Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo oo booqasha ku tagay Gobolka Jubaland

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqashao shaqo ku tagay gobolada Jubooyinka iyo Gado oo loo yaqaan maaamulka Jubaland.

Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa si’aada loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Daawo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu weheliyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa dadweyne shacab ah kula shaaheeyay bartamaha Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlada Dhexe ah ayaa Bulshada uu caawa kula shaaheeyay bartamaha Magaalada ka xog waraystay Xaaladaha ay Magaaladu ku sugan tahay isagoo qaarkood uga jawaabay su’aalo la xiriira hananka Siyaasadeed ee Dowladu ay ku wajahayso dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyay nabada ka jirta Kismaayo oo uu xusay in ay Tusaale u tahay Magaalooyinka kale ee dhibka nabad galyo la’aantu uu ka jiro.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply