Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Nabadii oo ka soo daahirtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday is dhexgalka shacabka ee Muqdisho arintan oo u eeg in dawladu culays saartay kooxdii argagixisada ahayd tasoo keentay niyad wanaag ay heleen ciidamada qalabka sida iyagoo dagaal joogta ah ku wada sifaynta nabad diidka.

Wanaaga ka muuqda caasimada Soomaaliya ayaa timid dadaalka badan ee ay wadaan Madaxwayne Farmaajo iyo raysalwasaarihiisa  Khayre. labadan Masuul ayaa u xusulduubtay in ay Soomaaliya kusoo celiyaan maqaamkii ay dunida kaga jiri jirtay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply