Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo loo doortay mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, magaalada Cadaado.

Murashaxa madaxwaynenimo da D.G.Galmud #Xaaf hadaladiisi qudbada waxaa ka mid ahaa kala xirnaanta dhabad iyo galinsoor inta ay jiraan nolol iyo hormar ma gaarayno aniguna waxaan ku tuhmayaa dhibaatooyin hor leh in ay ka kacaan degaankaas hadii la doorto murashax #Xaaf waan ka fiirsan doona ilaa aan ka arkay dhex dhexaad nimo ka duwan hadalkisi 2014ka uu ka siidayay warbaahinta Somalida ee ahayd qolyahan ay #Puntland soo rartay soona hubaynayso taso u dhignayd dhinac xag jirnimo u jan jera xaq qabiil hadiise aan ka arko inta la doorto dhaq dhaqaaq ka duwan ka ka filayo waan tageridoona waliba si tos ah ayaan ola shaqayn doono waxaanse wali kasii digayaa #Xaaf hadii u gulaystay #Gulmudug guud ahaan inay soo wajihi karto kala tag ka badan kan hada jira oo ay 2 maamul gobleed hub ay leyihin in ay kusugan yihiin gudaha #deegamada #Galmudug taso doorashadi inta badan ka danbeyen kuwa kalana iman karan goor walbe oo cadaladu fogaato tasoo hadii inaan dooran nin u dhaqmi karo qaab madaxwayne daacad ah wata qorshe wanagsan oo umada ugu ad adag #Somalia isku keeni kara. Ahlu sunana la gali kara wadahal mira dhala kuna qancin kara waxay ay istahila o naga mudan yihiin insha allaah

Ina dhaxal siinkarta magacyada hada maalin iyo hameen nala ku yiraahdo waxaan had iyo jer ni leeyahay ruuxa aad dooranahaysan waa inuu noqdaa ruux xaqa lagu leeyahay kaso bixi kara haday tahay xag siyaasadeed iyo xag bulshoba waxan kalo nileyahay xildhibaano 56 sano dagaalka kasocda dhabad iyo galinsoor ilaa Galkayo ee xalka loo wayay in madax xalin karo oo nabada mira ka keeni karo yahay sidan oga hay shirwac waa nin ila wanagsan sido kale axmed shariif maku hayo wax nuqsan ah dhana baaritaan dheer #Xaaf se far baa iga go dan mana helin wax iga qanciyo hada murashaxa in isbadal ku yimid aragtidisi 2014ka ee reer Galguduud kula socayay asago u sababaynayay xag qabil balse wali waxad haysatan fursad qaai abari ab naysan doonin fadlan ka fiirso codkaaga yusan umada dhibaato u keenin xildhibaan

Wabilahi tawfiq

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply