Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirada Arimaha Dibada ee Khaatumo oo ka qaybgashay shirka Londan ee Soomaalida 2017

Shirka London oo ah mid ladoonayo in Soomaaliya lagu gargaaro si’ay cagaheeda ugu istaagto ayaa waxaa ka qayb galay dhamaan madaxda Soomaalida , sidoo kale maamulka Khaatumo ayaa waxaa uga qaybgalay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada ee maamulkaa Safiyo Cali Caateeye.

Maamulka Khaatumo ayaa wax aqoonsiya ka haysanin dawlada dhexe ee Soomaaliya isgoo wadahadalo la furay maamulka Soomaaliland oo uu doonayo in reer waqooyi ahaan awooda dalka Soomaaliya lagu gorgortamo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply