Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo oo lakulmay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo waftigiisa oo ku sugan wadanka Qadar ayaa waxay la kulmeen Wadaadka Caanka ah Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi madaxwaynaha ayaa yidhi.  ’Culumada Soomaaliyeed waxay kaalin muuqata ka geysan karaan dadaalka aan ugu jirno dib u yagleelidda dowladnimada curdanka ah ee Soomaaliya.

Madaxwaynaha oo hadalka sii wata ayaa yidhi. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahmiyad gaar ah siin doontaa culumada. Waxaan dhageysan doonnaa talooyinkooda iyo toosintooda, mid walbana fadhigiisa ayaan ugu tagi doonnaa Insha Allaah.

Madaxwaynaha ayaa dardaarankii Wadaadka ka yidhi “Dardaarankii iyo ducadii sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi uu caawo siiyay aniga iyo wafdiga ila socdo Eebe hanagu anfaco, dalkana ha inooga dhigo meel nabdoon oo barwaaqo ah. Aamiin’

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply