Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Bandhiga Guulayste iyo golaha28ka oo Cali Xaraare iyo Yaasiin ku marti ahaayeen

Golaha 28ka ayaa waxaa ka furmay bandhig siyaasadeed uu daadihinayo Guulayste tasoo lagu qaadaadhigi doono Siyaasada Soomaalida iyada oo waliba lagusoo casuumi doono dad siyaasiyiin ah ama u dhuundaloola hadba meesha Siyaasadeeda diirada guulayste ku saaro.

Nala dhagayso Guulayste iyo golaha 28ka waxaana marti ku ahaa jilayaasha bandhiga Soomaaliya iyo Kaftanka Siyaasada Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale. Dhagayso…Guulayste iyo Golaha 28ka

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply