Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo oo booqday Afgooye

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasha xaga dhulka ah ku tagay magaalada afgooye isga oo balan qaaday in isbuucyada fooda inagu soo haya la furi doono wadada isku xidha Afgooye iyo Baydhabo.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in ninkii ciidana ee lagu arko isbaaro iyo waydiisasho laaluush uu isaga iyo shacabkuba si wada jir ah ula dagaalamaan.

hadaba daawo booqshada Madaxwaynaha.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply