Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shacabka Soomaaliyeed oo maanta muujiyay niyadwanaaga ay u hayaan Dawladooda.

Daawo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho oo maanta Cashar lama illaawaana u dhigay, kooxaha Nabad diidka ah ee ka shaqeeya buun buuninta Qabyaaladda iyo iska horkeenka Shacabka iyo Dowladda is jecel Walaal
Wadada laa miga ah illaayo garoon ka ayaa shacab ku ku Soo dhaweynnayeen madaxdooda ay jecel yihiin. Bal wadada in ta qof ku sugey sa eeg .Bal in ta garoon ka joog ta eeg.
Bal sida raesal wasaar raha iyo madaxweyne hiisu is ku qadarinayaan arag. Illahey umad da Soomaaliyeed qaluub tooda ha is ku soo dumo.. AAMMIIN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply