Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » CIYAARAHA (Page 2)

WARIXIN: Heerarkii Kala Duwanaa ee uu Soo Maray Sportska Goblaka Jubbada Hoose

WARIXIN: Heerarkii Kala Duwanaa ee uu Soo Maray Sportska Goblaka Jubbada Hoose

Gobolka Jubbada Hoose oo xilliyadii beri samaadkii kamid ahaa gobolada ugu horumarsan dhanka sportiga isla markaana aadka looga cabsan jiray ayaa muddooyinkaan waxaa laga dareemaayey horumarro dhanka sportiga ah Inkastoo…

Tartan ciyaareed loo qabtay shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo islamarkaana lagu soo dhaweynayay xubnaha golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubba ayaa maanta lagu qabtay garoonka kubadda Cagta ee Kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa maanta si toos ah u furmay Tartan ciyaareed ay ku baratamayaan shanta xaafadood ee magaalada Kismaayo, kaasoo lagu maamuusayo golaha cusub ee wasiirada maamulka Jubba ee dhawaan lagu dhawaaqay.…

Ciyaarhii Kubada Cagta ee Virginia oo ay Boston ku guulaysatay

Ciyaarhii Kubada Cagta ee Virginia oo ay Boston ku guulaysatay

Nala daawada ciyaarihii koobka kubada cagta ee ee Waqooyiga America  oo sodon jirsaday. ceegaag.com…

Xafladii Sodon Guuradii Ciyaaraha Soomaalida ee waqooyiga Ameerika Q 2aad

Xafladii Sodon Guuradii Ciyaaraha Soomaalida ee waqooyiga Ameerika Q 2aad

Daawo Xafladan oo Bishii lasoo dhaafay ka dhacday Gobolka Virginia. Ceegaag.com…

Waxaa soo Gabgabowbay Ciyarhii Heerka Kowaad ee ka socday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Waxaa soo Gabgabowbay Ciyarhii Heerka Kowaad ee ka socday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Ciyaartaan maanta ka dhacday garoonka kubbada cagta ee  Waamo Stadiom ee magaalda Kismaayo ayaa waxaa ay ahayd mid fiinaal ah islamrkaana ay islaga hor yimaadeen kooxa Kasima iyo Isku-filan ee…

SOMALI COMMUNITY COOK-OUT DAYS !

SOMALI COMMUNITY  COOK-OUT DAYS !

United Somali Youth 1807 Washington Street Boston, MA 02118 www.unitedsomaliyouth.org What:     Bar-B-Que & Free Food,         Music, Nasheed music, Games & Athletics, Street Soccer, Bouncy House, Awards for Winning…

Ayaanle Suleymaan oo ku guuleystay Orodka 1500 ee Paris

Ayaanle Suleymaan oo ku guuleystay Orodka 1500 ee Paris

Orodyahanka reer jabuuti ee lagu magacaabo Ayanle Souleiman ayaa guul taariikhi ah ka gaaray Horyaalka tartanka orodka Diamond League ee shalay ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Ayaanle ayaa…

Sawirada Kooxda Ciyaartooyda aan Cuslaan ee Cigaal Stars iyo koobkii New England (USY)

Sawirada Kooxda Ciyaartooyda aan Cuslaan ee Cigaal Stars iyo koobkii New England (USY)

Koobkan oo ay soo diyaariyeen United SOmali Youth ayaa loogu dabaaldagay maalmaha xoriyada qowmiyada Soomaalida ee 27 June iyo 1da Luuliyo. Ceegaag.com…

Sawirada Kooxda Libaaxyada Portland Brothers oo deirqi lagaga adkaaday(USY)

Sawirada Kooxda Libaaxyada Portland Brothers oo deirqi lagaga adkaaday(USY)

Kooxda Portland Brothers oo ah koox ka dhisan Portland gobolka Maine ee carigan maraykanka ayaa ka mid ahayd kooxiihii Sami Finnelka iyo Finalka usoo baxay Koonkii 1da Luuliyo ee reer…

Sawirada Kooxda Awooda Badan ee Connecticut ee ku guulaysatay koobkii Kubada cagta ee New England(USY)

Sawirada Kooxda Awooda  Badan ee Connecticut ee ku guulaysatay koobkii Kubada cagta ee New England(USY)

Kaaxdan oo ah koox aad u carbisan muujiyayna dulqaad iyo ciyaar wanaag aad u sareeya kana mida kooxihii u soo baxay Sami Finnelka kadibna qaaday Koobkii reer New England ugu…

Sawirada Kooxda Boston Stars oo muujiyay ciyaar wanaag balse aan soo dhaafin Sami Finelka(USY)

Sawirada Kooxda Boston Stars oo muujiyay ciyaar wanaag balse aan soo dhaafin Sami Finelka(USY)

Kooxdan oo ah koox aad u carbisan ayna u ciyaaraan xidigyo badan oo aad laacibiin u ah ayaa soodhaafi wayday Sami Finelka koobka 1da Luuliyo ee New England arintaa oo…

Warbixin & Sawiro:Chelsea oo rikoor Cusub u dhigtay Yurub

Warbixin & Sawiro:Chelsea oo rikoor Cusub u dhigtay Yurub

Terry, Hazzard ma ciyaarin Benites-na kuma qanacsana taageerayaasha Chelsea, hadana Chelsea waxay cawada noqotay Naadiga Horyaalada Europa League. Naadiga reer Britain ee Chelsea ayaa naadiyada Yurub taariikh u dhigtay, kadib…

Kooxda Wigan Athletic oo ceebeeysay Xiddigaha Malaayiinta ku fadhiya ee Manchester City (Sport News)!!

Kooxda Wigan Athletic oo ceebeeysay Xiddigaha Malaayiinta ku fadhiya ee Manchester City (Sport News)!!

Kooxda caanka ah ee Manchester City ayaa waxaa qabsatay ceeb weeyn iyo fadeexo taariikhi ah ka dib markii koobka FA-Cup oo gudaha dalka Ingiriiska qaali ka ah ay ka qaaday…

Ciyaar Saaxiibtimo oo aad u Xiiso badan ayaa Galabta Garoonka Kubada Cagta ee Xabado Footbool Ku Dhexmartay Gobolada Mudug iyo Cayn

Ciyaar Saaxiibtimo oo aad u Xiiso badan ayaa Galabta Garoonka Kubada Cagta ee Xabado Footbool Ku Dhexmartay Gobolada Mudug iyo Cayn

Garoonka Wayn ee Kubada Cagta ee Xabado footbool ayaa galabta Waxa Ciyaar aad u Xiiso badan oo dhinaca Kubada Cagta ahi Waxay ku Dhexmartay Labo Naadi oo ka kala socda…

Chelsea Oo Ku Dooneysa £48million Falcao Kadib Markii Uu Saddex Gool Ka Dhaliyey Kulankii European Super Cup

Chelsea Oo Ku Dooneysa £48million Falcao Kadib Markii Uu Saddex Gool Ka Dhaliyey Kulankii European Super Cup

Radamel Falcao weeraryahanka reer Colombia oo saddexelydii uu ka dhaliyay  Chelsea kulankii European Super Cup ayaa laga yaabaa in uu ku biiro Chelsea  bisha January. Warar ka imanaya Koofurta America…

Page 2 of 212