Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxaa soo gabogaboobay kulan xafladeedkii SAYPA bishan May 2017 Maxaa dhacay?Da..

Malinnimadii Axada ee bishu ku beegnayd 05-07-2017 ayaa waxaa la qabtay kulankii Jaaliyada ay u qabanqaabiyaan Gudida Walidiinta iyo Dhalinta soo korasa ee magaalada Boston SAYPA.

Kulankan oo lagu soo bandhigay Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxa uu xabaarsanaa habka dadka Soomaalidu u kala doontaan Gabdhaha iyo habka laysku siiyo taasoo ay  jileen ruwaayad ay dhalintu ku matalayeen arintaa.

Waalidiinta ayaa iyaguna ka wada hadlay waxyaabihii kusoo kordhay jaaliyada mudadii bisha ahayd ee aysan kulmin. Dhalinta soo korasa ayaa iyagu si wayn ugu diirsaday xafladaa.

Mar aan wax ka waydiinay madaxa SAYPA Samira A Ahmed xafladan xaflada xigta ayay noo sheegtay in ay soo galaso bishii barakaysneed ee Ramadaan sida awgeed ay xaflada xigta ay dhici doonta bisha July. Hadii ALLE idmo.

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply