Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Garaadka Guud ee reer Khaatumo uu Ganafka ku dhuftay Heshiiska Hargaysa ee lagaga tanaasulay midnimada Soomaaliya

Iyada oo ay wadahadaladii  uga socday Maamulka Khaatumo iyo kan Somaliland magaalada Hargaysa ay soo gabo gaboobeen, lagagana dhawaaqay in ay israaceen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland si cadaaladana wax loo qaybsado Masiirkuna noqday in lakala gooyo Soomaaliya Waqooyi iyo Koonfur.

Ayaa waxaa qaadacay Heshiiskaa Garaadka guud ee Beesha Dhulbahante tasoo heshiiskaa ka dhigi karta Dhaan Dabagaale. Nala dhagayso Garaadka oo Xogta iyo Xaashi ka sii daayay Go’aankiiso Taasoo uu Garaadku ku qaadacay Go’aanadaa sidatan Dhagayso. Garaadka Guud ee reer Khaatumo uu Ganafka ku dhuftay Heshiiska Hargaysa

Warar hoose ayaa sheegaya inuu Dr. Cali Khaliif siistay qadiyada Midnimada Soomaaliya lacag dhan Sadex Malyan oo Doolar.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply