web counter
News in Audio Audio
bbcBBC 2:00
BBC 5:00
BBC 9:00
 

Radio Buuhoodle

Afnugaal

Africa newspaper

Aljazeera

allmudug.com

Allpuntland

allsanaag

aminarts

Banadir City

baraawepost.com

bashaal.com

BiyokululeOnline

buuloburde

CBC news

CBS news

CNN news

dayniile.com

Dhahar
Garowe online

hawdiyonugal.com

Hiiraan

hornafrik

horseeddnet

Horufadhi.com

idaacada SBC

Idamaale.com

kalabaydh.com

laascaanod.com

Laasqoray

Marka Caddey

markacadeey.net

mashallah

onkod.net

Qaadisiya
RadioSSC.NET

radio shabelle

Radio widhwidh.com

RadioLaascaanood1

RadioWarsan

Realnugaal

riinji.com

somaliland.net

Somalilandfuture.com

Somalitalk

Somali Weyn

Togdheernews.com

waagacusub.com

wabishabeele

WardheerNew

www.xargaga.com

Xuddun news


 

 

 
shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Muqdisho Dec 31 06 Qarax Banbaano oo lagu khalkhal galinayo Amaanka magaalada Muqdisho oo lala beegsaday Qoys dan-yar ah.Riix

Minneapolis Dec 31 06 Banaan bax lagaga soo horjeedo gumaysiga Ethiopia ee sharci darada kusoo galay Soomaaliya oo lagu qabtay Minneapolis.Riix

San Jose Dec 31 06 Daawo Sawirada Casho Sharaf Xalay loo sameeyay Garaad jaamac oo ku sugan San Jose CA.Riix

San Jose Dec 31 06        Qado sharaf aad loo soo agaasimay oo jaaliyada Soomaaliyeed ee reer San Jose ku soo dhaweeyeen Garaad Jaamac Garaad CaliRiix

San Jose Dec 31 06 Daawo Sawirada Garaad Jaamac iyo Salaadii Ciida Al-Adxa ee magaalada  San Jose Riix

Seattle Dec 31 06 Daawo Sawirada Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Seattle, WA oo taariikhdu markay ahayd ahayd 12/29/2006 soo sagootiday Garaad Jaamac Garaad Cali Riix

Soomaaliya Dec 31 06 Bayaan ka soo baxay Ururka Mideynta Beelaha Waamo ee  ku nool Yurub & Waqoyiga Amerika Riix

Waxaan Halkan Maamulka iyo Shaqaalaha Ceegaag ay ka  salaamayaan dhamaan Akhristayaasha Ceegaag online oo aan leenahay Ciid Wanaagsan meel walba oo aad Joogtaan Saaxiibayaal, Waxaan Ilaahay ka baryaynaa in sanadkan sanadkiisa uu nagu gaarsiiyo Bash bash iyo Barwaaqo, Cimri dheer iyo Cibaado suuban (kulu caamin wa antum bikhayr)

San Jose Dec 30 06 Daawo Sawirada   Garaad Jaamac Garaad Cali oo si diiran loogu soo dhawee-yay San Jose CA Riix

Muqdisho Dec 30 06    Madaxwayne Yuusuf oo maanta markii u horaysay nawaaxiga  Muqdisho Gaadhay.Riix

Muqdisho Dec 30 06    Mudaaharaadyada laga filayay soomaaliya oo ee loogasoo horjeesanaayay Joogitaanka ciidamada shisheeye oo dadkii ugu horeeyay ku dhaawac-meen Afgooye.Riix

Jigjiga Dec 30 06    Khalkhal ku yimid salaadii ciida ee magaalada jigjiga.  Riix

Baqdaad Dec 30 06    Hogaamiyihii hore ee Dalka Iraq Saddam Hussein oo la Daldalay. Riix

Muqdisho Dec 29 06    Sugidda Nabadgelyadda Caasimadda Qaranka.  Riix

military convoy

Muqdisho Dec 29 06    Muqdisho oo xasiloonidii dib ugu soo noqtay kadib markay soo gaadheen Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya  Riix

Boston Dec 29 06    Dareenka Qaar ka mida Akhristayaasha Ceegaag ee Magaalada Boston ay ka qabaan isbadalka Soomaaliya (Deja fu* all over again) Riix

Muqdisho Dec 29 06 Salaad Cali Jeelle oo booqday dekadda weyn ee Muqdisho, isaga oo ay galbinayaan Baabuurta qofilan ee Itoobiya  Riix

Baydhabo Dec 29 06 Dawlada Dederalka Soomaaliya oo Dalka ku soo rogtay Xukun degdeg ah.Riix

Seattle Dec 28 06 Daawo Sawirada Jaaliyad Maxamed Harti (Majeerteen) ee Seattle WA  ayaa xalay 12/27/06 xaflad xasha sharaf ah u samaysay Garaad Jaamac Garaad Cali  Riix

Mogadishu Dec 28 06      Maxaakimta oo ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho ay ka baxeen  Riix

Mogadishu Dec 28 06      A joint Ethiopian and Somali government force controlled the main routes into Mogadishu  Riix

Soomaaliya Dec 28 06   Ninkay talo ku hadhay ayay hawli haysaa Riix

Baydhabo Dec 28 06   Dawlada ku meelgaadhka ah oo sheegtay inay dalka dib u mideenaso Riix

Muqdisho Dec 28 06   Ciidamada MMI oo isga baxay qayb ka mida Muqdisho. Riix

Adis Ababa Dec 27 06   Midowga Africa, Jaamacada carabta iyo IGAD oo ugu baaqay in Itoobiyaanka iyo ajinabiga kale ay isagabaxaan Somalia. Riix

Soomaaliya Dec 27 06    Ma Soo Noqon Doontaa Magaci Iyo Heybadii Ciidanka Xoogga Dalka.Soomaliyeed?Riix

(JPEG)

Jowhar Dec 27 06        Ciidamada Ethiopianka oo Qabsaday Magaalada JowharRiix

New York  Dec 27 06        Golaha Amaanka Oo ku guul daraystay u cadlifalida umada  Soomaaliyeed kadib markay karaali noqdeen dulmiga dawlada Ethiopia...Riix

Muqdisho Dec 26 06        Muqdisho Caasimadda Qaranka Iyo Xudunta Ummadda Somaaliyeed.Riix

Soomaaliya Dec 26 06 Quudhsi iyo Takoor Qarni-goodii wuu Dhacay.Riix

Muqdisho Dec 26 06        GGMI Soomaaliyeed oo maanta markii ugu horeysay qalabka Warbaahinta kala hadlay Shacabka Soomaaliyed ee Dagaalka si aanan kala go'alaheyn ugu jira.Riix

Baydhabo Dec 26 06    Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo dib uga soo gurtay Aagga Deynuunaay iyo Buur- xakabo  Riix

Cadaado Dec 26 06    Ciidamada Ethiopia  oo ay hagayaan Hogaamiye kooxeed yadii, laganadiifiyay koonfurta Soomaaliya ayaa lawareegay Bandiiradley, Gelinsoor iyo CadaadoRiix

Hyderabad Dec 25 06    Prof. Abdinur M Ali Abokor & wafdi ka socday Shaw University oo booqasho kuyimid Dalka India. Riix

Seattle  Dec 25 06    Daawo Sawirada   Garaad Jaamac Garaad Cali oo la kulmay  Jaaliyada SSC ee  Seattle Riix

Soomaaliya  Dec 25 06    Dalka Hooyo:-Waa U Dhalanay Waana U Dhimaneeynaa.Ninkii Dhoofku yimi Baa Geeridu Dhibaysa Riix

Balidoogle Dec 25 06    Diyaaradaha Ethiopia Oo Duqeeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Balidoogle Riix

San Jose Dec 25 06    Diyaar Garawga aan horay loo arag oo lagu soo dhaweenayo Garaadka Garaadada SSC oo ka socda San Jose Riix

Beledwayne Dec 25 06    Itoobiyaanka oo qabsaday B/weyne & Y/Daba-geed oo hadal jeediyay Riix

Baydhabo Dec 25 06           Ciidamada cirka ee Ethiopia oo duqynaya aagaga jiida hore ee dagaalka....Riix

Brussels Dec 25 06              Midowga Yurub oo cambaareeyay dagaallada Soomaaliya ka soconaya. Riix

Muqdisho Dec 25 06             War-saxaafadeed ku aadan faro gelinta Itoobiya ee dalka Soomaaliya oo ay soo saartay xarakada Islaax. Riix

Muqdisho Dec 25 06             Magaala Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho oo ay duqeeyeen Diyaaradaha Itoobiya. Riix                  

Muqdisho Dec 24 06            Af hayeenka ahlusunna wal jamaaca Sheikh Maxamuud Sheikh Xasan Faarax "Dagaalka wuxuu u dhexeeyaa Dawladda ku meel gaarka ah ee soomaaliya iyo midowga maxaakimta". Riix
Seattle Dec 24 06                Xalfad aad loo soo agaasimay oo lagusoo dhaweenayay Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jaamac laguna casuumay dhamaan Soomaliweyn oo lagu qabtay Hotelka Radisson ee ku yaala Seattle, WA  Riix
Baladweyne Dec 24 06     Dagaalo Culus oo Saakay ka qarxay Xadka u dhaxeeya Soomaaliya xuduuda aylawadaagto Itobiya dhanka Hiiraan  Riix
Nairobi Dec 24 06            Madaxwaynihii hore ee dalka Kenya mudane Danyal Aramoy oo isku day dil ka badbaadayRiix
Muqdisho/Baydhabo 12/23/06  Xiriir ay lasamaysay Ceegaag Online dad ku suga gudaha Baydhabo ayaa sheegaya Riix
Seattle Dec 23 06                Garaad Jaamac Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Seattle Washington Riix
Daawo Sawirada  Sii dhawayntii  Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jaamac oo shalay oo jimce ah Dec 22 2006 ka amba-baxay magaalada Minnessota Riix
Daawo Sawirada Beesha Cabdi Garaad (Qayaad) ee magaalada Minnessota oo  Casho sharaf  u sameysay Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jaamac Riix
Daawo Sawirada Beesha Marqaanwayne ee magaalada Minnessota oo  Casho sharaf  u sameysay Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jaamac Riix
Daawo Sawirada Beesha Majeerteen, Meheri iyo Mooricase ee magaalada Minnessota oo xalay Casho sharaf u sameysay Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jaamac Riix
Muqdisho/Baydhabo 12/22/06 Dagaalka Etoobiya ku soo Qaaday Soomaaliya ee Siyaasad la'aanta Maxkamaduhu Soo da'dajiyeen oo wali soconaya Riix
Daawo Sawirada Beesha Warsangali ee magaalada Minnessota oo xalay Casho sharaf u   sameysay Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jaamac Riix
Hargaysa Dec 21 06          Maxamed Kaahin Axmed oo ku Dhaartay in aan Waxba ka Horjoogsanayn in uu Rayaale Dhengad Kaga soo Saaro Qasriga Madaxtooyada  Riix
Muqdisho Dec 21 06         Maxkamdaha oo ka hadlay dagaalka gobolka Bay Riix
Daawo Sawirada Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo la kulmay ardayda iyo aqoon-yahanada SSC ee Minnessota Riix
Daawo Sawirada    Garaad Jaamac Garaad Cali oo soo booqday Jaamacada Inver Hills CollegeRiix
Tacsi Hyderabad Dec 20 06              Wasiirkii Kaluumaysiga & khayraadka Bada Somaliland oo ku Geeriyooday Hospital kuyaala Magaaladan Hyderabad ee Dalka India.Riix
Boston Dec 20 06                      Mahad celin Qadarin ku dheehan tahay Naga gudooma Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston Riix
Garoowe Dec 19 06                 Mudaharaadyo ka dhacay magaalada Garowe Riix
Ciyaaraha Dec 19 06                Fabio Cannavaro oo loo magacaabay Xidiga Aduunka ee sanadka 2006.Riix
Daawo Sawirada   Garaad Jaamac Garaad Cali oo la kulmay  Jaaliyada SSC ee  MinnessotaRiix
Daawo Sawirada   Garaad