isbadalka taariikhiga ah ee Puntland

Qudbadii Suladaan Cabdirisaaq Cali Baale ee Xafladii reer Boston ugu dabaaldageen isbadalka taariikhiga ah ee Puntland

Daawo. Ceegaag.com…

Tartanka doorashada duqa magaalanimo ee Boston oo soo gabogaboobaya Daawo warbixin

Tartanka doorashada duqa magaalanimo ee Boston oo soo gabogaboobaya Daawo warbixin

ceegaag.com…

Shamhaad Xalwo oo aanu ka waraysanay xaalad siyaasadeedka Gabdhaha Soomaalida siiba kuwa Puntland

Shamhaad Xalwo oo aanu ka waraysanay xaalad siyaasadeedka Gabdhaha Soomaalida siiba kuwa Puntland

Ceegaag.com…

Page 1 of 212